DR.Abdinasir Adow mx'D

DR.Abdinasir Adow mx'D Rx

17/12/2025
2026 Internal Medicine Hospitalist Book — Fresh Off the PressNew guidelines. New algorithms. Same patients who “felt fin...
17/12/2025

2026 Internal Medicine Hospitalist Book — Fresh Off the Press

New guidelines. New algorithms. Same patients who “felt fine yesterday.”

If you manage 20 patients, 3 consultants, and 1 broken EMR — this book’s for you. DR MODY

Get it now. Your future self on night float will t

𝐓𝐚𝐥𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦Ku bilaw dadka salaanta adiga oo dhoola cadeyna oo ula dhaqan si wanaagsan, dar alle ayey kuu jecl...
22/10/2021

𝐓𝐚𝐥𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐦𝐮𝐡𝐢𝐢𝐦

Ku bilaw dadka salaanta adiga oo dhoola cadeyna oo ula dhaqan si wanaagsan, dar alle ayey kuu jeclaanayaan.
🌿💙🍁
Ahaaw qof debecsan, oo qofkii ku xumeeya raali gelintiisa aqbala, oo iska ilooba wixii loo geystay, si aad ugu noolaato nolol degen oo bilaa mashaakil ah, hana isku dayin inaa aargoosato, waayo waa daciifnimo inaa sameyso isla qaladki laguu geystay.
🌿💙🍁
Ku dadaal salaadda, socodka iyo jimicsiga kana fogow baagamuudda nimada (shaqa la'aanta) iyo firaaqada.
🌿💙🍁
Nolshaada cusbooneysii, oo badal rootiinka noloshaada.
🌿💙🍁
Ka fogow waxyaabaha hurdada lagu yareeyo sida cofeega qahwada, iyo sigaarka.
🌿💙🍁
Badi inaa ku celceliso (laa xawla walaa quwata illaa billaah) waayo alle ayey raali gelisaa, culeyskana wey kaa qaadda, niyaddaana kuugu degta.
🌿💙🍁
Istiqfaarta badso, risqiga iyo farajka, owlaadda iyo cilmiga naafica ah ayaa lagu helaa.
🌿💙🍁
Balaayada iyo dhibaatada ku sabar, waxay kuu dhaweysaa allaah waxayna kaa dhigtaa mid mar waliba barya oo xasuusnaada.
🌿💙🍁
Ha la fariisan dadka jaahilka ah iyo kuwa xaasidiinta ah waayo uma hadlaan si caqli leh hadalkoodana murugo ayuu kuu sababi karaa.
🌿💙🍁
Iska ilaali danbiyada waayo waa meesha ay ka yimaadaan murugooyinka iyo masiibooyinka.
🌿💙🍁
Ha ka caroonin hadalka xun ee lagu dhaho waayo hadalka hun wuxuu dhibayaa qofkii dhahay oo kaliya.
🌿💙🍁
Ogow qofka ku xanto ajarkiisa ayuu ku siiyay oo dambigaaguu qaatay, maxaa ka wanaagsan middaa.
🌿💙🍁
U fur wajigaaga dadka, wanaagooda baad kasbaneysaa, una jilci hadalka oo hadal jicasan ku dhen jaceylkooda baad kasbaneysaa.
🌿💙🍁
Ka tag jaceylka iyo cishqiga xaaraanta ah waayo qalbiga ayuu dhaawacayaa naftana wuu cadaabayaa, ee allaah jaceylkiisa iyo xusitaankiisa ka buuxi qalbigaaga.
🌿💙🍁
Markaa ku dhacdo dhibaato, soo xasuuso meeqo dhibaato ayaa soo martay, yuuna ahaa qofki kaasoo bixiyay, waa allaah sow ma ahan, Haddaba ogow in allihii tan h**e kaasoo bixiyay uu tanna kaa bixin karo, waa haddaa tala

