Chilani Speciality Hospital

Call Directions Contact the business

Chilani Speciality Hospital This page is for Chilani Speciality Hospital
Your Health is our Priority.

MAKU ARAGTY?JAWAABTAADA WA INOO MUHIIM.
12/09/2026

MAKU ARAGTY?

JAWAABTAADA WA INOO MUHIIM.

👁️ MAXAA KA OOGTHY?CALAAMADAHA ARAG-YARIDA!🩺 Ha sugin ilaa araggaagu sii xumaadoBaaritaanka indhaha si joogto ah u samee...
08/09/2026

👁️ MAXAA KA OOGTHY?
CALAAMADAHA ARAG-YARIDA!

🩺 Ha sugin ilaa araggaagu sii xumaado

Baaritaanka indhaha si joogto ah u samee.

JUMMA MUBARAK❤️       mubarak
03/09/2026

JUMMA MUBARAK❤️

mubarak

OGOOW ISTICMAALKA PRIDESMO 120 mcgPridesmo 120 mcg waxaa loo isticmaalaa xaalado caafimaad oo gaar ah, gaar ahaan kaadid...
02/09/2026

OGOOW ISTICMAALKA PRIDESMO 120 mcg

Pridesmo 120 mcg waxaa loo isticmaalaa xaalado caafimaad oo gaar ah, gaar ahaan kaadida badan iyo sariir-ku-kaadinta carruurta.
Wuxuu Diyaar kugu Yahay isbitaalka

SOKOROWGA KA HORTAGGU WAA FURAHA CAAFIMAADKASokorowgu mararka qaar wuxuu ku bilaaban karaa calaamado aan si fudud loo da...
31/08/2026

SOKOROWGA
KA HORTAGGU WAA FURAHA CAAFIMAADKA

Sokorowgu mararka qaar wuxuu ku bilaaban karaa calaamado aan si fudud loo dareemin.
Baaritaan joogto ah wuxuu kaa caawin karaa inaad ogaato heerka sonkorta dhiiggaaga iyo inaad si h**e uga hortagto dhibaatooyinka.

JIMMA MUBARAK❤️
28/08/2026

JIMMA MUBARAK❤️

WELI MA BAARTAY WADNAHAAGA?Caafimaadka wadnaha waa arrin muhiim u ah noloshaada. Mararka qaar cudurrada wadnaha waxay bi...
27/08/2026

WELI MA BAARTAY WADNAHAAGA?

Caafimaadka wadnaha waa arrin muhiim u ah noloshaada.

Mararka qaar cudurrada wadnaha waxay bilaabmaan iyada oo aan calaamado cad la dareemin. Sidaas darteed, baaritaanka joogtada ah iyo ogaanshaha h**e waxay kaa caawin karaan ilaalinta caafimaadkaaga.

🫀 Ha sugin calaamadaha, baar wadnahaaga maanta!

🏥 Chilani Specialty Hospital
📍 Barawe, Soomaaliya

📞 252 615 482804

Qufac joogto ah Ha Fududaysan! Baaritaan H**e Samee si aad U Ogaato sababta.
24/08/2026

Qufac joogto ah Ha Fududaysan!
Baaritaan H**e Samee si aad U Ogaato sababta.

QUUMANKA HA YARAYSAN!Ma ogtahay waxa keeni kara quumanka? Quumanka waxaa ka qayb qaadan kara:1. Caabuqa fayraska2. Difaa...
19/08/2026

QUUMANKA HA YARAYSAN!

Ma ogtahay waxa keeni kara quumanka?

Quumanka waxaa ka qayb qaadan kara:
1. Caabuqa fayraska
2. Difaaca jirka oo yaraada
3. Faafitaanka jeermiska

Ogaanshaha sababta iyo ka hortaggu waa tallaabada koowaad ee caafimaad wanaagsan.

🏥 CHILANI SPECIALITY HOSPITAL
📍 Baraawe, Soomaaliya
📞 252 615 482804

🎓 HAMBALYO ARDAYDA FORM FOUR! 🎓Bahda isbitaalka CHILANI Waxay Hambalyo iyo bogaadin U dirayan Dhammaan ardayda Form Four...
15/08/2026

🎓 HAMBALYO ARDAYDA FORM FOUR! 🎓

Bahda isbitaalka CHILANI Waxay Hambalyo iyo bogaadin U dirayan Dhammaan ardayda Form Four Ee Maanta U soo baxay natiijadooda.
Guusha aad Maanta Gaarteen Waa miro ka dhashay Dadaal, Dulqaad iyo adkaysi.

Waxaan idiin rajaynaynaa mustaqbal ifaya, guulo waaweyn iyo waxbarasho heer sare ah.

Address

Suuqa Cowska Street
Baraawe
252

Telephone

+252615482804

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Chilani Speciality Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Chilani Speciality Hospital:

Shortcuts

Share