05/08/2026
🌿 🕌 السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
Ku soo dhowaada Xarunta Dhaqan Celinta ee Nuurul Hayaat.
Xarunta Dhaqan Celinta ee Nuurul Hayaat waa xarun u taagan soo celinta rajada iyo dib-u-dhiska nolosha. dadka la tacaalaya balwadaha iyo dhaqamada xun inay helaan daryeel, tarbiyad Islaami ah, la-talin nafsi iyo bulsho, waxbarasho, iyo hagitaan wanaagsan si ay u noqdaan xubno waxtar u leh bulshada.
Hadafkeennu waa in aan kobcinno qof leh iimaan, akhlaaq wanaagsan, caafimaad, iyo nolol sharaf leh.
🌱 Nuurul Hayaat – Dib-u-habayn • Rajo • Nolol Cusub.
📍 Hargeysa, Somaliland
📞 Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir WhatsApp ama telefoon. Telesom +252 634752648 Somtel : +252659952648