30/10/2025
Ilkahaaga waa bilicda wejigaaga ππ¦·
Ku kalsoonow Dayax Dental Clinic si aad u hesho adeegyo dhammeystiran oo nadiifin, daawayn, iyo daryeel afka & ilkaha ah.
Dhakhaatiir khibrad leh ayaa kuu diyaar ah si ay kuu siiyaan adeeg tayo sare leh iyo dhoolla-caddeyn qurux badan! β¨
π Goobta: Burco, Somaliland
π Tel: 063-3835960 / 063-4320004