Dr casaaf

Dr casaaf Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dr casaaf, Medical and health, Burco.

02/12/2025

من لزم الصلاة على النبي كُفي همّه
‏ وغُفر ذنبه، اللهم صلِّ وسلم عليه

30/11/2025

Qur'aanka

29/11/2025

sh mustafe

25/05/2024

Waayihii h**e, si ay lammaanaha is qabaa Soomaalida dhexdeeda uga noqdaan kuwo lagu daydo (role model), waxaa khasab ahaan jirtay in ay noqdaan lammaane ah siyaasiyiin, aqoonyahanno, ganacsato, wadaaddo, u dhaq-dhaqaaqayaal bulsho, ama kuwo kal adag oo nolosha samir iyo dedaal kaga gudba.

Hadda laakiin, lammaanuhu si ay u noqdaan kuwo lagu daydo, oo dad malaayiin ahi taageeraan, waxaa muhiim ah keliya in ay yihiin labo doqon, oo si anshax xumo leh meediyaha (media) ugu baahiya muuqaallo muujinaya qooq, diin la’aan, xishood xumo, iyo niiko bes.

Taasi waxa ay ka dhigan tahay in ay dadku berigii h**e inta badan ka fekeri jireen aakhiro, nolol, hormar iyo mustaqbal, halka ay hadda ka fekeraan gogol iyo raaxo bes!

Iyada: Xbbi, you're not emotionally available. Waxaan dareemayaa in ay jiraan wax kale oo ka weyn xiriirkeenna oo aad ku...
19/06/2023

Iyada: Xbbi, you're not emotionally available. Waxaan dareemayaa in ay jiraan wax kale oo ka weyn xiriirkeenna oo aad ku mashquulsan tahay, anna uma dulqaadan karo arrintaas. Waxaan rabaa in aad ogaado sida aad agteyda ku dareentay. Xiisaha aad quruxdeyda u qabtid. Nooca labbis ee aan xiranahay sida uu kuu qanciyay. Sidoo kale, waxaan doonayaa in aan marar badan afkaaga ka maqlo ammaanteyda, oo waxaan u dhimanayaa in aan helo daacadnimadaada iyo qalbigaaga. Aad ayaa ay runtii ii dhaawacaysaa in aan mar walba ka welwelo in aad i jeceshahay iyo in kale.

Isaga; Marwo, in aan agtaada joogo ayaa jawaab u ah su'aalaha aad isweydiinaysid oo dhan. Run ahaantii anigu shaqo k**a dhigan karo shucuurtaada, jirkaaga, iyo dharkaaga, oo mar walba validation kulama daba taagnaan karo, gabar aan adiga aheynna qalbigeyga iyo maskaxdeyda midna kuma jirto. Shaydaanka iska naar marka, oo caadi iska dhig. Hana illaawin in aad birri aaddid dhakhtar dawooyin kaa siiya gaaskii aad beryahan la liidatay.

Iyada: Haye bbe. Waan ku jeclahay.

Isaga: Ok.

In qofku seexdo isaga oo qaawan waxa ay leedahay dheef tirabbeel ah rag iyo dumar. Waxa ay yareysa walaaca iyo walbahaar...
01/01/2023

In qofku seexdo isaga oo qaawan waxa ay leedahay dheef tirabbeel ah rag iyo dumar. Waxa ay yareysa walaaca iyo walbahaarka. Waxa ay kor u qaada kalsoonida. Waxa ay horumarisa caafimaadka xubinta taranka dheddiga. Waxa ay ka hortagta miisaanka oo kordha. Sidoo kale waxay xoojisa dhalmada ragga (male fertility).

17/12/2022

Ciyaalweero waa awood jirta sida muuqata. Waxay ka dhasheen shaqo la'aan iyo nidaam xumo. Siyaabo kala duwan ayaa se loo maarayn karaa. Waxaa se habboon tallaabo kasta oo ku saabsan in aad looga baaraandago. Ama ay Dawladdu isticmaasho 'hal dhagax labo shimbir ku dil' oo ah; intay burburin lahayd Awoodda Ciyaalweero inay jihayso oo ka faa'iidaysato. Tusaale, si taxaddar iyo xilkasnimo leh intay u shaqaalaysiiso, deedna u adeegsato ugaarsiga kuwa qaraxyada iyo dilalka Magaalada ka fuliya.

30/11/2022

Kute; Naag ila mida weligaa helimaysid.
Walaal qaali adigaan ku haysan lahaa.

Dayib.

Qiyaastii waa ay hurudaa. Maya ee sariirtay dul daadsan tahay. Dhar aan baati iyo bijaamo u kala garanwaayay ayay xiran ...
18/11/2022

Qiyaastii waa ay hurudaa. Maya ee sariirtay dul daadsan tahay. Dhar aan baati iyo bijaamo u kala garanwaayay ayay xiran tahay. Beerka ayay u jiiftaa oo maradaa bawdada sii maraysa. Maradeeda oo kaliya ma aha, ee go'-sariireedkeedii dhammaa ayay bar kamida soo jiidatay, oo inta ay soo cantoobsatay ayay bartamaha naasaha ku camcamisay.

Garanmaayo ujeedka ay ka lahayd. Se marka aad indho haad ama drone kor kaga soo eegto, waxaa kuu muuqanaysa; Gashaanti dhabbacan oo bawdyo iyo kubab qaaqaawan, oo bartamaha sariirta si habqana u kala taalla. Waxaa kale oo kuu muuqanaya wax aad badhyo iyo buuro u kala garanwaayayso oo jirka intiisa kale ka sarreeyo.

Waxaa kale oo aad arki kartaa wax godan oo aad moodo tog ama doox, se markaad indhaha ku sii baniinisid ayaad ku baraarugaysaa in dooxaasi uu yahay dhabarkeeda. Bawdyaheeda qaawan ee cadcadi iyo xaada kubabkeeda, waxa ay bartamaha qolka mugdiga ahi kaaga muuqanayaan, sidii oo ay yihiin shumacyo yaryar oo iftiimaya.

Xogtan iyo xuuraansigan yari, waxaa ila wadaagay Dayaxa oo caawa dusha Aqalkeeda soo maray.

Daraasad la sameeyay ayaa lagu ogaaday in 70% habluhu marka ay ku jiraan da'da dhawr iyo toban jirka ay rabaan dareen dh...
14/11/2022

Daraasad la sameeyay ayaa lagu ogaaday in 70% habluhu marka ay ku jiraan da'da dhawr iyo toban jirka ay rabaan dareen dheeraad ah oo ay ka helaan ragga, halka gabadhu marka ay naag weyn noqoto ay muhiimadeeda koowaad tahay in la ixtiraamo. Waa qish weyn.

Address

Burco

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dr casaaf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dr casaaf:

Share