Zahra Beauty

Zahra Beauty SkinCare, Face wash, Hair care,
talooyin iyo hagid ku saabsan waji qruxbdan sida u heli lahaud

26/11/2022

mask Dhuxusha e ugu qaalsan wajiga peel off mask gurigaaga ku sameeys

26/11/2022

Wajiga Dulduleelka leh iyo sida Dabiiciga Ee loo Daaweeyo - Large Pores (Dr ck )

Haaraha wajiga, nabraha, madmadowga, iyo caato nimada wajiga.Dhamaan inta aan soo sheegay haddaa midkood ka cabaneyso, i...
26/11/2022

Haaraha wajiga, nabraha, madmadowga, iyo caato nimada wajiga.
Dhamaan inta aan soo sheegay haddaa midkood ka cabaneyso, isticmaal alaabtaan.
๐ŸŒผ Leebito(Yeast) (ุฎู…ูŠุฑุฉ)(Faxisada burka lagu faxiyo)
๐ŸŒผ Yoghurt(yogot) ama Caano midkaa heli karto.
๐ŸŒผ Malab.
๐ŸŒผLiin dhanaan
Zabaadiga, faxisada(leebitada) iyo liinta isku dar
kadibna malabka u dambeysii ๐Ÿงก๐Ÿงก
30 daqiiqo u sug kadibna biyo caadi ah ku dhaq.
waxaad soo qaadataa kareen jilciya jirka sida vaseline ama saliidda ilmaha yaryar.
Isbuucii 2 mar ayaa sidan sameyneysaa
๐Ÿšซ Haddaa ku qabto xasaasiyo ha isku marsan.

18/11/2022

BEFORE IYO AFTER HABEENKII WAJIGA WAXA U FCN EE AAN ISTICMAALO

16/11/2022

SKIN CARE IYO WAJIGA SALIDA WAXA U FCN .

16/11/2022

wajiga ku dhaqo 15 daqiiqo adigu guriga joogtid .๐Ÿ˜Œ

16/11/2022

FINANKA WAJIGA SIDA UGU FUDUD EE LEYSAGA DAAWEEYO IYO WAXYAABAHA KEENO . Dr-faris

Address

Jigjiga Yar
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zahra Beauty posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share