Cuntadaada Garo

Cuntadaada Garo A diet and lifestyle counseling center based in Hargeisa, Somaliland

Farxad bay noo ahayd inaan ka qayb galo (Second nutrition symposium of nutrition and food science) ooy qabatay Jamacada ...
05/01/2024

Farxad bay noo ahayd inaan ka qayb galo (Second nutrition symposium of nutrition and food science) ooy qabatay Jamacada Hargeisa.

27/06/2023
Sanad Guuro wacan dhamaan shacab weynaha jamhuurida Somaliland.18 May💚🤍❤️👏👏
17/05/2023

Sanad Guuro wacan dhamaan shacab weynaha jamhuurida Somaliland.
18 May💚🤍❤️👏👏

𝗦𝗛𝗜𝗥𝗞𝗔 𝟰𝗔𝗔𝗗 𝗘𝗘 𝗖𝗔𝗔𝗟𝗔𝗠𝗜𝗚𝗔 𝗔𝗛:  𝗡𝗮𝗳𝗮𝗾𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘅𝗼𝗼𝗹𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝘁𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗚𝗲𝗲𝘀𝗸𝗮 𝗔𝗳𝗿𝗶𝗸𝗮Maamulaha (CEO) Cuntadaada Garo:- Nutrit...
13/05/2023

𝗦𝗛𝗜𝗥𝗞𝗔 𝟰𝗔𝗔𝗗 𝗘𝗘 𝗖𝗔𝗔𝗟𝗔𝗠𝗜𝗚𝗔 𝗔𝗛: 𝗡𝗮𝗳𝗮𝗾𝗮𝗱𝗮 𝗱𝗮𝗱𝗸𝗮 𝘅𝗼𝗼𝗹𝗼 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗮𝘁𝗮𝗱𝗮 𝗮𝗵 𝗲𝗲 𝗚𝗲𝗲𝘀𝗸𝗮 𝗔𝗳𝗿𝗶𝗸𝗮

Maamulaha (CEO) Cuntadaada Garo:- Nutritionist: Khadra Cumar jaamac
ayaa waxa ay ka qayb gashay shir si heer caalami loo soo abaabulay kaas oo lagaga hadlayay "Nafaqada dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool geeska Africa". Kaas oo ka dhacay magaalada Jigjiga. Waxa sidoo kale maamulaha xarunta lagu soo gudoonsiiyay abaalmarin.





𝐓𝐀𝐋𝐎𝐎𝐘𝐈𝐍 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌𝐀 𝐎𝐎 𝐊𝐔 𝐒𝐀𝐀𝐁𝐒𝐀𝐍 𝐍𝐈𝐃𝐀𝐀𝐌𝐊𝐀 𝐂𝐔𝐍𝐓𝐎 𝐄𝐄 𝐑𝐀𝐌𝐀𝐃𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐀𝐃𝐈𝐁Waxa muhiim u ah in uu qofku raaco talaabooyinkan si uu...
23/04/2023

𝐓𝐀𝐋𝐎𝐎𝐘𝐈𝐍 𝐌𝐔𝐇𝐈𝐈𝐌𝐀 𝐎𝐎 𝐊𝐔 𝐒𝐀𝐀𝐁𝐒𝐀𝐍 𝐍𝐈𝐃𝐀𝐀𝐌𝐊𝐀 𝐂𝐔𝐍𝐓𝐎 𝐄𝐄 𝐑𝐀𝐌𝐀𝐃𝐀𝐀𝐍𝐓𝐀 𝐊𝐀𝐃𝐈𝐁

Waxa muhiim u ah in uu qofku raaco talaabooyinkan si uu ramadaan kadib kor ugu sii qaado nidaamkiisa cunto.






21/04/2023

𝐗𝐀𝐋𝐐𝐀𝐃𝐃𝐀 𝟑𝟎𝐀𝐀𝐃:- 𝐧𝐢𝐝𝐚𝐚𝐦 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐨 𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐱𝐚𝐧

Waa xalqadii ugu danbaysay ee barnaamijkeenii taxanaha ahaa ee caafimaad qab ku soon.
Intaynu dib ugu kulmayno barnamijkan ka xiga waxaan idiinkaga tagaynaa kulanti danbe oo wanaagsan.

Wixii su'aal ah noogu reeb qaybta faalada.

𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗𝗦𝗔𝗡𝗜𝗗

20/04/2023

𝐗𝐀𝐋𝐐𝐀𝐃𝐃𝐀 𝟐𝟗𝐀𝐀𝐃:- 𝐝𝐡𝐚𝐱𝐚𝐥𝐤𝐢𝐢 𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐧𝐭𝐚

Barnaamijka caafmaad qab ku soon si maalinle ah halkan kala soco.
Wixii su'aal ah noogu reeb qaybta faalada.

𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗𝗦𝗔𝗡𝗜𝗗

19/04/2023

𝐗𝐀𝐋𝐐𝐀𝐃𝐃𝐀 𝟐𝟖𝐀𝐀𝐃:- 𝐭𝐚𝐥𝐨𝐨𝐲𝐢𝐧 𝐦𝐚𝐜𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐤𝐨𝐫 𝐮𝐤𝐚𝐜𝐚

Barnaamijka caafmaad qab ku soon si maalinle ah halkan kala soco.
Wixii su'aal ah noogu reeb qaybta faalada.

𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗𝗦𝗔𝗡𝗜𝗗

18/04/2023

𝐗𝐀𝐋𝐐𝐀𝐃𝐃𝐀 𝟐𝟕𝐀𝐀𝐃:- .𝐬𝐨𝐨𝐧𝐤𝐮 𝐬𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐚𝐲𝐮𝐮 𝐣𝐢𝐝𝐡𝐤𝐚 𝐤𝐚 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚

Barnaamijka caafmaad qab ku soon si maalinle ah halkan kala soco.
Wixii su'aal ah noogu reeb qaybta faalada.

𝗠𝗔𝗛𝗔𝗗𝗦𝗔𝗡𝗜𝗗

Address

H36G+XR 2
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cuntadaada Garo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cuntadaada Garo:

Share

Category