Dar Al-Shifa Hospital Badhan

Dar Al-Shifa Hospital Badhan cheap drugs and good quality of lab 24 hours service

06/08/2026
Ogaysis Ogaysis Ogaysis Maamulka iyo shaqaalaha Dar Al-Shifa Hospital Badhan waxay dhammaan Bulshada ku xidhan ugu hamba...
24/02/2026

Ogaysis Ogaysis Ogaysis

Maamulka iyo shaqaalaha Dar Al-Shifa Hospital Badhan waxay dhammaan Bulshada ku xidhan ugu hambalyeynayaan Bisha barakaysan ee Ramadaanta
​ in daryeel caafimaad oo dhammaystiran aad ka heli doontaan dhakhaatiirta kala ah:

​👨‍⚕️ Dr. Issa Ahmed Tajir
👨‍⚕️ Dr. Abdalla Ahmed Jibril
​⏰ Jadwalka Qaabilaadda Bukaanada (OPD):
​Dhakhaatiirtu waxay idiin diyaar yihiin xilliyadan:
​☀️ Galinka H**e: 9:00 AM ilaa 1:00 PM
​🌙 Bacda Afurka: 8:00 PM ilaa 11:00 PM

​🚨 Adeegyada Joogtada Ah (24/7):
​Dhammaan adeegyada kale ee muhiimka ah ee cusbitaalku waxay u shaqaynayaan sidii caadiga ahayd 24 saac oo xiriir ah:

​✅ Gurmadka Degdega ah (Emergency)
​✅ Shaybaarka (laboratory)
​✅ Farmashiyaha (Pharmacy)
​✅ Qaybta Jiifka (Inpatient)

​"Daryeelkaaga waa hadafkayaga, xilli kasta iyo saacad kasta."

07/01/2026

BADHAN ||Adeegan Samafalka ah oo ay ku deeqday hayada African Releif fund ayna ka faaidaysan doonaan ku dhawaad 100 qof oo qaliin Indhaha ah iyada 50 kii u horeeyay maanta loo sameyay qaliinkaas indha ah , wajiga 2aad ayaa ka socda Hospital Darul_shifa _Badhan

06/01/2026
Waxa malintii labadaad ka socda Dar Al-Shifa Hospital Badhan   qalinka indho fiiqida oo lacag la aan ah waxan fulinaya d...
31/12/2025

Waxa malintii labadaad ka socda Dar Al-Shifa Hospital Badhan
qalinka indho fiiqida oo lacag la aan ah waxan fulinaya dr mahamed abdulahi [dr kooshin]

31/12/2025

Waxa malintii labadaad ka socda Dar Al-Shifa Hospital Badhan qalinka indho fiiqida oo lacag la aan ah waxan fulinaya dr mahamed abdulahi [dr kooshin]
waxan ka warbixiyay dr kooshin iyo qaarkamida bukanada qalinka loosamayay

OgaysiisWaxaa la ogaysiinayaa bulshda Gobolka Sanaag gaar ahaan degmada badhan  in Cusbitaalka dar al shifa hospital bad...
30/12/2025

Ogaysiis
Waxaa la ogaysiinayaa bulshda Gobolka Sanaag gaar ahaan degmada badhan in Cusbitaalka dar al shifa hospital badhan uu ka Shaqo bilaabay Dr.koshin oo ku Takhasusay Daawaynta iyo Qaliinka indhaha
iyadoo shaqadu si toosa uga Socoto Cusbitaalka Daaral shifa ee Dr.cabdalle.

Dr.ku wuxuu kuu qaban doonaa qalinka indhaha ( indhafiiq) oo lacag la ‘aan ah iyo weliba qalliinka caadka iyo qaliinka xidhista biyaha indhaha, samaynta muràayadaha indhaha

fadlan naga soo wac: 7894092/7600472/7614840

Address

Badhan Sanaag Somaliyya
Badhan
SOMALIYA

Telephone

+252907894092

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dar Al-Shifa Hospital Badhan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share