Cusbitalka Guud Ee Ceergabo

Cusbitalka Guud Ee Ceergabo Waa Bogga Rasmiga ah Ee Cusbitaalka Guud Ee Ceerigabo.

Erigavo Regional Hospital.Mahadnaq.Maamulka Cusbitaalka guud ee Ceerigaabo wxaya u mahadnaqayaan hawl-wadeenada  ERH  si...
19/05/2026

Erigavo Regional Hospital.

Mahadnaq.

Maamulka Cusbitaalka guud ee Ceerigaabo wxaya u mahadnaqayaan hawl-wadeenada ERH sidii milgaha iyo maamuska lahayd ee ay uga qaybqaaten xuska maalinta qaranimada JSL ee ku taarikhaysnayd 18 May 2026.

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ee Gobolka Sanaag masuuliyiinteeda  iyo hawl-wadeenadeeda oo si maamus iyo cudud ...
18/05/2026

Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL ee Gobolka Sanaag masuuliyiinteeda iyo hawl-wadeenadeeda oo si maamus iyo cudud leh uga dhex muuqday dabaal dega xuska 35 aad ee dib ulasoo noqoshada Dawladnimada JSL.

Aqoonsi iyo Adkaysi

Cusbitaalka guud ee Ceerigaabo ayaa wacdaro kusoo bandhigay isusoobixii xuska sanadguurada 35aad ee 18May 2026.  iyo
18/05/2026

Cusbitaalka guud ee Ceerigaabo ayaa wacdaro kusoo bandhigay isusoobixii xuska sanadguurada 35aad ee 18
May 2026.
iyo

08/05/2026

07/05/2026
Agaasimaha Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo Dr. Ibrahim Ahmed oo War-bixin kooban kabixiyay hawlaha shaqo ee kasocda Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo

Cisbitaalka Guud ee Ceerigaabo idiin diyaariyey baadhitaan dhamaystiran oi Fertility Hormones Profile ah, kaas oo muhiim...
03/05/2026

Cisbitaalka Guud ee Ceerigaabo idiin diyaariyey baadhitaan dhamaystiran oi Fertility Hormones Profile ah, kaas oo muhiim u ah ogaanashaha ragga iyo dumarkaba si loo hubiyo caafimaadka taran ee qoyska.

Ka Faa'idayso qalabka casriga ah iyo khibradda dhakhaariirtayada si aad u hesho natiijo sugan oo lagu kalsoonan karo.

Korinta ama xaqiijinta nooca  Bacteria-da iyo tijaabinta dawooyinka (Bacterial Culture and Drug Sensitivitys). Waa Shayb...
02/04/2026

Korinta ama xaqiijinta nooca Bacteria-da iyo tijaabinta dawooyinka (Bacterial Culture and Drug Sensitivitys).
Waa Shaybaadh loo adeegsado in lagu ogaado nooca Bacteria-da sababtay xanuunka, isla markaana lagu xaqiijiyo noocdayada dawooyinka ugu haboon ee bukaanku qaadankaro iyo kuwa la qabsaday (Resistance) dawooyinka.

Shaybaadh kani wuxu diyaar ku yahay waaxda Microbiology-ga ee shaybaadh ka Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo.

Jawab la hubiyey iyo wakhti kooban.

Cusbitaalka Guud ee Ceerigabo wuxu codsanayaa in bulshadu ugu deeqdo noocyada kala duwan ee dhiiga.
26/02/2026

Cusbitaalka Guud ee Ceerigabo wuxu codsanayaa in bulshadu ugu deeqdo noocyada kala duwan ee dhiiga.

Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha  Cusbitaalka Guud ee Ceerigaabo waxay si wadajir ah ugu hambalyeynayaan  Shacabka Jamhuu...
17/02/2026

Dhamaan Maamulka iyo shaqaalaha Cusbitaalka Guud ee Ceerigaabo waxay si wadajir ah ugu hambalyeynayaan Shacabka Jamhuuriyada Somaliland iyo, Ummadda Islaamka dhammaantood curashada bishada barakaysan ee Ramadaan awgeed, Caafimaad iyo nabadqab ku guta waajibaadka bisha.

Inta aanay suurtagal ka u ahayn in ay gutaan ee xaalado caafimaad la tacaalaya waxaan Rabbi uga baryaynaa in Fadliga bisha Barakaysan awgeed Cafimaad si deg dega Rabbi ugu deeqo.

Ramadan mubaarak

Mamulaha Cusbitalka guud ee Ceerigabo
Khadar Abdi Baarud

DAAHFURKA OLOLAHA DHIIG-SHUBIDDA QARANKA EE CUSBITAALKA GUUD EE CEEEIGAABOAgaasimaha Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo Dr. ...
10/02/2026

DAAHFURKA OLOLAHA DHIIG-SHUBIDDA QARANKA EE CUSBITAALKA GUUD EE CEEEIGAABO
Agaasimaha Cusbitaalka Guud Ee Ceerigaabo Dr. Ibrahim Ahmed Ismail ayaa maanta Cisbitaalka Guud Ee Ceeeigaabo si rasmi ah uga daahfuray Ololaha Dhiig-shubidda Qaranka. Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Sanag Mudane Saalax Yusuf Diiriye iyo Xildhibaan Fuaad Cabdi Weyd oo kaqayb qaatay ololahan ayaa bulshada ugu baaqay in ay kudhiiradaan dhiig bixinta markasta oo loobaahdo.
Ololahani waxa uu ujeedkiisu yahay xoojinta kaydka dhiigga, badbaadinta nolosha bukaannada u baahan, iyo kor u qaadidda wacyiga bulshada ee ku saabsan muhiimadda ku-deeqidda dhiigga.
Ololahani waa fursad qaran oo lagu muujinayo isku duubni, naxariis iyo mas’uuliyad bulsho. Ku-deeqidda dhiiggu waa badbaadin naf, waana tallaabo qiimo weyn u leh dadka u baahan adeegyada degdegga ah ee caafimaad.

Ka qayb qaado, dhiig ku deeq, naf badbaadi.

Xuska Maalinta Dhiig Bixinta Caalamiga ah Ee dhiigga Adduunka iyo Maalmaha Wacyigelinta Dhiig bixiyayaasha."Dhiig Bixi S...
09/02/2026

Xuska Maalinta Dhiig Bixinta Caalamiga ah Ee dhiigga Adduunka iyo Maalmaha Wacyigelinta Dhiig bixiyayaasha.

"Dhiig Bixi Si aad Ubadbaadiso Naf"

Maalmaha ololaha dhiig shubida JSL Feb 10-13 2026.

Address

Shacabka
Erigavo
252

Telephone

+252634200266

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cusbitalka Guud Ee Ceergabo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share