Somcare-Hospital & DCKH Cleft Center

Call Directions Website Contact the business

Somcare-Hospital & DCKH Cleft Center Eine Cleft Operation ermöglicht Kindern eine gesunde und menschenwürdige Zukunft

Somcare Hospital wuxuu bulshada Soomaaliyeed ee baahida u qabta ku wergelinayaa ka faa'idaysiga qaliimada Faruuryaha, Ci...
07/09/2026

Somcare Hospital wuxuu bulshada Soomaaliyeed ee baahida u qabta ku wergelinayaa ka faa'idaysiga qaliimada Faruuryaha, Ciridka iyo Dhabxanaga oo lacag la’aan ah, kuwaasi oo socondoona mudada u dhaxaysa 15.08.2026 - 22.08.2026. Sidoo kale Hospital-ku wuxuu isla mudadaa qabanayaa dhaawacyada Dabka iyo Qaliimada guud, Burooyinka.

28/07/2026
Cisbitaalka SOMCARE waa cisbitaalkii ugu horreeyay ee samafal (Khayri) ah ee dalka Soomaaliya laga hirgeliyo.Waxaan u ta...
06/07/2026

Cisbitaalka SOMCARE waa cisbitaalkii ugu horreeyay ee samafal (Khayri) ah ee dalka Soomaaliya laga hirgeliyo.
Waxaan u taagan nahay:
✔️ Daryeel caafimaad oo tayo sare leh
✔️ Adeeg loo siman yahay qof walba
✔️ Naxariis iyo adeeg bulsho
✔️ Rajo iyo caafimaad u horseedaya bulshada Soomaaliyeed
📞 Nala soo xiriir: 05111140
📍 Garowe, Puntland, Soomaaliya

Somcare Hospital wuxuu bulshada Soomaaliyeed ee baahida u qabta ku wergelinayaa ka faa'idaysiga qaliimada Faruuryaha, Ci...
03/07/2026

Somcare Hospital wuxuu bulshada Soomaaliyeed ee baahida u qabta ku wergelinayaa ka faa'idaysiga qaliimada Faruuryaha, Ciridka iyo Dhabxanaga oo lacag la’aan ah, kuwaasi oo socondoona mudada u dhaxaysa 15.08.2026 - 22.08.2026. Sidoo kale Hospital-ku wuxuu isla mudadaa qabanayaa Qaliimada guud, Burooyinka iyo dhaawacyada dabka.

Hambalyo dhamaan umadda Soomaaliyeed
01/07/2026

Hambalyo dhamaan umadda Soomaaliyeed

Somcare Hospital waxaa ka hawlgalaysa Dr. Aasiya Mohamed Isse, gaar ahaan qayta dhalmada iyo caafimaadka haweenka.
01/07/2026

Somcare Hospital waxaa ka hawlgalaysa Dr. Aasiya Mohamed Isse, gaar ahaan qayta dhalmada iyo caafimaadka haweenka.

Somcare Hospital waxaa ka hawlgelaya Dr. Abdurizak Ali oo khabiir ku ah qaliimada, dhaawaca dabka iyo dib u dhiska jirka...
23/06/2026

Somcare Hospital waxaa ka hawlgelaya Dr. Abdurizak Ali oo khabiir ku ah qaliimada, dhaawaca dabka iyo dib u dhiska jirka, seedaha iyo neerfaha gacmaha. Hadaba ha welwelin hadii dhaawac ku soo gaaray imow Somcare Hospital.

Dr. Samater Mohammed waa khabiir ku xeel dheer qaliimada guud iyo Laprascopy-ga.
22/06/2026

Dr. Samater Mohammed waa khabiir ku xeel dheer qaliimada guud iyo Laprascopy-ga.

Address

Airport Road
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somcare-Hospital & DCKH Cleft Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somcare-Hospital & DCKH Cleft Center:

Shortcuts

Share