22/04/2026
πΏ KULAMADA KHAMIISKA (Thursday Talks)
π Mawduuca:
Dhisidda Ixtiraamka, Kalsoonida & Xuduudaha (Boundaries)
π Taariikh: 23-ka April 2026 (Khamiis)
β° Waqti: 4:00 galabnimo β 6:00 galabnimo
π Goobta: Sirta Maanka
π° Qiimaha: 10,000 SLSH (Lacagta markaad timaaddo)
π€ Martida Khudbadda:
Dr. Ayaanle Saleebaan
(Khabiir Cilmi-nafsi / Psychiatry Specialist)
π€ Marti-geliyaha:
Aqilla A. Karim
(Relationship Counsellor)
π Faahfaahin dheeraad ah: 063-8449327
β οΈ Fadhi xaddidan (Limited Seats) β Isdiiwaangeli si aad u hesho booskaaga!
β¨ Kaalay oo ka faaβiidayso kulan muhiim ah oo kaa caawinaya:
βοΈ Inaad dhisto xiriir caafimaad qaba
βοΈ Inaad fahamto kalsoonida dhabta ah
βοΈ Inaad dejiso xuduudo kuu ilaalinaya naftaada