AYanLe Abdi

AYanLe Abdi Pagekan waxaan ku soo gudbanayna waxii idin dhafay dhacdooyinka addunka ka dhaca gaar ahaan kuwa somalida

Hargeysa: haween cadhaysan ayaa ku dibad-baxaya wasaaradda diinta iyo aw-qaafta kuwaas oo ka xanaaqay niman ay sheegeen ...
21/07/2024

Hargeysa: haween cadhaysan ayaa ku dibad-baxaya wasaaradda diinta iyo aw-qaafta kuwaas oo ka xanaaqay niman ay sheegeen inay caydooda telefishannada lasoo fadhiyaan. Dumarkan ayaa sheegay in culays la saaray gabadhii ku waanisay in aanay guursan nin fiqiir ah.

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Wiilkan oo lagu magacaabo Daaci Saalax.
21/07/2024

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Wiilkan oo lagu magacaabo Daaci Saalax.

Dawladdu Dumarka iyo Ninkan  maxay iskaga eegaysa?
21/07/2024

Dawladdu Dumarka iyo Ninkan maxay iskaga eegaysa?

Madaxweynihii h**e ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa toogasho lagu dhaawacay, xilli uu ololaha madaxtinimada marayka...
14/07/2024

Madaxweynihii h**e ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa toogasho lagu dhaawacay, xilli uu ololaha madaxtinimada maraykanka ku jiray gobolka Pennsylvania.

Dhaawacyo ayaa kasoo gaadhay wajiga gaar ahaan dhegta agteeda, iyadoo goobtii uu ka khudbadeynayay lagala cararay.

Trump ayaa musharraxa madaxweynaha doorashada soo socota ee bisha November ka dhici doonta dalka Maraykanka.

Wasiirkii h**e Arrimaha dibadda Soomaaliya iyo sidoo kale La taliyihii Amniga ee Madaxweyne Farmaajo, Cabdi-Siciid Muuse...
11/07/2024

Wasiirkii h**e Arrimaha dibadda Soomaaliya iyo sidoo kale La taliyihii Amniga ee Madaxweyne Farmaajo, Cabdi-Siciid Muuse Cali ayaa madaxweynaha Soomaaliya u soo jeediyey in uu kursiga u banneeyo kooxda AS si ay ula dagaallaman dawladda Itoobiya iyo xukuumadda Abiye Axmed.

Cabdi-Siciid Muuse oo waraysi siiyey Idaacadda BBC-da ayaa sheegay in uu Abiye yahay xagjir taa darteena loo baahan in ay dawladdu talada ku wareejiso kooxda AS oo iyadu iska celin karta Itoobiya.

Gabadha aan la guursan ee shaqeysta ee Nolosheeda hormar ka gaartay bulshada waxay dhahayaan bal arka nolosheeda waxay k...
11/07/2024

Gabadha aan la guursan ee shaqeysta ee Nolosheeda hormar ka gaartay bulshada waxay dhahayaan bal arka nolosheeda waxay ku dhammeysay wax aan qiimo lahayn, haday guursan lahyd ayaa ka wanagsanaan lahayd waxa ay qabanayso hadda!

Markay arkaan gabar guursatay oo caruur haysato waxay dhahayaan bal arka guurka ayay ku dag-dagtey maxay u shageysan waysay markeedi h**e !

Waxay arakayaan Hooyo caruur leh oo shaqeysta waxay dhahayaan bal arka caruurteeda ayay guriga uga soo tagtay way shaqeynaysaa, may gurigeeda iska joogto

Qofkaad rabtid noqo dadkana ha dhagaysan kolleey kuma daynayaane. 🤔

11/07/2024

Deg deg : Deegaanka jiidali ee gobolka sanaag Waxaa ka jira dhaq dhaqaaq xoogan kadib markii ay kul keeneen ciidamo SSC Khaatumo

Jiidali waa magaalo ay wada degaan beesha naaleeye axmed Iyo Beesha muuse ismaaciil

Isha ku hay👀

Saadaali kulanka adag ee caawa dhaxmaraya labada Waddan ee Spain 🆚 France ee afar dhammaadka ciyaaraha koobka qaramada q...
09/07/2024

Saadaali kulanka adag ee caawa dhaxmaraya labada Waddan ee Spain 🆚 France ee afar dhammaadka ciyaaraha koobka qaramada qaaradda Yurub?

01/10/2022

Abwaankii qaybiyay Badroolka Laga Soo sarayo deeganka Bahadhmal 🤣😂

01/10/2022

Waraysi

Saciid Cabdullahi Deni, ayaa noqonaya madaxweynaha keliya ee aan ee weli muddo kordhin loo sammeeynin.
01/10/2022

Saciid Cabdullahi Deni, ayaa noqonaya madaxweynaha keliya ee aan ee weli muddo kordhin loo sammeeynin.

Address

Hargeisa

Telephone

+252659092410

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AYanLe Abdi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AYanLe Abdi:

Share