Modern Medical & Fertility Center

Call Directions Contact the business

Modern Medical & Fertility Center Modern Medical and Fertility Center waxay ka jawaabaysaa baahidaada dhanka taranka & dhalma la'aanta

Qeybta Pharmacy-ga waa kuu diyaar 💊 Waxaan kuu diyaarinay dawooyin iyo agab caafimaad oo kala duwan, si aad si fudud uga...
02/08/2026

Qeybta Pharmacy-ga waa kuu diyaar 💊 Waxaan kuu diyaarinay dawooyin iyo agab caafimaad oo kala duwan, si aad si fudud uga hesho baahiyahaaga caafimaad.

Haddii aad raadinayso dawo ama talo ku saabsan waxa kugu habboon, nala soo xiriir ama booqo Modern Medical & Fertility Center (MMFC).

Nagala soo xiriir wixii faahfaahina
Landline ☎️ 821530 /821533
Phone 📞 907 725 870/ 0907000734
𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗺𝗼𝗱𝗲𝗿𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗸𝘂𝘁𝗮𝗹𝗹𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗼𝘀𝗮𝗮𝘀𝗼 𝗸𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗼𝗿𝗷𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝗲𝗲 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗺𝘁𝗲𝗹 𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘅𝗮𝗹𝘄𝗼 𝗸𝗶𝘀𝗺𝗮𝗮𝘆 See less

07/06/2026

𝐐𝐄𝐘𝐁𝐓𝐀 𝐊𝐄𝐋𝐘𝐇𝐀 𝐈𝐘𝐎 𝐊𝐀𝐀𝐃𝐈 𝐌𝐀𝐑𝐄𝐄𝐍𝐊𝐀
Modern Medical & Fertility Center

𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐚𝐲 𝐐𝐚𝐥𝐢𝐢𝐧 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐚𝐲 𝐠𝐮𝐮𝐥
𝐱𝐚𝐫𝐮𝐧𝐭𝐚 Modern 𝐚𝐝𝐞𝐞𝐠𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐚𝐡:-
𝐁𝐮𝐫𝐛𝐮𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐠𝐚𝐱 𝐤𝐮𝐣𝐢𝐫𝐚 𝐭𝐮𝐮𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐚𝐝𝐢𝐝𝐚 𝐤𝐞𝐥𝐢𝐝𝐚 𝐤𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚

Nagala soo xiriir wixii faahfaahina
Landline ☎️ 821530 /821533
Phone 📞 907 725 870/ 0907000734
𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗺𝗼𝗱𝗲𝗿𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗸𝘂𝘁𝗮𝗹𝗹𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗼𝘀𝗮𝗮𝘀𝗼 𝗸𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗼𝗿𝗷𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝗲𝗲 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗺𝘁𝗲𝗹 𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘅𝗮𝗹𝘄𝗼 𝗸𝗶𝘀𝗺𝗮𝗮𝘆

01/06/2026

Halkani waa Facbook-pageka rasmiga 𝘅𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗱𝗮𝗮𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗺𝗼 𝗹𝗮'𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗿𝗮𝗴𝗴𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗱𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗤𝗮𝗹𝗶𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗴𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗲𝗹𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮
Modern Medical & Fertility Center
-----------------
Si aad uhesho Wacyi galin , Talooyin caafimaad Iyo daaweyn
ka mid noqo saaxiibada ku xiran pageka rasmiga ah xarunta Modern Medical
𝗡𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗥𝗮𝗮𝗰 𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝗜𝗶𝗸𝗲 𝘀𝗮𝗮𝗿 𝗣𝗮𝗴𝗲𝗸𝗮 , 𝗙𝗮𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗗𝗵𝗲𝗵 ,
Mahadsanidii

