Shaafici Pharmacy & Polyclinic

Shaafici Pharmacy & Polyclinic pharmacy and polyclinic Shaafici Polyclinic!

Waxaan bixinaa daryeel dhammaystiran oo ku saleysan baahiyaha bukaanka, iyadoo ay kuu adeegayaan koox takhaatiir khibrad leh.

20/05/2026

โš ๏ธ Wacyi Gelin Caafimaad โš ๏ธ

Dhagxaanta kilyaha waxay sababaan xanuun daran, kaadi gubasho leh, iyo mararka qaar dhiig kaadida ku soo raaca.

๐Ÿšฐ Cab biyo badan
๐Ÿง‚ Yaree cusbada
๐Ÿฅค Ka fogow cabitaannada sonkorta badan

๐Ÿฉบ Haddii aad isku aragto calaamadahaan, horay u soo gaar:

Shaafici Pharmacy & Polyclinic
๐Ÿ“ž +252906790028

Caafimaadkaaga ilaali โค๏ธ

โœจ Dib u hel dhoolla-caddeyntaada quruxda badan ๐Ÿ˜๐ŸฆทShaafici Pharmacy & Polyclinic waxay kuu haysaa adeega afka iyo ilkaha ...
17/05/2026

โœจ Dib u hel dhoolla-caddeyntaada quruxda badan ๐Ÿ˜๐Ÿฆท

Shaafici Pharmacy & Polyclinic waxay kuu haysaa adeega afka iyo ilkaha oo casri ah iyo daryeel tayo leh ๐Ÿ’™

Ka saar xanuunka, daloolka iyo dhaawaca ilkahaaga adigoo helaya natiijo qurux badan oo kalsooni leh โœจ

๐Ÿ“ Shaafici Pharmacy & Polyclinic
๐Ÿ“ž +252906790028

Dhoola cadee oo faraxsanow mar walba๐Ÿ’ซ

๐Ÿฆท Quruxda dhoolla-caddeyntaada dib u hel!Ilkaha kaa dhacay ama kaa maqan hadda xal casri ah ayay Shaafici Pharmacy & Pol...
14/05/2026

๐Ÿฆท Quruxda dhoolla-caddeyntaada dib u hel!
Ilkaha kaa dhacay ama kaa maqan hadda xal casri ah ayay Shaafici Pharmacy & Polyclinic u heshay. โœจ

โœ… Ilko cusub oo dabiici u eg
โœ… Adeeg nadiif ah & tayo sare leh
โœ… Dhakhaatiir khibrad leh
โœ… Kalsooni cusub oo dhoolla-caddeyntaada ah

๐Ÿ“ Shaafici Polyclinic
๐Ÿ“ž 906 790 028

Dib u hel dhoolla-caddeyntaada quruxda badan!๐Ÿฆท Adeegyada ilkaha ee casriga ah hadda waxaad ka heli kartaaShaafici Pharma...
09/05/2026

Dib u hel dhoolla-caddeyntaada quruxda badan!

๐Ÿฆท Adeegyada ilkaha ee casriga ah hadda waxaad ka heli kartaa
Shaafici Pharmacy & Polyclinic

Ugu imow Shaafici Pharmacy & Polyclinic
โœ”๏ธ Ilko qurux badan
โœ”๏ธ Nadiifin & daaweyn tayo leh
โœ”๏ธ Dhakhaatiir khibrad leh
โœ”๏ธ Adeeg lagu kalsoon yahay

๐Ÿ“ Nagu soo booqo maanta
๐Ÿ“ž 906 790 028

Caafimaadka dhoolla-caddeyntaadu waa mudnaanteenna.

07/05/2026

๐Ÿ“ข OGEYSIIS MUHIIM AH

Dhamaan bulshada ku dhaqan gobalka Mudug iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in Shaafici Pharmacy & Polyclinic Branch-2 uu dhakhtarku idiinku diyaar yahay xili walba.

๐Ÿฅ Adeeg hufan โ€ข Daryeel joogto ah โ€ข Kalsooni buuxda

๐Ÿ“ Suuq Barwaaqo โ€“ Gaalkacyo
๐Ÿ“ž La xiriir: 906 790 028

Caafimaadkiinu waa mudnaanteenna.

06/05/2026

โš ๏ธ WACYI GELIN WAALIDIIN โš ๏ธ

Dhibaatooyinka ay lee dahay nuugista suulka khaasatan carruurta.