17/10/2021

Cudurada lagula tacaamulo AG CERA
1.kansarka/anti cancer
2.lafa xanuunka
3.miisaanka oo ay dhinto/yareyso
4.sokorta/macaanka
5.aragtida indhaha oo ay koriso
6.kalastaroolka/dufanka jirka
7.dhiikarka
8.dada' qofka oo ay yareyso/anti aging
9.maqaarka oo ay iftiinkiisa kusoo celiso
10.xasaasiyada
11.cudurada maqaarka ku dhaca
12.caado wareerka
13.infekshinka
14.dhalmada/ alle ayaa bixiyo'e
15.nafaqeyn jirka ah
16.baabasiirka
17.gaaska
17.Burooyinka
19.calool fadhiga
20.dufaaca jirka................ iyo inkaleba AG cera👌
kala xiriir whats app number +251937730649

FURSAD SHAQO ABUUR AH:....Ma tahay qof shaqo doon ah?....Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?....Ma doonaysaa inad hes...
05/10/2021

FURSAD SHAQO ABUUR AH:
....Ma tahay qof shaqo doon ah?....Ma doonaysaa inaad badasho noloshaada?....Ma doonaysaa inad hesho daqli joogta ah?....Ma doonaysa inaad waqtigaaga xor u noqoto?....Ma jeceshahay inaad dadka kale tusaale u noqoto?

Waxyaabaha aan lagaaga bahneyn:

*Lagaama doonayo shahaado
*Lagaama doonaayo damiin
*Lagaama doonayo wax barasho
Igaala soo xariir
#+251937730649
# # # # # wlal # # #

  wuxuu ka mid yahey cudurada dilaaga aamusan, mudo badana dawa rasmi ah loo waayey.  BISHAARO.Waxaad ogaataa cudur walb...
30/09/2021

wuxuu ka mid yahey cudurada dilaaga aamusan, mudo badana dawa rasmi ah loo waayey.
BISHAARO.
Waxaad ogaataa cudur walboo dunidaan rabi keeno inuu dawadiisa sooraacsho.

Xarunta caafimaad ee "Alpha group nutrition" waxey caarib tirey xanuunka dhiikarka iyadoo bixisa dawooyin dabiiciya kana sameysan dhir dhir dabiiciya.
Kalo xidhiidh faahfaahin dheerada WhatsApp ama wicitaan
👇👇👇👇👇👇👇
http://Wa.me/+251937730649

4 Calaamadood oo Muujinaya inay  sonkorta jidhkaagu sarayso (Hyperglycemia).1.Haraad badan2. Kaadi badan3.daal badan iyo...
28/09/2021

4 Calaamadood oo Muujinaya inay sonkorta jidhkaagu sarayso (Hyperglycemia).
1.Haraad badan
2. Kaadi badan
3.daal badan iyo awood la.aan
4. Af-qalayl.
sonkorta jidhkaaga oo aad u saraysa waxay halis ku tahay caafimaadkaaga, dadka qaarkood ma cabiraan sonkortooda, waxay se is ogaadaan markii uu saamayn wayn xanuunku ku yeesho.
Sonkorta jidhkaaga hubi dhawrkii sannoba mar.

Akhriste adigu calaamadahan marna ma isku aragtay?

Share Garee si ay dad badan u gaadho.

,+251937730649

19/09/2021
Waa Maxay cudurka macaanka(diabetes)Cudurka macaanka ama sonkorowga waa cudur leh sababo Kala duwan Dadka qabana ay dhii...
19/09/2021

Waa Maxay cudurka macaanka(diabetes)

Cudurka macaanka ama sonkorowga waa cudur leh sababo Kala duwan Dadka qabana ay dhiigooda ku badan tahay sonkorta waxaana loo yaqaanaa "hyperglcemia"

Wax uu ku imaan karaa cudurka macaanka

1) injirku uusan helin insulin " hormone" ku filan

2) iyo in jirka uusan ka jawabin insulinta.

