23/12/2025
GURMAD EDUCATIONAL HUB β MACLUUMAAD GAABAN OO DHAMMAYSTIRAN
π *Maxaan Ku Caawinaynaa?*
Gurmad Educational Hub wuxuu ardayda ka taageeraa admission, scholarships, visa iyo waxbarashada online-ka. Ujeedkeennu waa in arday kastaa helo jid fudud oo ammaan ah oo uu kaga gaari karo yoolkiisa waxbarasho.
βΈ»
π* Dalalka Aan Ka aan Admission ka helayno.*
Serbia β’ Bosnia β’ Italy β’ Czech β’ Malta β’ Poland β’ China β’ Malaysia β’ Turkey β’ Bangladesh β’ Lithuania β’ Cyprus β’ Germany (Master) β’ UK (Master)
βΈ»
*π Deeqaha la heli karo*
β’ China Full Scholarships (Bachelor, Master & PhD)
β’ Turkey Admissions & Scholarships
β’ African Scholarship Programs
β’ Malaysia Scholarships
β’ Mastercard Foundation
β’ Saudi Arabia Scholarships
β’ Bangladesh Scholarships
βΈ»
*π Adeegyada Visa*
β’ Turkey: Student, Medical, Tourist
β’ Belarus: Student Visa
β’ Albania: Visit Visa
βΈ»
*π» Waxbarashada Online*
University of the People β’ Unicaf β’ Alison β’ Coursera β’ MIT β’ Diana Global University
β‘οΈ Certificates & Degrees la aqoonsan yahay
β‘οΈ Qiimo jaban
β‘οΈ Taageero buuxda oo Gurmad bixiya
βΈ»
*π§ Habka Aan U Shaqeeyno*
1οΈβ£ Diiwaangelin: Ardayga ayaa marka h**e is diiwaangeliya (WhatsApp, Email ama Website).
2οΈβ£ La-talin: Waxaan ka caawinaa doorashada dalka, barnaamijka, iyo deeqaha ku habboon.
3οΈβ£ Dukuminti Diyaarin: CV (Europass), motivation letter, essay, transcriptsβwaa la saxaa oo la diyaariyaa.
4οΈβ£ Gudbinta Codsiga: Gurmad ayaa gudbiya ama kaa hagaya habka codsiga ee jaamacadda.
5οΈβ£ Natiijo & Follow-up: Waxaan kuugu warbixinaynaa email/Gmail, oo waan ku garab taagan nahay ilaa admission β scholarship β visa.
βΈ»
π Nala Soo Xiriir
WhatsApp: wa.me/252907327475
Email: [email protected]
Website: gurmad-education-consultan.vercel.app/