Dhaqtarka haweenka iyo caruurta

Dhaqtarka haweenka iyo caruurta so dhawow dhaqtarka haweenka iyo caruurta
online consultation waa free sual walbo cafimaadkaga kusaabsan naga so weydii halkan.

waxa xuruntena kutala uk � London
waxa taqasuskeena yahay dawenta caruurta 0-10sano jirka ilaa iyo haweenka

Cafimaadkaga wa muhim
23/03/2024

Cafimaadkaga wa muhim

23/03/2024

Asc dhaman macamishena
Ramadan kariim

24/10/2022

Cafimaadkaga xishood maleh

Welcome hooyo ama
abaayo

23/10/2022

Ogeysis ogeysis waxan halkan idinku so gudbineyna ina clinical practice Dhaqtarka haweenka iyo caruurta lagu so siyadiye dhaqtarka cilmi nafsiga ee haweenka hooyo ama wll hadad isku argto stress ama xlado kugu so siyado nola so xerir fadlan thank you service ka wa free thank you

Hadad infection isku argto ila soxerir wll
23/10/2022

Hadad infection isku argto ila soxerir wll

Yeast infection 😫 Hadad isku argtay ila so xerir
23/10/2022

Yeast infection 😫
Hadad isku argtay ila so xerir

Cado wareerka
23/10/2022

Cado wareerka

Wax yabaha sabatier kara sodaha Canada waxa ka maid ah 1. Stress ka 2. In hurdada ay is badasho 3.in aad exercise ka ad ...
23/10/2022

Wax yabaha sabatier kara sodaha Canada waxa ka maid ah
1. Stress ka
2. In hurdada ay is badasho
3.in aad exercise ka ad kordhisay
4. Xanuuno kale o jira
5.in aad joojisay exercise
6. Daawo cusub inaad bilawday

Waxii daawo ama talo igala so xerir halkan

So dhowow

12/09/2022

I weydii sual ku sabbsan cafimadkaga ?

Asc welcome to women specialist doctors waxan halkan idinku hayna dhaqatiir hab casri ah ku cawin doonto online doctors ...
03/09/2022

Asc welcome to women specialist doctors waxan halkan idinku hayna dhaqatiir hab casri ah ku cawin doonto online doctors specialist ah ku taqasusay caruurta iyo haweenka nagala so xirir page kena sual iyo services waa free waxan ku suganahy dalka 🇬🇧 uk gaar ahan West London

Address

6 Burnt Ash Hill
London
SE129HT

Telephone

+447916302818

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhaqtarka haweenka iyo caruurta posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share