Asal medical center

Directions

Asal medical center Your health is our priority

Cilmi baadhis cusub oo sheegysa; Qofka la nool xanuunka sonkowga hadii loo bilaabo daawada lo yaqaano statins oo ah daaw...
25/09/2026

Cilmi baadhis cusub oo sheegysa; Qofka la nool xanuunka sonkowga hadii loo bilaabo daawada lo yaqaano statins oo ah daawada subbaga sal sano ka bacdi marka qofku qabbo xanuunka sonkorta, ay dib u digi karto xanuunka dementia-da.

The day of a mother
24/09/2026

The day of a mother

Jumca Muparik Jaalayal
18/09/2026

Jumca Muparik Jaalayal

🩺 TAXANAHA WACYI-GELINTA DHIIG-KARKACASHARKA 10 β€” HAB-NOLOLEEDKA IYO DAAWEYNTA DHIIG-KARKA 🌟 Muxu Hab-nololeedku muhiim ...
16/09/2026

🩺 TAXANAHA WACYI-GELINTA DHIIG-KARKA

CASHARKA 10 β€” HAB-NOLOLEEDKA IYO DAAWEYNTA DHIIG-KARKA

🌟 Muxu Hab-nololeedku muhiim u yahay?

Dhiig-karka laguma xakameeyo daawo oo keliya. Hab-nololeed caafimaad leh wuxuu si weyn uga caawin karaa hoos-u-dhigidda Cadaadiska dhiiga, wuxuuna yareeyaa khatarta wadne-xanuunka, Stroke-ka iyo Kalyo xanuunka.

Xitaa qof qaata daawo dhiig-kar, lifestyle-ka caafimaadku weli waa muhiim.

1. YAREE CUSBADA (SALT)

Cusbo badan β†’ Sodium badan β†’ jirku biyo ayuu hayaa β†’ Blood Pressure ayaa kordhi kara.

πŸ”Ή WHO waxay ku talinaysaa: Sodium

Adeega Maanta Iyo Bari oo Ah; Computerkii Hooyada Xaamilada ah, Oo   ah.
16/09/2026

Adeega Maanta Iyo Bari oo Ah; Computerkii Hooyada Xaamilada ah, Oo ah.

Waxan Bulshada Ku Wargalinayna; imaanshaha  .Shuaib, kaasi oo xarrunta si rasmi ah uga hawlgalaya maanta oo ay bishu tah...
15/09/2026

Waxan Bulshada Ku Wargalinayna; imaanshaha .Shuaib, kaasi oo xarrunta si rasmi ah uga hawlgalaya maanta oo ay bishu tahy 15 Sep 2026 ilaa Usbuucyada so socoda.

So dhawaada Bulsho, Dictoorkini wa yimiday.

 #025.26🩺 PUBLIC HEALTH AWARENESSTAXANAHA WACYI-GELINTA DHIIG-KARKACASHARKA 9️⃣ β€” DAAWEYNTA DHIIG-KARKA  Ujeeddada daawe...
01/09/2026

#025.26

🩺 PUBLIC HEALTH AWARENESS

TAXANAHA WACYI-GELINTA DHIIG-KARKA

CASHARKA 9️⃣ β€” DAAWEYNTA DHIIG-KARKA

Ujeeddada daaweynta dhiig-karku ma aha oo keliya in lambarka BP-ga la dhimo.

Waxa ugu muhiimsan waa:

β€’ In la yareeyo heart attack
β€’ In laga hortago stroke
β€’ In la ilaaliyo kelyaha
β€’ In la ilaaliyo xididdada dhiigga
β€’ In la yareeyo dhimashada dhiciska ah.

AHA/ACC 2025 waxay guud ahaan bartilmaameedka BP-ga ka dhigaysaa

 #024.26🩺 PUBLIC HEALTH AWARENESSTAXANAHA WACYI-GELINTA HYPERTENSIONCASHARKA 8️⃣ β€” DHIIG-KARKA & WAXYEELADA UU U GAYSTO ...
31/08/2026

#024.26

🩺 PUBLIC HEALTH AWARENESS

TAXANAHA WACYI-GELINTA HYPERTENSION

CASHARKA 8️⃣ β€” DHIIG-KARKA & WAXYEELADA UU U GAYSTO KALYAHA.

Sidee Dhiig-karku u dhaawacaa Kelyaha?

Kelyuhu waxay sifeeyaan dhiigga, waxayna xakameeyaan biyaha, cusbada iyo cadaadiska dhiigga.

Marka BP-gu muddo dheer sareeyo, wuxu keenaya xiddidada yar yar ee kalyaha oo dhaawacma.

BP ↑ β†’ Xididdada yaryar ee kelyaha oo dhaawacma β†’ Kidney function ↓ β†’ CKD

Haddii aan la xakameyn, waxay ugu dambayn gaari kartaa Kalyo fadhiisi (kidney failure).

πŸ”„ KELYAHA IYO BP-GA β€” WAA XIRIIR LABA-DHINAC AH

Hypertension β†’ Kidney Disease

BP sare wuxuu dhaawacaa xididdada iyo filtering units-ka kelyaha.

Kidney Disease β†’ Hypertension

Marka kelyuhu dhaawacmaan, waxa ku adkaata inay si sax ah u maareeyaan sodium, biyo iyo nidaamyada hormoonnada, taasoo BP-ga sii kordhin karta.

