Waaheen Clinic, Pharmacy & Laboratory

Waaheen Clinic, Pharmacy & Laboratory CILINIC PHARMACY &LABORATORY

18/04/2026

BUSHAARO! 🦷 Qiimo dhimistii bishan April

Waxaa Qiimo Dhimis %30 ah laguugu sameeyay Adeegyada dhakhtarku iIlkuhu uu qabto.

πŸ‘‰ $20 oo keliya ku xidho birta ilkaha [Braces]

πŸ›‘ Ka faaidayso qiimo dhimistii Sanadkan Cusub, qabso ballan kugu haboon, helna adeeg hufan.

πŸ“ , Hargeysa – Somaliland ,Idacada gaar ahaan qudhacyada

CILINIC PHARMACY &LABORATORY

12/01/2026

πŸ‘‰Waxaa loogu bushaaraynaya dhamaan dad waynaha ku nool magalada hargeisa iyo nawaaxigeeda in *waaheen pharmacy and clinic2* uu fadhiisan doono dhakhtar ka maqaarπŸ‘‰πŸ“50 discount soo booqo macmiil goobtuna wa idacada gaar ahaan qudhacyada .πŸ“Œ

CILINIC PHARMACY &LABORATORY

12/01/2026

BUSHAARO! 🦷 Qiimo dhimistii Sanadka Cusub.

Waxaa Qiimo Dhimis %50 ah laguugu sameeyay Adeegyada dhakhtarku iIlkuhu uu qabto.

πŸ‘‰ $20 oo keliya ku xidho birta ilkaha [Braces]

πŸ›‘ Ka faaidayso qiimo dhimistii Sanadkan Cusub, qabso ballan kugu haboon, helna adeeg hufan.

πŸ“ , Hargeysa – Somaliland ,Idacada gaar ahaan qudhacyada

CILINIC PHARMACY &LABORATORY

18/08/2024

Maxaa Sababa Xanuunada Dhiig-Karka iyo Macaanka.

Xaruntu waxa ay kutaala Qeybta Galbeed ee Fooqa Ilma Faarax Joome

Wixi faahfahina kala so xidhiidh:
☎️ 524965 ama 63 4000490

18/08/2024

Dr.Abdinasir Ali oo ka hadlaya sida ay ku Timaado Xumaddu iyo sida looga Hortago.

Xaruntu waxa ay kutaala Qeybta Galbeed ee Fooqa Ilma Faarax Joome

Wixi faahfahina kala so xidhiidh:
☎️ 524965 ama 63 4000490

17/08/2024

Waaheen Clinic waxaa kuugu diyar ah Dr. Abdinasir Ali oo ku takhsuusey xanuunada guud gaar ahaan Xanunada ku dhaca Haweenka, Caruurta iyo Cudurada Dadka Waaweyn.

Xaruntu waxa ay kutaala Qeybta Galbeed ee Fooqa Ilma Faarax Joome

Wixi faahfahina kala so xidhiidh:
☎️ 524965 ama 63 4000490

05/08/2024

Waaheen Clinic Waxa kuugu diyaar ah Dr. Maxamed Xuseen Bile oo ku takhasusey Xanuunada Ilkaha.

10/01/2024

Dhakhtar Kaadhkiisa iyo Computerkisuba ay Bilaash kuu Yihiin.

09/01/2024

Maku noolshahay xaafada kilidhka ama xaafadaha u dhaw maka cabanaysa xanuunada afka iyo ilkaha hadaba. Waxa kugu diyaar ah dr ku takhasusay afka iyo ilakaha hadaba h**e u gaadh waxa laguu sameeyay qiimodhimis %50 ah

16/11/2023

Dhakhtarka Afka iyo Ilkaha oo kaaga Hawlgalaya Waaheen Clinic

16/11/2023

Dhakhtarka Cudurada Guud oo kuu Fariisanaya Waaheen Clinic

Address

Fooqa Faarax Joome
Hargeisa
524965

Opening Hours

Monday 07:00 - 23:30
Tuesday 07:00 - 23:30
Wednesday 07:00 - 23:30
Thursday 07:00 - 23:30
Friday 07:00 - 23:30
Saturday 07:00 - 23:30
Sunday 07:00 - 23:30

Telephone

+252634000490

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaheen Clinic, Pharmacy & Laboratory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waaheen Clinic, Pharmacy & Laboratory:

Share