18/05/2020
As,dhamaan!
Fursad aad u wanaagsan weeye e Halaga faideysto.
Face 2 Face Brobyggersenter har gleden av å informere våre følgere, kunder og deltakere om at vi har utviklet et nytt tjeneste i samarbeid med i Oslo kommune; Veiledningstelefon for somali talende foreldre som har ungdommer med psykiske helseutfordringer og/eller er i faresonen for selvmord.
Face 2 Face- Brobyggersenter tilbyr en veiledende samtale på telefon og våre brobyggere har taushetsplikt og er anonyme.
Opplever du som forelder at ungdommen din sliter eller har psykiske plager? Har du ungdom som opplever utenforskap og du vet ikke hva du skal gjøre for å hjelpe?
Jobber du i skolen, barnevernet, NAV, eller i fritidsklubben og kjenner ungdom som opplever utenforskap eller psykiske helse plager som foreldrene ikke vet om?
Ta kontakt! Vi er tilgjengelig hverdag fra 20 mai 2020; mandag-fredag kl 12-18 på telefon nummer: 0047- 47736156.
Vi håper at dere deler videre og spre informasjonen til foreldrene! Tusen takk!
Af soomaali/somali
Face 2 Face Brobyggersenter waxeey inku wargelinaayaan in aan la shaqeyneyno Helseetaten ( Golaha caafimaadka ee Oslo) oo aan furnay telefan loogu talagalay in waalidinta afsomaliga ku hadlo ee dhalay dhalinyarta caqabadaha caafimaad ee maskaxdeed lasoo derisnee, si loo siiyo talooyin iyo wadatusid ku aadan sida ay dhalinyartooda u caawin lahaayeen ama caawin ugu raadin lahaayeen.
Ma tahay waalid oo ma kuu joogaa cunug dhalinyaro ah oo aad la walaacsantahay caafimaafkiisa maskaxdeed? Ma tahay waalid dhalay dhalinyaro bulshada iska xayiray ama dareemaayo inuu ka mid aheeyn oo iska baxshay? Mana garaneysid si aad u caawisid ama ula tacaashid xaaladiisa?
Hadii jawaabtaada haa tahay, hadaba nala soo xariir. Shaqaalaheena waxaa saaran waajibka xogilaalinta/sir xajinta, mana ogaan doonaan wax shaqsi ah ee kugu saabsan sida magacaga, dhalashada iwm.
Waxaan diyaarnahay oo aad naga heli kartaa maalinkasta; isniin ilaa jimco saacadaan( 12-18); 12ka duhurnimo ilaa iyo 6da maqribnimo
Nagala soo xariir telefankaan: 0047- 47736156. Fadlan faafi oo gaarsii waalidiinta. Mahadsanid!