Al Imran Academy for Health science

Al Imran Academy for Health science Your Skills Are Our Priority
(1)

Waxaa si habsami leh nagu soo idlaaday {Oral ๐„๐ฑ๐š๐ฆ} ee ardada Machadka Al Imran Academy for Health science and Technology...
03/09/2026

Waxaa si habsami leh nagu soo idlaaday {Oral ๐„๐ฑ๐š๐ฆ} ee ardada Machadka Al Imran Academy for Health science and Technology.

02/09/2026

Al Imran Academy for Health science and Technology.

Aqoonta Iyo Xirfadaha Machadka Al Imran.

โœ… MAGACAABIS RASMI AH ๐Ÿ…Ku: Hussein Hamud Ibrahim.Og: Guddoomiye ku xigeenka Midowga Ardeyda Machadka Al Imran.Og: Madaxa...
02/09/2026

โœ… MAGACAABIS RASMI AH ๐Ÿ…

Ku: Hussein Hamud Ibrahim.
Og: Guddoomiye ku xigeenka Midowga Ardeyda Machadka Al Imran.
Og: Madaxa Xafiiska Machadka Al Imran

Ujeedo: Magacaabis

Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Machadka Al Imran Mr. Nor Ahmed Osman (AASU) ayaa si rasmi ah u magacaabay Hussein Hamud Ibrahim inay noqdo War-faafinta iyo Xariirka Ardeyda Machadka Al Imran. ๐Ÿ–‹๏ธ

Magacaabistan ayaa ka tarjumaysa kalsoonida, dadaalka iyo hoggaaminta wanaagsan ee uu ku leedahay arrimaha ardeyda, asiga oo la filayo inay door muuqda ka qaato hagaajinta howlaha maamulka iyo xiriirka ardeyda.

Maamulka iyo midowga ardeyda waxay u rajeynayaan Hussein Hamud Ibrahim inay xilkan si daacadnimo iyo karti leh u guto, ayna sii xoojiso wada shaqeynta iyo midnimada ardeyda Machadka Al Imran. ๐Ÿคโœจ





โœ… MAGACAABIS RASMI AH ๐Ÿ…Ku: Abdullahi Adam HassanOg: Guddoomiye ku xigeenka Midowga Ardeyda Machadka Al Imran.Og: Madaxa ...
02/09/2026

โœ… MAGACAABIS RASMI AH ๐Ÿ…

Ku: Abdullahi Adam Hassan
Og: Guddoomiye ku xigeenka Midowga Ardeyda Machadka Al Imran.
Og: Madaxa Xafiiska Machadka Al Imran

Ujeedo: Magacaabis

Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Machadka Al Imran Mr. Nor Ahmed Osman (AASU) ayaa si rasmi ah u magacaabay Abdullahi Adam Hassan inay noqdo Xoghayaha Midowga Ardeyda Machadka Al Imran. ๐Ÿ–‹๏ธ

Magacaabistan ayaa ka tarjumaysa kalsoonida, dadaalka iyo hoggaaminta wanaagsan ee uu ku leedahay arrimaha ardeyda, asiga oo la filayo inay door muuqda ka qaato hagaajinta howlaha maamulka iyo xiriirka ardeyda.

Maamulka iyo midowga ardeyda waxay u rajeynayaan Abdullahi Adam Hassan inay xilkan si daacadnimo iyo karti leh u guto, ayna sii xoojiso wada shaqeynta iyo midnimada ardeyda Machadka Al Imran. ๐Ÿคโœจ





โœ… MAGACAABIS RASMI AH ๐Ÿ…Ku: Faadumo Macalin Isse AbdullahiOg: Guddoomiye ku xigeenka Midowga Ardeyda Machadka Al Imran.Og...
02/09/2026

โœ… MAGACAABIS RASMI AH ๐Ÿ…

Ku: Faadumo Macalin Isse Abdullahi
Og: Guddoomiye ku xigeenka Midowga Ardeyda Machadka Al Imran.
Og: Madaxa Xafiiska Machadka Al Imran

Ujeedo: Magacaabis

Gudoomiyaha Midowga Ardeyda Machadka Al Imran Mr. Nor Ahmed Osman (AASU) ayaa si rasmi ah u magacaabay Faadumo Macalin Isse inay noqoto Madaxa Arimaha Ardeyda Machadka Al Imran. ๐Ÿ–‹๏ธ

Magacaabistan ayaa ka tarjumaysa kalsoonida, dadaalka iyo hoggaaminta wanaagsan ee ay ku leedahay arrimaha ardeyda, iyadoo la filayo inay door muuqda ka qaadato hagaajinta howlaha maamulka iyo xiriirka ardeyda.

Maamulka iyo midowga ardeyda waxay u rajeynayaan Faadumo Macalin Isse inay xilkan si daacadnimo iyo karti leh u guto, ayna sii xoojiso wada shaqeynta iyo midnimada ardeyda Machadka Al Imran. ๐Ÿคโœจ





31/08/2026

โœจ Dib u Xusuuso Dufcaddii 2ยชยชD ee Al Imran Academy! ๐ŸŽ“

Muna Mohamed Mayow.

