13/10/2026
๐ฅ ๐๐๐๐ ๐๐๐ฆ ๐๐๐ฆ๐ง๐, ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ง๐๐๐ก๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ก ๐๐๐๐๐๐ง๐๐ฅ ๐ช๐๐ ๐๐๐๐๐๐ฆ๐!
Cusbitaalka Manhal Speciality Hospital wuxuu bulshada ogeysiinayaa in Khamiis kasta kaadhka galitaanka labadan dhakhtar ee takhasuska ahi uu BILAASH yahay.
๐จโโ๏ธ ๐๐ฟ. ๐ ๐๐๐ฒ ๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ฟ๐ฎ๐ต
๐๐ฎ๐๐๐ฟ๐ผ๐ฒ๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ผ๐น๐ผ๐ด๐ ๐ฆ๐ฝ๐ฒ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น๐ถ๐๐
๐น Baadhitaanka iyo daawaynta Gaastariga iyo cudurrada caloosha.
๐น Endoscopy โ Kamarada lagu baadho hunguriga, caloosha iyo mindhicirrada.
๐น Daawaynta iyo la socodka cudurrada caloosha iyo mindhicirrada.
๐จโโ๏ธ ๐๐ฟ. ๐๐ต๐ฎ๐๐ต ๐๐ฎ๐บ๐ฎ๐น
๐๐ป๐๐ฒ๐ฟ๐ป๐ฎ๐น ๐ ๐ฒ๐ฑ๐ถ๐ฐ๐ถ๐ป๐ฒ & ๐๐ฎ๐ฟ๐ฑ๐ถ๐ผ๐น๐ผ๐ด๐ ๐ฆ๐ฝ๐ฒ๐ฐ๐ถ๐ฎ๐น๐ถ๐๐
๐น Baadhitaanka wadnaha โ ECG & Echocardiography.
๐น Daawaynta cudurrada wadnaha iyo dhiig-karka.
๐น Daawaynta macaanka iyo kolestaroolka.
๐น Daawaynta cudurrada qanjidhka Thyroid-ka.
๐น Baadhitaanka iyo daawaynta cudurrada guud ee gudaha.
๐๏ธ ๐๐๐๐ ๐๐๐ฆ ๐๐๐ฆ๐ง๐ โ ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ก๐๐
๐ 7:30 AM โ 12:30 PM | 4:00 PM โ 8:00 PM
๐ ๐ ๐๐ก๐๐๐ ๐ฆ๐ฃ๐๐๐๐๐๐๐ง๐ฌ ๐๐ข๐ฆ๐ฃ๐๐ง๐๐ โ ๐๐๐ฅ๐๐๐ฌ๐ฆ๐
๐ 633337774 / 653337774
Manhal Specialty Hospital is a modern & high-tech medical facility providing exceptional patient care