Hiil Dental & Medical Center

Hiil Dental & Medical Center Hiil Dental & Medical Center Provides The Best Quality of Health Services.

Dhamaan Howlwadee Hiil Dental & Medical Center Waxaan leenahay Eid Mubarak.
23/03/2026

Dhamaan Howlwadee Hiil Dental & Medical Center Waxaan leenahay Eid Mubarak.

“HIIL DENTAL AND MEDICAL CENTER waxay hambalyo iyo duco u diraysaa dhammaan bulshada reer Somaliland sharafta leh. Alle ...
18/02/2026

“HIIL DENTAL AND MEDICAL CENTER waxay hambalyo iyo duco u diraysaa dhammaan bulshada reer Somaliland sharafta leh. Alle ha idinka dhigo Ramadaan mid kheyr iyo caafimaad leh, hana idinka aqbalo cibaadadiinna. Sidoo kale, munaasabadda bisha barakeysan ee Ramadaan awgeed waxaan idiin soo bandhigaynaa qiimo dhimis gaar ah oo dhan 50% inta lagu jiro bisha Ramadaan.

Saacadaha shaqada ee Ramadaanka waxay noqonayaan:
Subax: 8:00 aroornimo ilaa 12:00 duhurnimo
Habeen: 7:00 fiidnimo ilaa 10:00 habeenimo.”

Tel: 63 4475146
Tel:63423108

18/02/2026
08/07/2025

Hiil Dental & Medical Center Provides The Best Quality of Health Services.

08/07/2025

Ka farxi waalidkaa una soo celi dhoola-cadayntoodii😁

01/03/2025

22/01/2025

galinta ilko casri ah, nagu soo booqo dhakhtarka oo soo cesho dhoola cadayntada 😁 #

Maamulka iyo shaqaalaha Hiil Dental & Medical  Center waxay hambalyeynay dhamaan umada muslimiinta.🥰
01/01/2025

Maamulka iyo shaqaalaha Hiil Dental & Medical Center waxay hambalyeynay dhamaan umada muslimiinta.🥰

18/12/2024

Done by doctor at

Maamulka iyo shaqaalaha Hiil Dental & Medical  Center,waxa uu muslimiinta ku nool daafaha aduunka, gaara ahaan somalilan...
07/07/2024

Maamulka iyo shaqaalaha Hiil Dental & Medical Center,
waxa uu muslimiinta ku nool daafaha aduunka, gaara ahaan somaliland ugu hambalyenayaan sanadka cusub ee islaamka 1446.❤

Address

Hargeisa
634042888

Opening Hours

Monday 07:30 - 21:00
Tuesday 07:30 - 21:00
Wednesday 07:30 - 21:00
Thursday 07:30 - 21:00
Saturday 07:30 - 21:00
Sunday 07:30 - 21:00

Telephone

+252634475146

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiil Dental & Medical Center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share