01/06/2026

Modern Medical & Fertility Center 𝙒𝙖𝙭𝙖𝙖 𝙠𝙪𝙪𝙜𝙪 𝙙𝙞𝙮𝙖𝙖𝙧 𝙖𝙝 𝙦𝙖𝙡𝙞𝙞𝙢𝙖𝙙𝙖 𝙡𝙖𝙨𝙚𝙧𝙠𝙖 𝙙𝙝𝙖𝙜𝙭𝙖𝙖𝙣𝙩𝙖 𝙠𝙚𝙡𝙮𝙖𝙝𝙖 𝙞𝙮𝙤 𝙠𝙖𝙖𝙙𝙞 𝙈𝙖𝙧𝙚𝙚𝙣𝙠𝙖 𝙠𝙖𝙖𝙨 𝙤𝙤 𝙡𝙖 𝙖𝙙𝙚𝙚𝙜𝙨𝙖𝙣𝙖𝙖𝙮𝙤 𝙦𝙖𝙡𝙖𝙗𝙮𝙤 𝙘𝙖𝙨𝙧𝙞 𝙖𝙝 𝙞𝙮𝙖𝙙𝙤𝙤𝙣 𝙦𝙤𝙛𝙠𝙖 𝙡𝙖𝙜𝙪 𝙨𝙖𝙢𝙖𝙮𝙣 𝙬𝙖𝙭 𝙟𝙚𝙚𝙭𝙞𝙩𝙖𝙖𝙣 𝙖𝙝 .
qaliimada laguu qabanayo waxaa kamid Ah
✅qaliimada Galaha,
✅saarida dhagxaanta kelyaha iyadoo laser la adeeg sanaayo,
✅qaliimada sheelada saarida biyaha xiniinyaha galla,
✅qaliimada qarjirka Prostataha ,
✅qaliimada tuubooyinka kaadi mareenka
✅saarida dhagxaanta kaadi haysata,

Nagala soo xiriir wixii faahfaahina
Landline ☎️ 821530 /821533
Phone 📞 907 725 870/ 0907000734
𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗺𝗼𝗱𝗲𝗿𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗸𝘂𝘁𝗮𝗹𝗹𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗼𝘀𝗮𝗮𝘀𝗼 𝗸𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗼𝗿𝗷𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝗲𝗲 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗺𝘁𝗲𝗹 𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘅𝗮𝗹𝘄𝗼 𝗸𝗶𝘀𝗺𝗮𝗮𝘆𝗼

Modern Medical & Fertility Center𝗗𝗵𝗮𝗸𝗵𝘁𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗞𝗲𝗹𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮𝗮𝗱𝗶 𝗺𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮, 𝗧𝗮𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗥𝗮𝗴𝗮Dr. Maahir Al HajjajAdeegyada uu kuu qab...
01/06/2026

Modern Medical & Fertility Center
𝗗𝗵𝗮𝗸𝗵𝘁𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗞𝗲𝗹𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮𝗮𝗱𝗶 𝗺𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮, 𝗧𝗮𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗥𝗮𝗴𝗮
Dr. Maahir Al Hajjaj
Adeegyada uu kuu qabanayo Dhakhtarka waxaa ka mid ah:-
✅Qalliimada iyo daaweynta qanjirka postataha
✅Lasekarka dhagxaanta kelyaha iyo kaadi mareenka
✅Daaweynta kaadi baxsadka carruurta iyo dadka waaweyn
✅Daaweynta dareen-yarida ragga
✅Daaweynta infection-ka ku dhaca kelyaha iyo kaadi mareenka
✅Daaweynta biyo baxa degdeg ah
✅Daaweynta dhalma la’aanta ragga
✅Sheelada iyo biyaha xiniinyaha gala
Saaridda dhagxaanta kelyaha iyadoo la isticmaalayo qalliin laaserka
𝙈𝘼𝘼𝙇𝙄𝙉 𝙒𝘼𝙇𝘽𝘼 𝙊𝙊 𝙆𝙃𝘼𝙈𝙄𝙄𝙎 𝘼𝙃 𝙂𝘼𝙇𝙄𝙉𝙆𝘼 𝙃𝙊𝙍𝙀 𝙇𝘼𝙈𝘽𝘼𝙍𝙆𝘼 𝘿𝙃𝘼𝙆𝙃𝙏𝘼𝙍𝙆𝘼 𝙒𝘼𝘼 𝘽𝙄𝙇𝘼𝘼𝙎𝙃 (𝙃𝙊𝙊𝙔𝘼𝘿𝘼 𝙐𝙐𝙍𝙆𝘼 𝙇𝙀𝙃)
Nagala soo xiriir wixii faahfaahina
Landline ☎️ 821530 /821533
Phone 📞 907 725 870/ 0907000734
𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗺𝗼𝗱𝗲𝗿𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗸𝘂𝘁𝗮𝗹𝗹𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗼𝘀𝗮𝗮𝘀𝗼 𝗸𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗼𝗿𝗷𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝗲𝗲 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗺𝘁𝗲𝗹 𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘅𝗮𝗹𝘄𝗼 𝗸𝗶𝘀𝗺𝗮𝗮𝘆o

