12/08/2026
Siha Hospital waxay mar walba diyaar u tahay inay ka jawaabto baahiyaha caafimaad ee bulshada degmada. Isbitaalku wuxuu bulshada u hayaa adeegyo caafimaad oo muhiim ah oo ay si joogto ah ugu baahan yihiin, kuwaas oo ay ka mid yihiin Raajada (X-ray), Kumbiyuutarka caloosha (Ultrasound), Shaybaar dhammeystiran, iyo daawooyin tayo leh oo la isku halleyn karo.
Ujeeddadu waa in bulshada loo fududeeyo helitaanka adeegyo caafimaad oo tayo leh, isla markaana ay helaan daryeel caafimaad oo dhameystiran, baaritaanno sax ah iyo daawooyin tayo leh, iyadoo Siha Hospital ay mar walba ka shaqeyneyso horumarinta adeegyada caafimaad ee bulshada