โŒ Waxay keeni kartaa:
โ€ข Ilkaha oo qalloocda
โ€ข Hadalka oo dhiba
โ€ข Caabuqyo iyo jeermis
โ€ข Qaabka afka iyo daanka oo is beddela

โœ… Waalidku waa inuu si tartiib ah uga caawiyaa ilmaha joojinta caadadan si loo ilaaliyo caafimaadkiisa.

โœจ Caafimaad โ€ข Daryeel โ€ข Kalsooni
๐Ÿ“ Gaalkacyo
๐Ÿ“ž 906 790 028

05/04/2026

Wacyi galin caafimaad oo ku saabsan biyo mala siin karaa ilmaha ka yar lix da bilood ?

๐Ÿฅ Wacyigelin & Talo Caafimaad ka hel: Shaafici Pharmacy & Polyclinic
โœจ Caafimaad โ€ข Daryeel โ€ข Kalsooni
๐Ÿ“ Gaalkacyo
๐Ÿ“ž 906 790 028

๐ŸŒ™โœจ Eid Mubarak dhammaan ummada Muslimiinta โœจ๐ŸŒ™Maamulka Shaafici Pharmacy & Polyclinic waxay si kal iyo laab ah ugu hambal...
19/03/2026

๐ŸŒ™โœจ Eid Mubarak dhammaan ummada Muslimiinta โœจ๐ŸŒ™

Maamulka Shaafici Pharmacy & Polyclinic waxay si kal iyo laab ah ugu hambalyeynayaan dhammaan ummada Muslimiinta munaasabadda barakaysan ee Ciidda.

Waxaan Alle ka baryeynaa inuu naga aqbalo cibaadadii, soonkii, iyo camalkii suubanaa, isla markaana nagu gallado nabad, barwaaqo, iyo caafimaad waara.

ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„

Ciid wanaagsan! ๐ŸŽ‰

๐ƒ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š-๐œ๐š๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š๐š๐๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐Œ๐ฎ๐๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐ž๐ž๐ง๐ง๐š!Ma leedahay dhibaato xaga ilkaha ah,  Ha welwelin!๐Ÿ“ Shaafici Pharmacy & Polyclinic...
01/03/2026

๐ƒ๐ก๐จ๐จ๐ฅ๐ฅ๐š-๐œ๐š๐๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š๐š๐๐ฎ ๐ฐ๐š๐š ๐Œ๐ฎ๐๐ง๐š๐š๐ง๐ญ๐ž๐ž๐ง๐ง๐š!

Ma leedahay dhibaato xaga ilkaha ah, Ha welwelin!

๐Ÿ“ Shaafici Pharmacy & Polyclinic
Waxaan kuu haynaa adeegyo dhamaystiran oo daryeelka ilkaha ah:

โœ”๏ธ Daaweynta Ilkaha
โœ”๏ธ Hagaajinta Ilkaha
โœ”๏ธ Qurxinta Ilkaha
โœ”๏ธ Cadaynta Ilkaha

๐Ÿ’Ž Ka dhig dhoolla-cadeyntaada mid qurux badan oo kalsooni leh!

Xarumaha: Boosaaso iyo Gaalkacyo

๐Ÿ“ž Hada wac: 906 790 028 ama 0906796719

๐‚๐š๐š๐Ÿ๐ข๐ฆ๐š๐š๐๐ค๐š ๐š๐Ÿ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ฐ๐š๐š ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐š๐ก๐š ๐ค๐š๐ฅ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ข๐๐š๐š๐๐š

๐Ÿฆท SHAAFICI POLYCLINICMa lee dahay ilko jab jaban, dalool leh, ilko xanuun, ama aan qurux badnayn?Shaafici Pharmacy & Pol...
27/02/2026

๐Ÿฆท SHAAFICI POLYCLINIC

Ma lee dahay ilko jab jaban, dalool leh, ilko xanuun, ama aan qurux badnayn?
Shaafici Pharmacy & Polyclinic waxay kuu qabaysaa daaweyn ilko oo casri ah sida:

โœ”๏ธ Daaweynta Ilkaha
โœ”๏ธ Hagaajinta Ilkaha
โœ”๏ธ Qurxinta Ilkaha
โœ”๏ธ Cadaynta Ilkaha

๐Ÿ˜Š Dhoolla-cadeyntaadu waa Mudnaanteenna

๐Ÿ“ž wac hada: 906 790 028

๐Ÿ“ Shaafici Polyclinic

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaafici Pharmacy & Polyclinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share