Sidaas darteed:

Hypertension β†’ CKD β†’ BP oo sii kaca β†’ CKD oo sii xumaada πŸ”„

Sidee loo ogaadaa Dhaawaca Kalyaha (Kidney Damage)?

Laba baaritaan oo muhiim ah:

🩸 1. eGFR

Waxay qiyaastaa sida wanaagsan ee kelyuhu dhiigga u sifeynayaan.

πŸ§ͺ 2. Urine Albumin / ACR

Waxay muujin kartaa albumin/protein ka soo baxaya kelyaha.

WHO waxay sheegaysaa in dadka qaba hypertension, diabetes ama cardiovascular disease ay muhiim tahay in si joogto ah loo baaro eGFR iyo albuminuria si CKD loo ogaado goor h**e.

MAXAA LOOGA TAXADDARAA?

CKD bilowgiisa badanaa calaamad ma laha.

Marka uu cudurku sii horumaro waxaa iman kara:

β€’ Lugaha oo barara

β€’ Daal

β€’ Lalabbo/matag

β€’ Neef-qabatin

β€’ Kaadi isbeddelkeeda

Laakiin ha sugin calaamado si kidney disease loo ogaado.

SIDEe KELYAHA LOO ILAALIYAA?

β€’ Xakamee BP-ga
β€’ Cusbada yaree
β€’ Sonkorta xakamee
β€’ Miisaan caafimaad leh isku ilaali
β€’ To***co iska daa
β€’ eGFR + urine ACR baar marka lagugula taliyo

AHA/ACC 2025 waxay CKD ku dartay xaaladaha muhiimka ah ee u baahan qiimeyn iyo maarayn gaar ah marka hypertension jiro.

XASUUSO

BP-gaaga ilaali β†’ Kelyahaaga ilaali.

β€œHypertension and kidney disease can drive each other.”

CHECK BP
CHECK KIDNEYS
PROTECT BOTH

Tixraacyo

β€’ WHO β€” Kidney Disease Fact Sheet, April 2026

β€’ WHO β€” Hypertension Fact Sheet, 2025

β€’ AHA/ACC β€” 2025 High Blood Pressure Guideline

 #023.26🩺 PUBLIC HEALTH AWARENESSTAXANAHA WACYI-GELINTA HYPERTENSIONCASHARKA 7️⃣ β€” WAXYEELADA DHIIG-KARKA BP SARE MAXUU ...
30/08/2026

#023.26

🩺 PUBLIC HEALTH AWARENESS

TAXANAHA WACYI-GELINTA HYPERTENSION

CASHARKA 7️⃣ β€” WAXYEELADA DHIIG-KARKA

BP SARE MAXUU JIRKA U DHIMAA?

Marka BP-gu muddo dheer sareeyo, cadaadiska joogtada ahi wuxuu dhaawici karaa xididdada dhiigga iyo xubnaha ay quudiyaan.

1. HEART β€” WADNAHA

BP sare wuxuu wadnaha ku qasbaa inuu shaqo badan qabto.

Waqti ka dib wuxuu keeni karaa:

β€’ Heart enlargement (wadnaha oo waynaada ama balaadha).

β€’ Heart failure (wadnaha oo shaqadiisi gabba)

β€’ Coronary artery disease (Xiddidada wadnaha waraabiya oo bukooda)

β€’ Heart attack (wadne istaag)

2. BRAIN β€” MASKAXDA

Hypertension waa mid ka mid ah khatar kordhiye-yaasha ugu waaweyn ee stroke (faaliska).

Waxay sidoo kale kordhin kartaa khatarta:

β€’ Stroke

β€’ TIA

β€’ Cognitive decline / dementia (xasuus lunka)

3. KIDNEYS β€” KELYAHA

Kelyuhu waxay leeyihiin xididdo dhiig oo badan, sidaas darteed BP sare wuxuu dhaawici karaa shaqadooda.

Hypertension β†’ Kidney damage β†’ CKD β†’ BP oo sii kaca β†’ Kalyo Fadhiisi.

πŸ”„ Waa wareeg isku xiran.

4. EYES β€” INDHAHA

BP sare wuxuu dhaawici karaa xididdada yaryar ee retina-da isha.

Waxayna keeni kartaa:

β€’ Retinal damage
β€’ Aragga oo daciifa
β€’ Xaaladaha daran β€” vision loss

🩸 5. BLOOD VESSELS β€” XIDIDDADA DHIIGGA

Cadaadis joogto ahi wuxuu dhaawici karaa darbiyada arteries-ka.

Waxa ka dhalan kara:

β€’ Atherosclerosis

β€’ Arterial stiffness

β€’ Peripheral artery disease

β€’ Khatarta aneurysm iyo vascular complications oo kordha

FARIINTA MAANTA

β€œHypertension ma dhaawaco hal xubin oo keliya β€” wuxuu dhaawici karaa jirka oo dhan.”

β€’ Ilaali wadnahaaga
β€’ Ilaali maskaxdaada
β€’ Ilaali kelyahaaga
β€’ Ilaali araggaaga

CHECK β†’ CONTROL β†’ PROTECT

Cabbir BP-gaaga.
Xakamee BP-gaaga.
Ilaali xubnahaaga.

Tixraacyo

β€’ WHO β€” Global Report on Hypertension 2025

β€’ WHO β€” Hypertension Fact Sheet, 2025

β€’ AHA/ACC β€” 2025 High Blood Pressure Guideline

Address

Dila Main Road
Borama
N/A

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Asal medical center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share