Darul-Asnaan Dental Care Jig-jiga

Darul-Asnaan Dental Care Jig-jiga Darul Asnaan� – Smiles You Can Trust
Serving communities in 26+ branches across the Horn of Africa

🦷✨ Baadhitaanka joogtada ah ee ilkaha waa furaha caafimaadka afkaaga!Ha sugin ilaa xanuun yimaado. Baaritaanka joogtada ...
20/05/2026

🦷✨ Baadhitaanka joogtada ah ee ilkaha waa furaha caafimaadka afkaaga!

Ha sugin ilaa xanuun yimaado. Baaritaanka joogtada ahi wuxuu kaa caawinayaa:
✔️ In si h**e loo ogaado dhibaatooyinka ilkaha
✔️ In laga hortago suuska iyo cirrid xanuunka
✔️ In afkaagu ahaado nadiif & mid caafimaad qaba

Dhoolla-caddeyn caafimaad qabta waxay ka bilaabataa daryeel joogto ah. 💙

📞 Ballan qabso maanta
📍 Adeeg tayo leh iyo daryeel aad ku kalsoonaan karto

Saacadaha shaqada ee dhakhtarku waa 8 subaxnimo ilaa 8 habeenimo, ku soo dhawaada khibrad, aqoon iyo waayo-aragnimo.
20/05/2026

Saacadaha shaqada ee dhakhtarku waa 8 subaxnimo ilaa 8 habeenimo, ku soo dhawaada khibrad, aqoon iyo waayo-aragnimo.

Dhakhtarka daryeelka ilkaha ee Daarul asnaan wuxuu idiin hayaa oo uu idiin samaynaya ilko casri ah oo u eg ilkahaaga caa...
16/05/2026

Dhakhtarka daryeelka ilkaha ee Daarul asnaan wuxuu idiin hayaa oo uu idiin samaynaya ilko casri ah oo u eg ilkahaaga caadiga ah sidoo kale leh damaanad ugu yaraan 10 sano ah, waliba lagu samaynayo qiime macquul ah
xaruntu sidoo kale waxa ay idiin haysaa dhammaan adeegyada daryeelka ilkaha sida
Ilko xidhista
sifaynta ilkaha
buuxinta
daaweynta
dabarka
caddaynta iyo adeegyo kale oo badan.
xaruntu waxay ku taalaa ka soo hor jeedka geedkii Doqon ma waaye.

wixii faah faahin nagala soo xidhiid lambarka +251 998877770

Xarunta daryeelka ilkaha ee Daarul Asnaan waxa ay idiin haysaa dhammaan adeegyada ilkaha sidaIlko galintabuuxinta iyo si...
06/05/2026

Xarunta daryeelka ilkaha ee Daarul Asnaan waxa ay idiin haysaa dhammaan adeegyada ilkaha sida
Ilko galinta
buuxinta iyo sifaynta
dawaynta iyo saarista
xidhista iyo dabarka
maydhista iyo caddaynta
oo ay idiin fulinayaan dhakhaatiir khibrad iyo takhasus leh, xarunta oo ah xarunta ugu balaadhan gayiga Soomaalida ayaa idiinku shaqaynaysa khibrad iyo si heer sare ah.

14/04/2026

Waxa aanu idiin samaynay qiime dhimis balaadhan oo 30% ah xidhashada qaybta hoose ee ilkaha oo socon doonta muddo 15 cisho ah.
Xaruntu waxay ku taallaa xasan weli agtiisa ama ka soo hor jeedka geedkii doqon ma waaye
+251 99 88 77770

Darul Asnaan� – Smiles You Can Trust
Serving communities in 26+ branches across the Horn of Africa

12/03/2026

Daarul Asnaan hoyga qurxinta afka iyo ilkaha
Soo dhawaada

+251 998 877 770


11/03/2026

Xarunta daryeelka afka iyo ilkaha waxay idiin soo kodhiyeen adeegga ilko caddaynta oo qaab casri ah loo samaynayo
xaruntu waxay ku taallaa Ka soo hor jeedka geedkii Doqon ma waaye ama dhinaca woqooyi ee Masjid Nuur
nagala soo xidhiidh +251 9988 77770

Xarunta Daryeelka ilkaha ee Daarul Asnaan waxay kuu fulinaysaa adeegga toosinta iyo qurxinta ilkaha oo qiime jaban lehha...
07/03/2026

Xarunta Daryeelka ilkaha ee Daarul Asnaan waxay kuu fulinaysaa adeegga toosinta iyo qurxinta ilkaha oo qiime jaban leh
hadda nala soo xidhiidh ama noogu kaalay xarunta oo ku taalla ka dhinaca koonfureed ee Xasan Weli ama ka soo hor jeedka geedkii Doqon ma waaye

+251 99887 7770

Iyada oo lagu gudo jiro bisha barakaysan ee Ramadan waxa aanu ogaysiinaynaa bulsho-weynta magaalada Jigjiga in saacadaha...
05/03/2026

Iyada oo lagu gudo jiro bisha barakaysan ee Ramadan waxa aanu ogaysiinaynaa bulsho-weynta magaalada Jigjiga in saacadaha shaqadu ay yihiin 8da subaxnimo ilaa 10ka habeenimo oo aanu heegan idiin nahay.
wixii faah-faahina kala xidhiidh +251 998 8777 70

19/02/2026

Ku soo dhawow Darul-Asnaan Dental Care Jig-jiga, waxa aad naga helaysaa ilko tayo sare leh oo uu kuu samaynayo dhakhtar khibrad leh
Muhiimadayadu waa dhoollacaddayntaada

+251 91 3455 599
+251 90 5135 155
+251 998 877 770

Address

Xasan Weli Koonfurtiisa, Masjid Nuur Ama Ka Soo Hor Jeedka Geedkii Doqon Ma Waaye
Jijiga

Opening Hours

Monday 08:00 - 20:00
Tuesday 08:00 - 20:00
Wednesday 08:00 - 20:00
Thursday 08:00 - 20:00
Friday 08:00 - 20:00
Saturday 08:00 - 20:00
Sunday 08:00 - 20:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Darul-Asnaan Dental Care Jig-jiga posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share