Indo Gargaar Metro Cardiac Center

Indo Gargaar Metro Cardiac Center Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Indo Gargaar Metro Cardiac Center, Medical and health, Gargaar Hospital Road, Hargeisa.

The first Cardiac Hospital in the horn of Africa with capabilities to almost all major cardiac procedures including Angioplasty, Angiogram and permanent pacemaker.

26/05/2026
13/05/2026

Fursad Shaqo Banaan.

Qaybta wadanaha Indogargaar metro cardiac center (IGMCC). ee GarGaar-1 Multi-speciality hospital.
Waxa lawadaagayaa Dhamaan Bulasha iyo Bahda Bahda Caafimaadka Fursadan Shaqo ee hoos ku xusan.

Nooca Shaqada: Kalkaaliso ama kalkaliye Dhakhtarta Wadnaha xafiiska Bukaan Socodka (OP).
Goobta shaqada: Qaybta wadnaha
Shuruudaha laga Rabo:

Waxa looga baahanayay soo codsadaha Shaqada:
1. Inuu yahay Qualified Nurse
2. Inuu ku fiicanyay Xirfada aasaasiga ah ee Computet-ka oo hab qoraalkiisuba Sareeyo.

Qaabka codsiga:
Cid kasta oo buuxisa shuruudaha kor ku xusan waa in ay kusoo diraan codsigooda. Sida CV,ga iyo Cover latter-ka. Whatsapp- kan. (0633447317)
Inta ka horaysa sabtida. 16.05.2026.

F.G. waxa lala soo xodhiidhi doonaa cidii doorto inay ugudbaa qiimaynaha kale.

09/05/2026

TABABAR PHARMACY AH (Internship).
Waxa bixinaya Qaybta Wadnaha ee Indo-gargaar

Voluntary pharmacist training post at indo gargar metro cardiac care pharmacy.

What we offer.

Excellent atmosphere to learn and excell in you early career phase.

Exposure to exclusive cardiac medicine and their handling methods.

Intenship certificate on completion of minumum of three months.

Preferences to future upcoming vacancies depending on the performance.

Who can apply?

Anyone who is studying pharmcy courses who want to excell in their career.

Interested candidates can whatsapp their resume to 0637551379
Or
Gmail to - [email protected]

15/04/2026

Dr. Mohamed Hasan. Oo sharxaya guud xanuunada wadnaha asiiba iyo qalimada wadnaha.

15/04/2026

Dr. Abdirahman Ali mahdi kalmidii Furitaanka barnaamijka Qaliinka casriga ah ee wadnaha oo lagu guulaystay.

15/04/2026

Dr. Mohamed Hasan oo sharaxaya Xanuunada Wadnaha asiiba.

15/04/2026
Cusbitaalka Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital  qaybtiisa wadnaha ee Indo-gargaar Metro Cardiac Center, ayaa ...
15/04/2026

Cusbitaalka Gargaar 1 Multispeciality & teaching Hospital qaybtiisa wadnaha ee Indo-gargaar Metro Cardiac Center, ayaa waxa lagu qabtay madal kooban oo shaacin iyo xog bixin iyo Faahfaahin laxidhidha Qaliin Cusub oo Wadnaha ah oo laga fuliyay Cusbitaalka laguna guulaystay kaas oo magacisu layidhaa idhaa ICD (Implantable Cardioverter Defibrillator).
Waa markii ugu horasay ee qaliin noocan ah laga fuliyo guud ahaan geyiga somali.

Address

Gargaar Hospital Road
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Indo Gargaar Metro Cardiac Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Indo Gargaar Metro Cardiac Center:

Share