Surad Specialist Clinic

Surad Specialist Clinic We operate 24/7 to ensure continuous care and medical stabilization for the commun

Surad Specialist Clinic is a modern outpatient healthcare facility offering high-quality, ethical medical services with experienced specialists and full diagnostic support.

✨ Hadda waxaad si fudud uga qabsan kartaa ballamaha dhakhaatiirta ka hawlgala 𝐒𝐮𝐫𝐚𝐝 𝐒𝐩𝐞𝐜𝐢𝐚𝐥𝐢𝐬𝐭 𝐂𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜 adigoo adeegsanaya...
10/05/2026

✨ Hadda waxaad si fudud uga qabsan kartaa ballamaha dhakhaatiirta ka hawlgala 𝐒𝐮𝐫𝐚𝐝 𝐒𝐩𝐞𝐜𝐢𝐚𝐥𝐢𝐬𝐭 𝐂𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜 adigoo adeegsanaya 𝐒𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢 𝐀𝐩𝐩.

Dhakhaatiirta hadda laga heli karo waxaa ka mid ah:

👨‍⚕️ 𝐃𝐫. 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐟𝐞 𝐌𝐮𝐱𝐮𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐰 𝐂𝐚𝐥𝐢
Takhasuska: 𝐗𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐔𝐮𝐫-𝐤𝐮-𝐣𝐢𝐫𝐭𝐚

👨‍⚕️ 𝐃𝐫. 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢
Takhasuska: 𝐗𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚

📲 Si aad ballan uga qabsato dhakhaatiirtan:
• Kala soo deg 𝐒𝐡𝐚𝐚𝐟𝐢 𝐀𝐩𝐩: [https://onelink.to/shaafiapp](https://onelink.to/shaafiapp)
• Ama wac number-ka gaaban ee 3177 si ballan laguugu qabto.

Waxa Shaafi App ku soo biiray oo hada aad ka goosan kartaa khaadhadhka dhakhtarada ka hawlgala 𝐒𝐮𝐫𝐚𝐝 𝐒𝐩𝐞𝐜𝐢𝐚𝐥𝐢𝐬𝐭 𝐂𝐥𝐢𝐧𝐢𝐜 oo kala ah; 𝐃𝐫. 𝐌𝐮𝐬𝐭𝐚𝐟𝐞 𝐌𝐮𝐱𝐮𝐦𝐞𝐝 𝐀𝐰 𝐂𝐚𝐥𝐢 oo ku takhasusay dawaynta 𝐗𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐔𝐮𝐫-𝐤𝐮-𝐣𝐢𝐫𝐭𝐚 & 𝐃𝐫. 𝐂𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐂𝐢𝐥𝐦𝐢 oo ku takhasusay dawaynta 𝐗𝐚𝐧𝐮𝐮𝐧𝐚𝐝𝐚 𝐂𝐚𝐫𝐮𝐮𝐫𝐭𝐚. Hadaba si aad balan uga qabsatid Dhakharadan, fadlan la soo dag Shaafi App https://onelink.to/shaafiapp
ama soo wac numberka gaaban ee 3177 si balan laguugu qabto.

🎯Shaafi waa fudaydiyaha caafimaadkaaga.

_
[email protected]
https://shaafi.io
https://twitter.com/ShaafiMHealth
https://www.instagram.com/shaafimhealth/
https://www.linkedin.com/company/82076154/admin/
__



Address

Road No. 1
Hargeisa
252

Telephone

+252634474448

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Surad Specialist Clinic posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Surad Specialist Clinic:

Share