29/09/2026
Isbitaalka Kalkal General Hospital-cadado waxaa weli ka socda Ololaha dawaynta iyo dhaqiimada cudurada ku dhaca Dhaqaha, Sanka iyo Cunaha (ENT).
Waxaana fulin doona Dr. Abubakar Alfadhi oo ah dhaqtar ka yimid dalka sudan kuna taqasusay Cudurada ENT-ga.
๐Hadaba soo gaar isbitaalka kalkaal oo ku yaala CADAADO, dabaqa Dababshiil.
QAYBAHA_ISBITAALKA WAXAA KAMIDA
1-Qaybta Cudurrada Guud iyo Uur-ku-jirta
2-Qaybta Cudurrada Haweenka, Dhalmada iyo Taranka
3-Qaybta Cudurrada Carruurta,dhalaanka iyo Talaallada
4-Qaybta Indhaha
5-Qaybta Qalliimada iyo Dhaawacyada
6-Qaybta Dhagaha, Sanka iyo Cunaha (ENT)
7-Qaybta Ultrasound-ka (Abdominal & TVS)
8-Shaybaar Casri ah (Modern Laboratory)
8-Farmashiye leh Daawooyin Tayo Leh (Quality Pharmacy)
๐ Kala xiriir isbitaalka si aad
ballan u qabsato.
Wa.me//+252615025211