26/08/2026
URURKA DHAKHAATIIRTA KOONFUR GALBEED SOOMAALIYA โ TAAGEERADA DR. TORINO
Ururka Dhakhaatiirta Koonfur Galbeed Soomaaliya wuxuu si buuxda u taageerayaa Dr. Abdullahi Mohamed Nur Dr. Torino, oo u tartamaya xilka Guddoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Aduunka ee World Medical Association (WMA).
Waxaan aaminsanahay in hoggaankiisa, khibraddiisa iyo aragtidiisa ku aaddan horumarinta caafimaadka iyo mideynta bulshada caafimaadka adduunka ay kaalin muhiim ah ka qaadan karaan mustaqbalka World Medical Association.
๐ธ๐ด Codkeennu waa taageerada Dr. Torino.
Southwest Somali Medical Association (SOSOMA)
Somali Medical Association (SMA)
(WMA)