06/01/2022
Fadlan dhiigaagu haddii uu yahay AB+ ku caawi bukaan si degdeg ah loogu rabo.
Dhakhtarkuna waa Dhakhtarka Weyn ee Hargeysa.
Halkan kala xidhiidh:
0634444214
Sii faafiya.
Xaaladani waa emergency 🆘 fadlan u dedaala