01/06/2026

Modern Medical & Fertility Center
𝐃𝐇𝐀𝐊𝐇𝐓𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐃𝐔𝐌𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐀𝐃𝐄𝐄𝐆𝐀𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐔𝐔
𝐊𝐔𝐔 𝐐𝐀𝐁𝐀𝐍𝐘𝐎 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀 𝐊𝐀𝐌𝐈𝐃 𝐀𝐇 :-
✅𝗟𝗔𝗦𝗢𝗖𝗢𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔 𝗛𝗢𝗢𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗨𝗨𝗥𝗞𝗔 𝗟𝗘𝗛
✅𝗗𝗛𝗔𝗟𝗠𝗢 𝗟𝗔𝗔'𝗔𝗡𝗧𝗔 𝗗𝗨𝗠𝗔𝗥𝗞𝗔
✅𝗜𝗡𝗙𝗘𝗞𝗦𝗛𝗜𝗡𝗔𝗗𝗔 𝗗𝗨𝗠𝗔𝗥𝗞𝗔 𝗞𝗨 𝗗𝗛𝗔𝗖𝗢
✅𝗞𝗢𝗕 𝗖𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗨𝗚𝗫𝗔𝗡𝗧𝗔 𝗠𝗜𝗡𝗞𝗔
✅𝗙𝗨𝗥𝗜 𝗧𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗧𝗨𝗨𝗕𝗢𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔 𝗫𝗜𝗥𝗔𝗡 𝗶𝘆𝗮𝗱𝗼𝗼
𝗹𝗮 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴𝘀𝗮𝗻𝘆𝗼 𝗹𝗮𝘀𝗲𝗿 𝗾𝗮𝗹𝗮𝗯 𝗰𝗮𝘀𝗿𝗶 𝗮𝗵.
✅𝗗𝗔𝗔𝗪𝗔𝗬𝗡𝗧𝗔 𝗕𝗨𝗥𝗢 𝗕𝗜𝗬𝗢𝗢𝗗𝗞𝗔
✅𝗠𝗔𝗔𝗥𝗘𝗬𝗡𝗧𝗔 𝗨𝗨𝗥𝗞𝗔 𝗞𝗛𝗔𝗧𝗔𝗥𝗧𝗜𝗜𝗦𝗔 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡𝗧𝗔𝗛𝗔𝗬
✅𝗖𝗔𝗔𝗗𝗢 𝗪𝗔𝗥𝗘𝗘𝗥𝗞𝗔
✅𝗦𝗜𝗫𝗜𝗗𝗔 𝗛𝗢𝗥𝗠𝗢𝗢𝗡𝗔𝗗𝗔
✅𝗕𝗔𝗖𝗥𝗜𝗠𝗜𝗡𝗧𝗔 (𝗜𝗨𝗜)
✅𝗗𝗜𝗟𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗜𝗟𝗠𝗔𝗛𝗔
𝙈𝘼𝘼𝙇𝙄𝙉 𝙒𝘼𝙇𝘽𝘼 𝙊𝙊 𝙆𝙃𝘼𝙈𝙄𝙄𝙎 𝘼𝙃 𝙂𝘼𝙇𝙄𝙉𝙆𝘼 𝙃𝙊𝙍𝙀 𝙇𝘼𝙈𝘽𝘼𝙍𝙆𝘼 𝘿𝙃𝘼𝙆𝙃𝙏𝘼𝙍𝙆𝘼 𝙒𝘼𝘼 𝘽𝙄𝙇𝘼𝘼𝙎𝙃 (𝙃𝙊𝙊𝙔𝘼𝘿𝘼 𝙐𝙐𝙍𝙆𝘼 𝙇𝙀𝙃)

Nagala soo xiriir wixii faahfaahina
Landline ☎️ 821530 /821533
📞 907 725 870 / 0907621530
____________
𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗺𝗼𝗱𝗲𝗿𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗸𝘂𝘁𝗮𝗹𝗹𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗼𝘀𝗮𝗮𝘀𝗼 𝗸𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗼𝗿𝗷𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝗲𝗲 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗺𝘁𝗲𝗹 𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘅𝗮𝗹𝘄𝗼 𝗸𝗶𝘀𝗺𝗮𝗮𝘆𝗼

Modern Medical & Fertility Center𝐃𝐇𝐀𝐊𝐇𝐓𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐃𝐔𝐌𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐀𝐃𝐄𝐄𝐆𝐀𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐔𝐔 𝐊𝐔𝐔 𝐐𝐀𝐁𝐀𝐍𝐘𝐎 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀 𝐊𝐀𝐌𝐈𝐃 𝐀𝐇 :-✅𝗟𝗔𝗦𝗢𝗖𝗢𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔 𝗛𝗢𝗢𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗨𝗨𝗥𝗞...
01/06/2026

