08/02/2026
๐ฅ Maareynta Xummadda (Qandhada) โ Fever Management
Xummadu ma aha cudur lakiin waa calaamad muujinaysa in jidhku la dagaallamayo infection. Haddaba si aad u maarayso xummada raac tilmaamahan soo socda:
โ
RAAC TALLAABOOYINKA:
โ๏ธ Qaado nasasho kugu filan
โ๏ธ Cab biyo badan kana ilaali jidhkaaga ama ilmahaaga fuuq baxa (Dehydration) adiga oo qaadanaya ama ilmahaaga siinaya ORS, Sharaab sida Liin Macaanta, Maraq IWM.
โ๏ธ Isticmaal Panda ( ) si loo dejiyo xummadda (qandhada)
โ๏ธ Raac qiyaasta saxda ah ee loo isticmaalo noocyada kala duwan ee Panda Tablet, Effervercent, Syrup, Panda Extra adiga oo u eegaya qiyaasta saxda ah (daโda & miisaanka)
โ๏ธ Jidhka ku masax biyo diirran haddii xummaddu kugu badato
โ๏ธ Ku dedaal inaad hawo fiican hesho
โ
Sida loo qaato Paracetamol (Panda) Carruurta iyo dadka waaweyn ba (Dosage):
โ๏ธ Carruurta 1bil jirta ama ka weyn waxa la siiyaa 15mg/kg 3 ilaa jeer maalintii, ugu badnaan 60mg/kg ayaa maalintii la siin karaa.
โ๏ธ Dadka waaweyn waxa la siin karaa 1g 3 ilaa 4 waqti ugu badnaan waxaad qaadan kartaa 4g maalintii.
๐ซ KA FOGOOW WAXYAABAHAN:
โ Isticmaal antibiyootiga (Antibiotics) adoon dhakhtar la tashan
โ Isku darka dawooyinka xummadda ee kala duwan
โ Ha qaadan, carruurtana ha siin wax ka badan qiyaasta la oggol yahay
โ ๏ธ GOORMAAD DHAAKHTAR U BAABAN TAHAY:
๐ธ Haddii xummaddu ku hayso muddo ka badan 3 maalmood
๐ธ Haddii ay xummaddu gaadho 39ยฐC ama ka badan marka la cabbiro
๐ธ Haddii ay la socoto matag, suuxdin, finan, ama qoorta oo adkaata
๐ธ Carruurta yaryar, waayeel, iyo haween uur leh waxay u baahan yihiin taxadar dheeraad ah mar kasta
๐ Daawada koowaad ee WHO ku talisaa waqtiyada xummadu jirto waa PARACETAMOL ( PANDA), Sidoo kale waxa la qaadan karaa Ibuprofen ( )
๐ Mubaarak Pharma Co waxaad ka helaysaa dhammaan noocyada Joswe Panda Tablet,Panda Extra, Panda Effervercent, Panda Syrup oo ah noocyada ugu Tayada wanaagsan Paracetamol
๐ Nagala soo xidhiidh 0634182001/523044/711101