Bushra Hospital

Bushra Hospital Visit us-live a long and healthy life. BUSHRA HOSPITAL

14/06/2026

Wax yaabaha sababa xanuunka Macaanka

Jimco Wanaagsan Bushra Hospital
12/06/2026

Jimco Wanaagsan
Bushra Hospital

 !Lipoma waa buro yar oo ka samaysan dufan (fat) oo ku samaysanta hoosta maqaarka. Waxa free lagaga dhigay qaliinka lipo...
11/06/2026

!

Lipoma waa buro yar oo ka samaysan dufan (fat) oo ku samaysanta hoosta maqaarka. Waxa free lagaga dhigay qaliinka lipoma soo gaar hospital Bushra oo h**e uga barateen qalino Tayo leh waliba leysar ah



Welcome to your Home Garsoore Oma Artan, kusoo dhawow dalkaaga hooyo iyo dadkaaga oo ku jecel, Waad guulaysatay waxaana ...
10/06/2026

Welcome to your Home

Garsoore Oma Artan, kusoo dhawow dalkaaga hooyo iyo dadkaaga oo ku jecel, Waad guulaysatay waxaana taaganahay garabkaaga.

Bushra Hospital




Xanuunada ku dhaca kiliyahaNagu soo Booqo xarunteenna si aad u hesho Daryeel Caafimaad. .Wixii faahfaahin wac:0612440055...
09/06/2026

Xanuunada ku dhaca kiliyaha

Nagu soo Booqo xarunteenna si aad u hesho Daryeel Caafimaad. .
Wixii faahfaahin wac:
0612440055
0612440066

Jimco Wanaagsan   Bushra Hospital
05/06/2026

Jimco Wanaagsan

Bushra Hospital

03/06/2026


Huseen hasan oo ah aabbe Soomaaliyeed ayaa nasiib u helay deeq qaliin ayaa mudadan lagu dabiibayey isbitaalka Bushra Hospital ee magaalada Baydhabo ayaa ugu dambeyn lagu guuleystay qaliinkii lagu sameeyey iyo daaweyntiisiiba.

Eid Al-Adha Mubarak Ciid wanaagsan dhammaan umadda Soomaaliyeed  Bushra Hospital
26/05/2026

Eid Al-Adha Mubarak

Ciid wanaagsan dhammaan umadda Soomaaliyeed

Bushra Hospital

 Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Kalkaaliyayaasha Adduunka Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan kalkaaliyayaasha dadaalko...
12/05/2026



Hambalyo Maalinta Caalamiga ah ee Kalkaaliyayaasha Adduunka Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan kalkaaliyayaasha dadaalkooda, samirkooda, iyo adeegga ay bulshada u hayaan.

Mahadsanidiin




Address

Front At Haldoor Baidoa-Somalia
Baydhabo
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bushra Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share