Insulin waxaa sameya xameetiga oo ah xubin ku taala caloosha gadaasheeda.
Waqti dheer haddii uu cudurkan sii raago waxa uu keeni Karaa caqabado ay ka mid yihiin cudurada wadnaha, sida wadnaha oo istaag, kilyaha oo shaqada gaba, indho La'aan, dhibaatooyin dhanka ilkaha, farxad darro iyo dhibaatooyin dhanka uurka ah .
Haddii maamada xaamilada ah uu ku dhaco sonkorta.

Noocada cudurka macaanka

1) Nooca 1aad: waxaa sababa in Jirka uusan helin insulin ku filan.taas ka timid bur-bur ku yimid unugyadii soo saari lahaa waxa uuna inta badan ku dhacaa carruurta iyo Dadka da'da ya r

Nooca 2aad: noocani waxaa Keena sababa ay ka mid yihiin jirka oo aan ka jawabin insulin ama in uusan helin insulin ku filan ama unugyada beerka oo aan si wanagsan u isticmalin insulinta la soo saaray.

Dadka halista ugu Jira nooca 2aad:

* Da'da 45sano Ilaa wixii ka badan.
* Dadka cayilka xad dhaafa ah.
* Dadka aan jimicsiga sameyn.
* Dadka cadaadiska dhiigoodu uu ka sarreeyo
140/90.
* Dadka qaba cudurka wadnaha.

Nooca 3aad: noocan waxa uu ku dhacaa haweenka uurka leh oo kaliya ( gestational diabetes) waxana sababa is badalla ku yimada
Hormonada .

FG: haddii aad ka cabanayso cudurkan macaanka ama diabetes .
Misna uu jiro dad Kaala xanuusan

Ama aad dooneyso inaad xanunkan ka caafimaado Oo aad xanunkasi beri ka noqoto
Oo Adan dib dambaa Isugu Arkin insha Allah isku Arki meysid ilaah baa wax daweeya dadaaln aadmigu K**a quusto.

LA xiriir whatspp: +251937730649

Kelyuhu kaadida oo dhibco dhibco ah ayey ku sii daayaan kaadi-haysta.Markay kaadi-haystu buuxsanto ayuu qofku dareemaa i...
17/09/2021

Kelyuhu kaadida oo dhibco dhibco ah ayey ku sii daayaan kaadi-haysta.
Markay kaadi-haystu buuxsanto ayuu qofku dareemaa inuu musqul🚽u baahan yahay.
Haddii aysan kaadi haystu jiri lahayn 20 kii ilbiriqsiba waxaad u baahan laheyd inaad musqul gasho.

🛌Bukaan ayaa waxaa ku dhacay kansarka kaadi haysta kaasoo sababay in kaadi-haysta laga saaro oo loogu beddelo kaadi-hays macmal ah dhaqtarkii👨‍⚕️ wuxuu ku yiri bukaankii. " markaad laheyd kaadi-hays caadi ah, markay buuxsanto waad dareemi jirtay , Laakiin hadda oo kaadi hays macmal ah laguu sameeyey waxaad ku qasban tahay inaad saacadiiba mar musqusha gasho, haddii kale kaadi haysta ayaa buuxsameysa weyn qarxeysaa! Markaa waxaad ku qasban tahay inaad musqusha gasho maalin iyo habeen 24 mar".

Ma ogtahay in kaadi-haystu leedahay murqo kaadida soo riixa oo kuu fududeeyo inaad si dhib yar u xaajo gudato. Haddii aysan jiri lahayn murqahaas waxaad u baahnaan lahayd 4 saacadood inaad musqusha ku jirto si aad u kaadiso.

+251937730649

Mar walba dheh الحمدلله 🙏

Address

Jijiga

Telephone

+251937730649

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when DR.Abdinasir Adow mx'D posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to DR.Abdinasir Adow mx'D:

Share