โ€œHoyga Aqoonta iyo Xirfadda ee Al Imran.โ€ ๐ŸŒŸ

30/08/2026

โœจ Dib u Xusuuso Dufcaddii 2ยชยชD ee Al Imran Academy! ๐ŸŽ“

Yusra Maye Mohamed Adam.

โ€œHoyga Aqoonta iyo Xirfadda ee Al Imran.โ€ ๐ŸŒŸ

Tacsiyo..๐Ÿ˜ฐ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ขMaamule Ku xigeenka Machadka, Madax xafiiska, Macalimiinta, ardeyda iyo Waalidiinta machadka Al Imran Academ...
29/08/2026

Tacsiyo..๐Ÿ˜ฐ๐Ÿ˜ฅ๐Ÿ˜ข

Maamule Ku xigeenka Machadka, Madax xafiiska, Macalimiinta, ardeyda iyo Waalidiinta machadka Al Imran Academy, waxey tacsiyo u dirayaan,
Maamulaha Guud ee Machadka Al Imran.
"Dr Dr-Mukhtar Hassan Nor".
ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

Alle ha u naxriisto "Edo Khadija Janay Ali", qabrigeedda alle ha u waasiciyo.

Dhammaan familka waxeynu leenahay Allah ha u naxriisto Edo Khadija Janay Ali samir iyo imaan Allah naga siiyo qabrigeedda Allaah Ha u waasiciyo.

Abdiqafar Abdullahi Janay Abdifatah Abdhllahi Janay, Abdirahiin Abdullahi Janay, Abdirizaq Abdullahi Janay, Muqtar Kalaay Samir iyo Imaan allah ha naga siiyo Edo.

๐ŸŽ‰ Hambalyo & Bogaadin. ๐ŸŽ‰Maamulka guud ee Machadka Al-Imran ,Maamule Ku-xigeenka machadka iyo Madaxa Xafiiska Machadka, w...
26/08/2026

๐ŸŽ‰ Hambalyo & Bogaadin. ๐ŸŽ‰

Maamulka guud ee Machadka Al-Imran ,Maamule Ku-xigeenka machadka iyo Madaxa Xafiiska Machadka, waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan dhammaan ardayda fasalka 8-ยชยชD ee dugsiga dhexe ee ku guuleystay imtixaanka shahaadiga ah.

Hambalyo gaar ah waxaan u diraynaa ardayda ku nool Koonfur Galbeed Soomaaliya, gaar ahaan kuwa degmada Buur Hakaba, si gaar ah ardeyda wax ku barto machadka al Al Imran Academy for Health science and Technology.

Machadka Al-Imran wuxuu leeyahay.

โœจ Hambalyo, hambalyo! Guul iyo horumar ayaan idiin rajaynaynaa mustaqbalka inshaaโ€™Allah. โœจ

๐Ÿ’ HAMBALYO AROOS WACAN ๐Ÿ’Maamulka Machadka Al Imran, Madaxa Xafiiska Machadka Al Imran, iyo dhammaan ardayda Machadka Al ...
21/08/2026

๐Ÿ’ HAMBALYO AROOS WACAN ๐Ÿ’

Maamulka Machadka Al Imran, Madaxa Xafiiska Machadka Al Imran, iyo dhammaan ardayda Machadka Al Imran waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan:

Maamule Ku-xigeenka Machadka Al Imran
Dr. Mohamed Elmi Ali iyo Marwadiisa
Drs. Maryan Mohamed Ibrahim

Munaasabadda arooskooda awgeed.

Waxaan idiinku ducaynaynaa ducadii uu Nabigeenna Muxammad ๏ทบ ugu duceyn jiray lammaanaha is guursada:

ยซุจูŽุงุฑูŽูƒูŽ ุงู„ู„ู‡ู ู„ูŽูƒูู…ูŽุงุŒ ูˆูŽุจูŽุงุฑูŽูƒูŽ ุนูŽู„ูŽูŠู’ูƒูู…ูŽุงุŒ ูˆูŽุฌูŽู…ูŽุนูŽ ุจูŽูŠู’ู†ูŽูƒูู…ูŽุง ูููŠ ุฎูŽูŠู’ุฑูยป

Waxaan Alle SWT idiinka baryaynaa inuu guurkiinna ka dhigo mid ku dhisan jacayl, naxariis, is-ixtiraam, farxad iyo barako, uuna idinka yeelo lammaane ku wada noolaada nolol wanaagsan oo kheyr badan.

๐ŸŒธ Hambalyo iyo Aroos Wacan! ๐ŸŒธ

Alle ha idinka dhigo kuwii ku wada noolaada farxad, barwaaqo iyo kheyr badan.

Maamulka, Madaxa Xafiiska iyo Ardayda Machadka Al Imran.



Address

Suuq Yaraha Road
Buurhakaba

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Imran Academy for Health science posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share