Carfi cosmetics and shopping center

Carfi cosmetics and shopping center cosmetics

26/03/2025

HARGEYSA: Qoys ku sumoobay Caano.

Qoys ku nool magaalada Hargeysa ayaa habeen h**e xilligii suxuurta ku suxuurtay Caano Xoolaad, balse qoyska oo ka koobnaa 9 qof ayaa ku wada xanuusaday caanihii, taas oo keentay in dhakhaatiirta lagula tacaalo qaar ka mid ah oo xaaladdoodu cuslaatay.

Dhakhaatiirtu waxay sheegeen in ay caanuhu sun lahaayeen.

Saaka ayay u geeriyootay inan ka mid ah 9-kii ruux ee ku xanuusaday Caanihii ay ku suxuurteen sida ay noo xaqiijiyeen xubno ka mid ah qoysku.

Sidoo kale, kiiska dhacdadan ayaa hadda baadhis dheeraad ah lagu samaynayaa waxaana la wareegay laanta dambi baadhista ee CID-da.

carfi cosmetics waxaad ka helaysa kuugu diyaara madiibadii muqumada & macaanka oo Tayoleh Oraginal ah waana Jumlad iyo T...
14/09/2022

carfi cosmetics waxaad ka helaysa kuugu diyaara madiibadii muqumada & macaanka oo Tayoleh Oraginal ah waana Jumlad iyo Tafaariiq wixii faah faahina kalaso xidhiidh whatsapp number 0634057826

Carfi cosmetics waxa kuugu Diyaara ama kuu keentay Dhaman noocyadii Uduga oo kala duwan sida uunsiyada iyo noocyadoodi s...
14/09/2022

Carfi cosmetics waxa kuugu Diyaara ama kuu keentay Dhaman noocyadii Uduga oo kala duwan sida uunsiyada iyo noocyadoodi
sida uunsi cuudka oo hada halkan kaaga muuqda sidokle uunsigii waawynaa ama is dabooladii ama saxanadii,sidokle uunsi caruuskii
iyo Dhamaan noocyada uguga sida cadarada iyo noocyadooda
oo dhamaantood Tayoleh Oraginal ah wixii faahfaahina kalaso xidhiidh whatsapp number +252 63 4057826

carfi cosmetics waxaad kahelaysaa noocyada qurxinta timaha sida Debest hot oil treatment cream  waa cream Timaha  aad uu...
14/09/2022

carfi cosmetics waxaad kahelaysaa noocyada qurxinta timaha sida Debest hot oil treatment cream waa cream Timaha aad uugu fiican Tayoleh waana Oraginal wuxu aad ugu fiicanyey Timaha wixii faahfaahina kala xidhiidh whatsapp number 0634057826

carfi cosmetices waxaad kahelaysa Agabkii Qurxinta guryaha sida Roogagii iyo noocyadooda  2meter,3meter iyo Takhamyadii ...
14/09/2022

carfi cosmetices waxaad kahelaysa Agabkii Qurxinta guryaha sida Roogagii iyo noocyadooda 2meter,3meter iyo Takhamyadii is watay ama sadadkii is watay waaana sadex xabo iyo dacsadoodi whatsapp number 0634057826

carfi cosmetics waxad ka helaysa Roogag tayloleh 3meter,2meter iyo takhamyadii is watay ama sedkii is watay oo ka kooban...
14/09/2022

carfi cosmetics waxad ka helaysa Roogag tayloleh 3meter,2meter iyo takhamyadii is watay ama sedkii is watay oo ka kooban sadex xabo iyo dacsadoodi wixii faahfaahina kalaso xidhiidh whatsapp number +252 63 4057826

Carfi cosmatics waxa kuugu diyaara madiibadii muqumada &macaanka oo tayolehn oraginal ah jumlad iyo tafaariiqna way leey...
14/09/2022

Carfi cosmatics waxa kuugu diyaara madiibadii muqumada &macaanka oo tayolehn oraginal ah jumlad iyo tafaariiqna way leeyihiiin wixii faah faahina kalaso xidhiidh whatsapp number 0634057826

carfi cosmetics waxaad kahelaysa noocyadii kabah oo kala duwan  kabii caruusadaha ,sports  wixii faahfaahina fadlan kala...
14/09/2022

carfi cosmetics waxaad kahelaysa noocyadii kabah oo kala duwan kabii caruusadaha ,sports wixii faahfaahina fadlan kala xidhiidh whatsapp number 0634057826

carfi cosmetics waxad ka helaysa dhaman ufugyadii oo kaladuwan oo noocwalba leh sida uuunsiyada noocyadooda haday noqoto...
14/09/2022

carfi cosmetics waxad ka helaysa dhaman ufugyadii oo kaladuwan oo noocwalba leh sida uuunsiyada noocyadooda haday noqoto cuudadkii sida hada sawirka halkan inoga muuqda haday noqoto uuniyadii saxanada ama isku daboolka sidokle uunsi caruusigii
oo dhamntoodba tayadoodu sarayso sidokle waxan meesha ka maqnayn dhaman cadaradii noocyadooda kala duwan fadlan kalaso xidhiidh wixii faahfaahina whatsapp number 0634057826

carfi cosmetics waxad kahelaya noocyada kala duwan ee cosmetics oo dhamantoodba oraginal ah  sida debest hot oil treatme...
14/09/2022

carfi cosmetics waxad kahelaya noocyada kala duwan ee cosmetics oo dhamantoodba oraginal ah sida debest hot oil treatment cream waa cream timaha ufiican tayo fiicanaleh waa oraginal waxa uu uu aad ugu fiicanyey timaha wixii faahfaahina kalaso xidhiidh whatsapp number 0634057826

Address

Hargeisa

Telephone

+252634822072

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Carfi cosmetics and shopping center posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share