Beergeel Obstetrics and Gynecology specialized Clinic

Beergeel Obstetrics and Gynecology specialized Clinic Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Beergeel Obstetrics and Gynecology specialized Clinic, Medical Service, tima cadde Road, Hargeisa.

09/06/2025
Afsoomaaliga iyo caafimaadkaWadnakasyoWadnakasyo: waa laba eray wadne + kasyo oo ah barashada wadnaha. Wadnaha barashadi...
02/09/2024

Afsoomaaliga iyo caafimaadka
Wadnakasyo
Wadnakasyo: waa laba eray wadne + kasyo oo ah barashada wadnaha.
Wadnaha barashadiisu waa sadex qaybood oo kala ah

siitaaabo link gan

Afsoomaaliga iyo caafimaadka Wadnakasyo Wadnakasyo: waa laba eray wadne + kasyo oo ah barashada wadnaha. Wadnaha barashadiisu waa sadex qaybood oo kala ah 1. Qaabjidkhka wadnaha: qaab jidh waa laba eray qaab + jidh oo ka dhigan qaab ahaan sida uu usamaysan yahay ( structure or anatomy) 2. ...

Xarunta takhasusuka sare ee daweynta iyo qaliinka xanuunada dumarka iyo dhalmola'aanta ee Beergeel Obstetrics and Gyneco...
12/06/2024

Xarunta takhasusuka sare ee daweynta iyo qaliinka xanuunada dumarka iyo dhalmola'aanta ee Beergeel Obstetrics and Gynecology specialized Clinic, waxa shaqada kaaga bilaabay Dr. Khalid Hassan Beergeel oo ku takhasusay xanuunada dumarka.
Xaruntu waxay ku taallaa agagaarka garoonka Kubada Koleyga ee Timacade, kasoo horjeedka Sagal get ,fooqa Barsame dabaqa 1aad. Shaqadu waa maalinkasta galinka dambe ,Fadlan nagala soo xidhiidh Numberkan:
Call+ Whatsapp: 63 4026635

Xarunta takhasusuka sare ee daweynta iyo qaliinka xanuunada dumarka iyo dhalmola'aanta ee Beergeel Obstetrics and Gyneco...
09/06/2024

Xarunta takhasusuka sare ee daweynta iyo qaliinka xanuunada dumarka iyo dhalmola'aanta ee Beergeel Obstetrics and Gynecology specialized Clinic, waxa shaqada kaaga bilaabay Dr. Khalid Hassan Beergeel oo kutakhasusay xanuunada dumarka, xaruntu waxay kutaalaa agagaarka garoonka Kubada Koleyga ee Timacade, kasoo horjeedka Sagal get ,fooqa Barsame dabaqa 1aad. Shaqadu waa maalinkasta galinka dambe ,Fadlan nagala soo xidhiidh Numberkan: Call+ Whatsapp: 63 4026635

Address

Tima Cadde Road
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Beergeel Obstetrics and Gynecology specialized Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share