13/08/2026
Caafimaadka hooyada iyo ubadku waa aasaas-ka qoys farxad iyo caafimaad qaba. GMC Hospital waxaan kuugu diyaarinay daryeel caafimaad oo dhamaystiran, baaritaanno casri ah, iyo dhakhaatiir khabiiro ah oo heegan u ah daryeelkaaga iyo midka ubadkaaga.
Soo booqo GMC Hospital si aad u hesho daryeelka ugu fiican.
π GMC Hospital, Gaalkacyo, Puntland
π Contact: +252 906884444 / +252 904706666