01/08/2023
Hambalyo- Hambalyo.
Dhamaan Shacab weynaha Reer Puntland meel kasta oo ay caalamka ka joogaan HAMBALYO.
Rabbi Sannadkaan kiisa kale ha inaku gaarsiiyo Nabad, barwaaqo iyo horumar.
PUNTLAND GUUL
SOOMAALIYA HA NOOLAATO.