27/03/2023
Waxanu samaynaa Saambuus casri ah, oo si wanaagsan loo farsameeyey, saliidu ku yartahay, Dhadhan macaan, macaamiishayadu waa Hudheelada, makhaayadaha, biibitooyinka, iskuulada, Jaamacadaha, xarumaha dawladda, Xafiisyada ganacsiga, goobaha siminaarada, Guryaha, Aroosyada, Xafladaha iwm.
Waxa aad dalban kartaa xilligii aad doontid jumlad iyo Tafaariiq qiimuhuna waa mid aad kuu qancinaya
F.G iminka oo lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaanta haddii aad dad ku afurinaysid, Masaajid, Markaz, ama Guri waxaanu kuu haynaa saambuus nadiif ah oo marti lagu sooro.
Xaruntu waxay ku taal Xaafadda October, ka soo horjeedka Royal Care Hospital marka in yar la dhaafo dhinaca midig wadada ayey saaran tahay.
Call whatsApp: https://wa.me/252633333946
Call 063-3333946