14/06/2026
Caafimaadka indhahaagu waa qayb muhiim ah oo ka mid ah caafimaadka guud ee jirkaaga.
Xarunteenna Kaafi Eye Clinic waxay u taagan tahay bixinta adeegyo indho oo tayo sare leh, kuwaas oo lagu saleeyay aqoon, khibrad iyo qalab casri ah
Fadlan nasoo boqo hadii aad kacabanayso xanuun indhaha ah