Mawliid wellness

Call Directions Website Contact the business

Mawliid wellness DAWOSAME HERBAL CLINIC waa xarun caafimaad oo bixisa adeegyo dhawr ah sida:
1. ADEEGA QURAAN SAARKA
2.ADEEGA HERBALS
3.ADEEGA SHAYBAADHKA FUDUD
4.

ADEEGA CILMI NAFSIGA
la xidhiidh:
0633196116
0634318367
0659281119
Email: [email protected]

25/09/2026

Boqorka Herbalka - Caawiyaha ragga wellness # 63 4318367 .

22/09/2026

Beerta Shinnidda ee Xasan shinnimaal- Gebiley

MahadsanidiinWaxaanu gaadhnay 60 k oo ah xariirta ummadda soomaaliyeed.waa dad xul ah xurmad weyn ayaan idiin hayaa.
18/09/2026

Mahadsanidiin
Waxaanu gaadhnay 60 k oo ah xariirta ummadda soomaaliyeed.waa dad xul ah xurmad weyn ayaan idiin hayaa.

Immisa walxood ayuu sharaabkan ka samaysanyahay. shay ugu muhiimsan ee kujira walxaas waa kee
17/09/2026

Immisa walxood ayuu sharaabkan ka samaysanyahay. shay ugu muhiimsan ee kujira walxaas waa kee

15/09/2026

DAAWADA GOORYAANKA CALOOSHA. Mawliid wellness AMA WAC 63 4318367

ADAN SAHAN OO KELI AH IYO ANIGA OO 13 DUMAR MASUUL KA AH KEEBAA GURYAHA UWARHAYA?2016 kii Machadkii aan macalinka ka aha...
14/09/2026

ADAN SAHAN OO KELI AH IYO ANIGA OO 13 DUMAR MASUUL KA AH KEEBAA GURYAHA UWARHAYA?
2016 kii Machadkii aan macalinka ka ahaa ee imaamu-shaafici Burco waa tii lagu qoraye horta ma dhamaysay mise waad laqabsan wayday oo waad iskaga tagtay?
Arimahan aad ka hadashay maanta fadlan ka toobad keen qiilna ha usamayn.Mida xigta Guryaha ma yaallo fasahaad waayo taasi annaga oo aabayaasha hablaha ah ayey ceebayn kutahay.Tusaale aniga waxaan Masuul ka ahay oo guryahayga kunool 13 dumar ah oo aan sal iyo raad midna kulahayn dhaqan xun iyo fasahaad.
Qofku goormuu arin kawarami karaa?
Labo mid uun marka uu leeyahay
1. Aqoonteeda
2. Khibradeeda
Adan sheekooyinka aad buugaagta falsafada kudhisan aad kasoo akhriday ma aha kuwo kugu filan ee cilmiga diiniga iyo science baro kadibna si xikmadaysan usoo gudbi?
W/Q: Mawliid wellness

13/09/2026

QURXIYAHA MAQAARKA. ISTICMAAL MORINGA POWDER.KALA XIDHIIDH 63 4318367 .BOOQO PAGE Mawliid wellness

Ma ogtahay in Midhaha Geedkan ka nacfi badanyihiin caanaha.Tusaale vit c kujira geedkan waxa ay 17 jeer ka badan yihiin ...
10/09/2026

Ma ogtahay in Midhaha Geedkan ka nacfi badanyihiin caanaha.Tusaale vit c kujira geedkan waxa ay 17 jeer ka badan yihiin caanaha

Dandelion - Sheekh afsoomali waxa lagu yidhaahdo
10/09/2026

Dandelion - Sheekh afsoomali waxa lagu yidhaahdo

09/09/2026

Xaliye

Address

West And East
Hargeisa
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mawliid wellness posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mawliid wellness:

Shortcuts

Share