Modern Medical & Fertility Center
𝐃𝐇𝐀𝐊𝐇𝐓𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐃𝐔𝐌𝐀𝐑𝐊𝐀 𝐀𝐃𝐄𝐄𝐆𝐀𝐘𝐀𝐃𝐀 𝐔𝐔
𝐊𝐔𝐔 𝐐𝐀𝐁𝐀𝐍𝐘𝐎 𝐖𝐀𝐗𝐀𝐀 𝐊𝐀𝐌𝐈𝐃 𝐀𝐇 :-
✅𝗟𝗔𝗦𝗢𝗖𝗢𝗦𝗛𝗔𝗗𝗔 𝗛𝗢𝗢𝗬𝗔𝗗𝗔 𝗨𝗨𝗥𝗞𝗔 𝗟𝗘𝗛
✅𝗗𝗛𝗔𝗟𝗠𝗢 𝗟𝗔𝗔'𝗔𝗡𝗧𝗔 𝗗𝗨𝗠𝗔𝗥𝗞𝗔
✅𝗜𝗡𝗙𝗘𝗞𝗦𝗛𝗜𝗡𝗔𝗗𝗔 𝗗𝗨𝗠𝗔𝗥𝗞𝗔 𝗞𝗨 𝗗𝗛𝗔𝗖𝗢
✅𝗞𝗢𝗕 𝗖𝗜𝗡𝗧𝗔 𝗨𝗚𝗫𝗔𝗡𝗧𝗔 𝗠𝗜𝗡𝗞𝗔
✅𝗙𝗨𝗥𝗜 𝗧𝗔𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗧𝗨𝗨𝗕𝗢𝗢𝗬𝗜𝗡𝗞𝗔 𝗫𝗜𝗥𝗔𝗡 𝗶𝘆𝗮𝗱𝗼𝗼
𝗹𝗮 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴𝘀𝗮𝗻𝘆𝗼 𝗹𝗮𝘀𝗲𝗿 𝗾𝗮𝗹𝗮𝗯 𝗰𝗮𝘀𝗿𝗶 𝗮𝗵.
✅𝗗𝗔𝗔𝗪𝗔𝗬𝗡𝗧𝗔 𝗕𝗨𝗥𝗢 𝗕𝗜𝗬𝗢𝗢𝗗𝗞𝗔
✅𝗠𝗔𝗔𝗥𝗘𝗬𝗡𝗧𝗔 𝗨𝗨𝗥𝗞𝗔 𝗞𝗛𝗔𝗧𝗔𝗥𝗧𝗜𝗜𝗦𝗔 𝗕𝗔𝗗𝗔𝗡𝗧𝗔𝗛𝗔𝗬
✅𝗖𝗔𝗔𝗗𝗢 𝗪𝗔𝗥𝗘𝗘𝗥𝗞𝗔
✅𝗦𝗜𝗫𝗜𝗗𝗔 𝗛𝗢𝗥𝗠𝗢𝗢𝗡𝗔𝗗𝗔
✅𝗕𝗔𝗖𝗥𝗜𝗠𝗜𝗡𝗧𝗔 (𝗜𝗨𝗜)
✅𝗗𝗜𝗟𝗔𝗡𝗞𝗔 𝗜𝗟𝗠𝗔𝗛𝗔
Nagala soo xiriir wixii faahfaahina
Landline ☎️ 821530 /821533
📞 907 725 870/ 0907621530
____________
𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗺𝗼𝗱𝗲𝗿𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗸𝘂𝘁𝗮𝗹𝗹𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗼𝘀𝗮𝗮𝘀𝗼 𝗸𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗼𝗿𝗷𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝗲𝗲 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗺𝘁𝗲𝗹 𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘅𝗮𝗹𝘄𝗼 𝗸𝗶𝘀𝗺𝗮𝗮𝘆𝗼

Ciid Mubarak☪️Waxaan hambalyada ciidda Al-Adxaa u diraynaa guud ahaan ummadda Islaamka, gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed...
26/05/2026

Ciid Mubarak☪️
Waxaan hambalyada ciidda Al-Adxaa u diraynaa guud ahaan ummadda Islaamka, gaar ahaan Shacabka Soomaaliyeed Eebbe ha inaga aqbalo acmaasha maalmahan barakada leh

