Rajo medical center

Call Directions Website Contact the business

Rajo medical center ๐Ÿฉบ RAJO Medical Center
โ€œCaafimaadkaaga Waa Rajadeenaโ€ โค๏ธ
๐Ÿ”ฌ Laboratory | ๐Ÿงช Biochemistry | ๐Ÿงฌ Hormones
๐Ÿ’Š Vitamins | ๐Ÿฉป Ultrasound
Daryeel lagu kalsoonaan karo.

13/10/2026

๐Ÿฅ RAJO MEDICAL CENTER

๐ŸŽ‰ BISHAARO,BISHAARO

๐Ÿ”ฌ ULTRASOUND BILAASH AH! MALMAHA

๐Ÿ“… ARBACADA & KHAMIISTA

๐Ÿคฐ Baaritaanka uurka iyo la socodka xaaladda hooyada uurka leh.

๐Ÿ’š Maalmaha kale: QIIMO AAD U HOOSEYA!

๐Ÿงช Adeegyo sheybaar oo tayo leh
๐Ÿ’Š Dawooyin tayo leh
๐Ÿฉบ La-talin caafimaad

๐Ÿ“ž 0906723238 | 0905765514

โค๏ธ Caafimaadka qof walba waa rajadeenna!

๐—• ๐—œ ๐—ฆ ๐—› ๐—” ๐—” ๐—ฅ ๐—ขRajo medical center ,Bosaso waxa uu ugu bishaaraynayaa bulshada reer Bosaaso iyo guud ahaan Puntland in ๐——...
28/09/2026

๐—• ๐—œ ๐—ฆ ๐—› ๐—” ๐—” ๐—ฅ ๐—ข
Rajo medical center ,Bosaso waxa uu ugu bishaaraynayaa bulshada reer Bosaaso iyo guud ahaan Puntland in ๐——๐—ฟ. Farah garaad,oo ku takhasusay ๐—–๐˜‚๐—ฑ๐˜‚๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ guud wuxuu ka hawl bilaabayo xarunta haddi Alle idmo

Dr. Garaad wuxuu daweeyaa, latacaalaa, Dhamaan Cudurada guud isagoo bixinaya adeeg ,la-talin, baaritaano iyo daryeel caafimaad ee lagama maarmaanka u ah.
Dhakhtarku wuxu bixinaya malmaha arbacada iyo khamista ultrasound bilaash ah

๐Ÿ“ž ๐—•๐—ฎ๐—น๐—น๐—ฎ๐—ป ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐—ผ: +๐Ÿฎ๐Ÿฑ๐Ÿฎ ๐Ÿต๐Ÿฌ-6723238- ๐Ÿต๐Ÿฌ-5765514
๐ŸŸข WhatsApp: 906723238

Rajo medical center โ€“ cafimadkagu waa rajadena

#

Send message

๐Ÿงช๐Ÿ”ฌ RAJO MEDICAL CENTER โ€“ QAYBTA SHAYBAARKA ๐ŸฉบCaafimaadkaaga waa mudnaanteenna โค๏ธWaxaan kuu haynaa adeegyo shaybaar oo cas...
14/09/2026

๐Ÿงช๐Ÿ”ฌ RAJO MEDICAL CENTER โ€“ QAYBTA SHAYBAARKA ๐Ÿฉบ

Caafimaadkaaga waa mudnaanteenna โค๏ธ

Waxaan kuu haynaa adeegyo shaybaar oo casri ah, tayo leh, natiijooyinna lagu kalsoonaan karo, iyadoo baaritaannada ay sameynayaan shaqaale aqoon iyo khibrad leh.

๐Ÿ”ฌ Adeegyada Shaybaarka:
๐Ÿฉธ CBC & Blood Tests
๐Ÿงช Biochemistry Tests
๐Ÿงฌ Hormone Tests
๐Ÿ’Š Vitamin & Mineral Tests
๐Ÿฆ  Infection & Screening Tests
๐Ÿงซ Urinalysis & Stool Examination
๐Ÿ”ฌ Iyo baaritaanno kale oo caafimaad

โœ… Natiijooyin sax ah
โœ… Adeeg degdeg ah
โœ… Nadaafad iyo badbaado
โœ… Shaqaale xirfad leh
โœ… Qalab shaybaar oo casri ah

๐Ÿ“ Rajo Medical Center
Caafimaadkaaga Waa Rajadeenna. ๐Ÿ’™

๐Ÿ“ž Nala soo xiriir si aad u hesho adeeg caafimaad oo tayo leh.

29/05/2023

Lasoco xalqadii 1aad
Kitaabka riyadul salixiin

Address

Bosasso

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rajo medical center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Rajo medical center:

Shortcuts

Share