Gode werada Hadawe health center

Gode werada Hadawe health center Health care

22/06/2022

Ma qabtaa Gaas aad u daran ?

1. Hadii aad gaas qabto talada ugu fiican dhakhaatiirtu siiyaan qofka gaaska qaba waa inuu habeenkii inta uu seexan cabo malab.

Marka gaaska lagu daawaynayo malab waxaa wanaagsan inaad cabto hurdada kahor sababtoo ah inta qofku hurdayo wuxuu kala filtareeyaa dhacaamada dheefshiidka, malabka aad isticmaalayso waa inuu ahaado malab saafi ah, malab caddaha ayaana sii wanaagsan

22/06/2022

๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ ๐—น๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ ๐‡๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ฎ๐—ด๐—ถ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ ๐ƒ๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ธ๐—ถ๐—น๐˜†๐—ฎ๐—ต๐—ฎ!

๐ƒ๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐˜…๐—ฎ kilida waa dhagax yar yar oo ku sameesmo kilida gudaheeda marka ay is qabsadaan cusbooyinka ama macdanta ku jirto kaadida.

๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ ayaa keenta in qofka uu dareemo ๐—ซ๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป aad u daran, dhagaxa waxey u soo gudbaan tubooyinka kaadi mareenka.

๐—–๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ Lagu lagu garto:

- Xanuun hal dhinac ah ,ama labo dhinac oo ka imaanaayo lafaha miskaha
- Lalabo iyo matag
- xumad
- xanuun caloosha ah
- Kaadi dhiig soo racada
- Kaadi is daba jog ah
- Qarqaryo

Sidee looga ๐‡๐—ผ๐ซ๐˜๐—ฎ๐—ด๐—ถ karaa dhagxaanta ku sameesanto kaliyaha.

1๏ธโƒฃโ–ช๏ธŽCab biyo aad u fara badan:

cabista biyaha badan waa habka ugu wanaagsan ee looga hortagi karo dhagxaanta kaliyaha ku sameysma hadii aadan cabin biyo badan kaadida waxay noqonesaa mid aad u yar hadii ay kaadida yaraatana waxa samesmo dhagaxaan.

2๏ธโƒฃโ–ช๏ธŽisticmaal cunooyinka laga helo calcium-ka
dhagaxa ugu badan Ee kaliyaha ku sameesmo waa dhagaxa loo yaqaan calcium_oxylate taasna waxay horseeday in dad badan aminaan in isticmalka cunooyinka calcium ka leh sababaan in dhagaxaan kaliyaha ku sameesmo lkn arintaas sax ma ahan waxaana la sheegaa dadka aan qaadan cunooyinka calciumka leh ay ku samesmaan dhagaxaanta kaliyaha sidaa darteeda waxaa wanaagsan in la qaato cunooyinka calciumka leh sida: caanaha farmaajada iyo digirta.

3๏ธโƒฃโ–ช๏ธŽiska yareey isticmaalka cusbada ( milaxda):

isticmaalka cunooyinka cusbada badan waxay sare u qaadaan in ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฎ kaliyaha sameesmaan
isticmalka cunooyinka cusbada ku badan tahay waxay sare u qaadaa in ay badato heerka calcuimka kaadida ku jirto taasna waxay sababtaa in dhagaxaan samesmaan.

4๏ธโƒฃโ–ช๏ธŽwax yar ka isticmaal cunooyinka ku badan tahay maadada loo yaqaan (oxylate)

yareenta isticmaalka cunooyinkaas waxay ka hortagtaa dhagxaanta kaliyaha

cunooyinkaas waxaa ka mid ah:

koostada, shukulaatada, bataati macaanka iyo qamadiga.

5๏ธโƒฃโ–ช๏ธŽwaa in aad yareesa isticmaalka protien-da

08/04/2022

FAAIDADA BOORASHKA EE CARUURTA

Boorashka waxaa laga helaa maadooyin badan oo ufiican caafimad ka caruurta iyo dadka waweyn ba waxana kamid ah: vitamins, fibers, iyo macadan,carbohydrat

โœ… Waxtarka Boorashka ee caruurta

Hoos ka aqriso faaidoyin kiisa:

1= Xoojinta Difaaca Caruurta

๐Ÿšฉ waxaa laga helaa boorashka dhoowr vitamin oo lagama marman u ah xoojinta difaaca jirka sida Vitamin K, Vitamin B iyo vitamin E, vitamin B1, folic, .......

๐Ÿšฉ sido kale waxa laga helaa antioxidant kuwaas oo jirka kailaalina dhoowr cudur sida kansar ka, iyo cudurada wadnaha.

2= Ilaalinta Caafimaad ka Lafaha

Sababto ah waxaa laga helaa boorashka vitamin k kaas doowr kaciyara lafaha sda sameysinkoda.