18/05/2026

Halkani waa Facbook-pageka rasmiga 𝘅𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗱𝗮𝗮𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗺𝗼 𝗹𝗮'𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗿𝗮𝗴𝗴𝗮 𝗜𝘆𝗼 𝗱𝘂𝗺𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗤𝗮𝗹𝗶𝗶𝗺𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗵𝗲𝗴𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻𝘁𝗮 𝗸𝗲𝗹𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮
Modern Medical & Fertility Center
-----------------
Si aad uhesho Wacyi galin , Talooyin caafimaad Iyo daaweyn
ka mid noqo saaxiibada ku xiran pageka rasmiga ah xarunta Modern Medical
𝗡𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗥𝗮𝗮𝗰 𝗙𝗮𝗱𝗹𝗮𝗻 𝗜𝗶𝗸𝗲 𝘀𝗮𝗮𝗿 𝗣𝗮𝗴𝗲𝗸𝗮 , 𝗙𝗮𝗹𝗹𝗼𝘄 𝗗𝗵𝗲𝗵 ,
Mahadsanidiin

Modern Medical & Fertility Center 𝗗𝗵𝗮𝗸𝗵𝘁𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗞𝗲𝗹𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮𝗮𝗱𝗶 𝗺𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮, 𝗧𝗮𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗥𝗮𝗴𝗮Dr. Maahir Al HajjajAdeegyada uu kuu qa...
18/05/2026

Modern Medical & Fertility Center
𝗗𝗵𝗮𝗸𝗵𝘁𝗮𝗿𝗸𝗮 𝗞𝗲𝗹𝘆𝗮𝗵𝗮 𝗸𝗮𝗮𝗱𝗶 𝗺𝗮𝗿𝗲𝗲𝗻𝗸𝗮, 𝗧𝗮𝗿𝗮𝗻𝗸𝗮 𝗥𝗮𝗴𝗮
Dr. Maahir Al Hajjaj
Adeegyada uu kuu qabanayo Dhakhtarka waxaa ka mid ah:-
✅Qalliimada iyo daaweynta qanjirka postataha
✅Lasekarka dhagxaanta kelyaha iyo kaadi mareenka
✅Daaweynta kaadi baxsadka carruurta iyo dadka waaweyn
✅Daaweynta dareen-yarida ragga
✅Daaweynta infection-ka ku dhaca kelyaha iyo kaadi mareenka
✅Daaweynta biyo baxa degdeg ah
✅Daaweynta dhalma la’aanta ragga
✅Sheelada iyo biyaha xiniinyaha gala
Saaridda dhagxaanta kelyaha iyadoo la isticmaalayo qalliin laaserka
𝙈𝘼𝘼𝙇𝙄𝙉 𝙒𝘼𝙇𝘽𝘼 𝙊𝙊 𝙆𝙃𝘼𝙈𝙄𝙄𝙎 𝘼𝙃 𝙂𝘼𝙇𝙄𝙉𝙆𝘼 𝙃𝙊𝙍𝙀 𝙇𝘼𝙈𝘽𝘼𝙍𝙆𝘼 𝘿𝙃𝘼𝙆𝙃𝙏𝘼𝙍𝙆𝘼 𝙒𝘼𝘼 𝘽𝙄𝙇𝘼𝘼𝙎𝙃 (𝙃𝙊𝙊𝙔𝘼𝘿𝘼 𝙐𝙐𝙍𝙆𝘼 𝙇𝙀𝙃)
Nagala soo xiriir wixii faahfaahina
Landline ☎️ 821530 /821533
Phone 📞 907 725 870/ 0907000734
𝗫𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝗺𝗼𝗱𝗲𝗿𝗻 𝘄𝗮𝘅𝗮𝘆 𝗸𝘂𝘁𝗮𝗹𝗹𝗮𝗮 𝗺𝗮𝗴𝗮𝗮𝗹𝗮𝗮𝗱𝗮 𝗯𝗼𝘀𝗮𝗮𝘀𝗼 𝗸𝗮𝘀𝗼𝗼 𝗵𝗼𝗿𝗷𝗲𝗲𝗱𝗸𝗮 𝘅𝗮𝗿𝘂𝗻𝘁𝗮 𝘄𝗮𝘆𝗻 𝗲𝗲 𝘀𝗵𝗶𝗿𝗸𝗮𝗱𝗮 𝘀𝗼𝗺𝘁𝗲𝗹 𝗮𝗮𝗴𝗮 𝘅𝗮𝗹𝘄𝗼 𝗸𝗶𝘀𝗺𝗮𝗮𝘆o

Address

Kasoo Horjeedka Xarunta Weyn Ee Shirkadda Somtel
Bosaso

Telephone

+252907725870

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Modern Medical & Fertility Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Modern Medical & Fertility Center:

Shortcuts

Share