30/10/2025
Dadka lanool xanuunka macaanka wa 2 qayb.
1: Qaybta kowaad
qaybwaxa ay fahamsan xanuunka iyo mesha dhibku kajoro, waxa ay garanayam watiyada lacabiro sokorta iyo inta laga rabo in aysan dhaafin, waxa ay fahamsanyihin nadaamka cunads ee uwanagsan,iyo in daawada aan la joojin xitaa hadii sonortu dagantahay.
nasiib wanag kooxdaan sokoroegu keeno wax dhib eh sida Kilyaha oo shaqdo yarato, raga oo daciifa iyo neerfaha lugqha oo xanuna, iyo dhiiga ka xirma xumnaha hoose jirka sida lugaha l.
2. Kooxda labaad mafahamsano xanuunka iyo halka dhibku ka jiro, mafahamsano habka cunada ku haboon qaarkodna wayba is qadiyaan kadibna xaaladu way ka sii dartaa , mafahmsana inta laga rabo in eysan dhaafin sonortu iyo waqtiyada lacabiro, hadii ay arkaan sonorta oo kacsan lama tashadaan dhaqatarka ee qaarna dhib uma arkaan oo way iska kacsanaata , qaana iyaka iyaka go'aan iska qaata oo dawada garamka badsada cuna in kabadan waqtigi dhaqtarku ku ogaa iyadu mararka qaar laga yaabo in ciladu cunada tahay oo eysanba daawada eheyn.
Nasiib daro kooxdaan mudo kadib waxa ku yimaada dhibaatooyinka macaanku keeno sida Indhaha oo aragu kayaraad, kabuubyo iyo xanuu. lugaha ah, in kuyaalo nabar aan wax xanuun eh ku hayanin mararka qaarna uusanba ogeyn in nabar ku yaalo taas ay sabab utahay in neerfihi xanunka dsrensiin lahaa lugaha eey naafoobeen, nabarkana uu raysan waayo sababta oo eh waxa joogsaday dhiigi xubintu heli leheed madama jirku uusan helin energy oo somkrtu dhiiga iska dhex fadhiso., in qofka ay ku keento xanuunu kale sida dhiigkar iyo beer subag