3= Hagaajinta shaqada dheef shiidka

Boorashka waxa laga helaa fibers wlbna sameyna milan sida ( beta glucan) taas oo kashqynee ineey siyaado bacteria da wangsn ee kanalda dheef shiidka sdasna waxa kuwangsnana shaqda shiidida iyo in dharag ladaremo

4= Wuxu caruurta kayareeya in neef eey kudhacdo

Cilmi baarisyo lasameyay waxey mujiyen in cuntada boorashka eey kayareyso ilmaha naaska nuugya ( kawyn 6 bil) iney kudhacdo cudurka neefta.

5= wuxu daweya calool fadhiga

Madaama uu qani kuyahay qolof amaba fibers waxey kacawinee caruurta ama xta dadka waweyn inuu xaliyo calool fadhiga

Sido kale boorasha malaha ( gluten waa protein qaab dabiici ah loga helo rashinka aniinta leh qaar) cunoyinkas laga helo sida qamadiga aya dadka qaar dhiba ama xasasiyad kukicya marka boorashka waa badal fiican mana laga helo gluten.

Caruurta iyo dadka uu dhibayo gluten ka waxa siin kartaa boorashka.

Siaan uhelno caruurta ugu caafimaad ka fiicn dunida dheh sido kale

03/04/2022

โ˜€ ุญุฏูŠุซ ุงู„ูŠูˆู… โ˜€

๐Ÿ‘ˆ๐Ÿป [ ู…ู† ูุถุงุฆู„ ุดุนุจุงู†. ]

๐Ÿ“Œุณูุฆู„ ุฑุณูˆู„ ุงู„ู„ู‡ ุตู„ู‰ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ ูˆุขู„ู‡ ูˆุตุญุจู‡ ูˆุณู„ู… ุนู† ูƒุซุฑุฉ ุตูŠุงู…ู‡ ููŠ ุดู‡ุฑ ุดุนุจุงู† ูู‚ุงู„ :

๐Ÿ•น๐Ÿชด{ "ุฐูŽู„ููƒูŽ ุดูŽู‡ู’ุฑูŒ ูŠูŽุบู’ููู„ู ุงู„ู†ูŽู‘ุงุณู ุนูŽู†ู’ู‡ู ุจูŽูŠู’ู†ูŽ ุฑูŽุฌูŽุจู ูˆูŽุฑูŽู…ูŽุถูŽุงู†ูŽ ุŒ ูˆูŽู‡ููˆูŽ ุดูŽู‡ู’ุฑูŒ ุชูุฑู’ููŽุนู ูููŠู‡ู ุงู„ุฃุนู’ู…ูŽุงู„ู ุฅูู„ูŽู‰ ุฑูŽุจูู‘ ุงู„ู’ุนูŽุงู„ูŽู…ููŠู†ูŽ ุŒ ููŽุฃูุญูุจูู‘ ุฃูŽู†ู’ ูŠูุฑู’ููŽุนูŽ ุนูŽู…ูŽู„ููŠ ูˆูŽุฃูŽู†ูŽุง ุตูŽุงุฆูู…ูŒ." } ๐Ÿชด

ุฑูˆุงู‡ ุฃุญู…ุฏ ูˆุงู„ู†ุณุงุฆูŠ ๐Ÿ“š

โ˜€ Xadiithka maanta โ˜€

๐Ÿ‘‰ Fadliga bisha shacbaan.

๐Ÿ“Œ Nabiga ๏ทบ ayaa la waydiiyay soonka faraha badan uu bisha shacbaan soomo kadib wuxuu yidhi:

๐Ÿ•น๐Ÿชด{ Waa bil ay dadku badaanaa hilmaansanyihiin waxay u dhaxaysaa rajab iyo ramadaan, waana bil camalka loo kor yeelo Allaah, waxaanan jecelahay in camalkayga la kor yeelo anoo sooman.

03/04/2022

hadad wax akhrido๐Ÿ“–๐Ÿ“š adiga iyo qofka aad isku da'da๐Ÿงโ€โ™‚๏ธ๐Ÿง tihiin isku si uma fikireysaan... Meelaha qaar waxa ay ka doodayan๐Ÿ—ฃ adigu k**a hadleysid, xikmad waxa jirta dhaheysa "jaahilka lagama guuleysto."
Waxa la yiraahda gasaca marka uu maranyahy/eweryahy hadii la garaco qeyladiisu๐Ÿ”Š aadbey kuu dhibeysa, halka marka ay wax ku jiraan ay adagtahy๐Ÿ”‡ in la maqlo.
Maskaxdaada๐Ÿง  wax ku shub si ay wax usoo saarto, caqligaagana kori oo kobci๐Ÿ•ฏ๐Ÿช”

Marka aad cafiso qof xumaan kuu geystay, adigu ma badaleysid wixii la soo dhaafay qarniyo ka hor balse waxaad beddeleysa...
02/04/2022

Marka aad cafiso qof xumaan kuu geystay, adigu ma badaleysid wixii la soo dhaafay qarniyo ka hor balse waxaad beddeleysaa mustaqbalka oo ah halka rajada nolosha ay ka iftiinto.

Address

0914131267
Gode

Telephone

+251914131267

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gode werada Hadawe health center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share