RAAD Pathology & Laboratories

RAAD Pathology & Laboratories RAAD Pathology & Medical Center

Jimca wanagsan ilaahay haynaga aqbalo acmaasha wanaagsan.
10/07/2026

Jimca wanagsan ilaahay haynaga aqbalo acmaasha wanaagsan.

π—ͺπ—”π—Ÿπ—œ 𝗠𝗔 π—›π—¨π—•π—œπ—¦π—”π—¬ π— π—”π—–π—”π—”π—‘π—žπ—” 𝟯-π—•π—œπ—Ÿπ—’π—’π——π—žπ—”? (HbA1c)π‡π€π˜π’ 𝐁𝐀𝐀𝐍𝐀𝐍 𝐄𝐄, πˆπ’ 𝐁𝐀𝐀𝐃𝐇!🩺 HbA1c waa baadhitaan dhiig oo muujinaya celcelisk...
07/07/2026

π—ͺπ—”π—Ÿπ—œ 𝗠𝗔 π—›π—¨π—•π—œπ—¦π—”π—¬ π— π—”π—–π—”π—”π—‘π—žπ—” 𝟯-π—•π—œπ—Ÿπ—’π—’π——π—žπ—”? (HbA1c)

π‡π€π˜π’ 𝐁𝐀𝐀𝐍𝐀𝐍 𝐄𝐄, πˆπ’ 𝐁𝐀𝐀𝐃𝐇!
🩺 HbA1c waa baadhitaan dhiig oo muujinaya celceliska heerka sonkorta dhiiggaaga 3-dii bilood ee u dambeeyey.

βœ… Faaiidoyinka (HbA1c)

πŸ”Ή Wuxuu caawiyaa ogaanshaha macaanka (Diabetes).
πŸ”Ή Wuxuu qiimeeyaa sida uu u xakameysan yahay macaankaagu .
πŸ”Ή Wuxuu ka caawiyaa dhakhtarka inuu wax ka beddelo qorshaha daaweynta haddii loo baahdo.
πŸ”Ή Wuxuu yareeyaa khatarta dhibaatooyinka muddada dheer marka si joogto ah loo sameeyo.

πŸ“Œ Goorma Ayaa La Sameeyaa?

βœ”οΈ Haddii aad qabto macaan.
βœ”οΈ Hadii aad iskaga shakido macaan oo aad yeelato astaamaha macanka

Goobta: Wadada Togdheer, ka soo horjeedka Fooqa Cali Gobanimo
πŸ“ž Lambarka: 0638555559 / 0638712000

WALI MA CHECK GARAYSAY HEERKA VITAMIN D EE JIDHKAAGA
03/07/2026

WALI MA CHECK GARAYSAY HEERKA VITAMIN D EE JIDHKAAGA

Ciid Mubarak kulu caam antum bilkhayr.
26/05/2026

Ciid Mubarak kulu caam antum bilkhayr.

HAPPY 18 MAY for all Somalilanders.
17/05/2026

HAPPY 18 MAY for all Somalilanders.

Ramadan Health Tips
19/02/2026

Ramadan Health Tips

Ramadan Kareem Dhaman Ilaahay khayrkeeda hayna waafajiyo
17/02/2026

Ramadan Kareem Dhaman Ilaahay khayrkeeda hayna waafajiyo

π’πšπšππšπšπ₯𝐒 𝐧𝐚𝐭𝐒𝐒𝐣𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐒𝐲𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚n D.h.HargeisaπŸ†š Gashaankuna guulayso $10Raad pathalogy centerβœ… Sida aad ugu guulaysan karto:1...
05/02/2026

π’πšπšππšπšπ₯𝐒 𝐧𝐚𝐭𝐒𝐒𝐣𝐚𝐝𝐚 𝐜𝐒𝐲𝐚𝐚𝐫𝐭𝐚n
D.h.HargeisaπŸ†š Gashaan
kuna guulayso $10
Raad pathalogy center
βœ… Sida aad ugu guulaysan karto:
1️⃣ Like saar post-kan πŸ‘
2️⃣ Like saar page-ka Raad βœ…
3️⃣ Comment ku qor kooxda aad saadaalinayso
πŸ‘‰ Hal mar oo keliya ka qayb qaado
πŸ‘‰ Ku xus 3 asxaab si ay iyaguna uga qayb qaataan
4️⃣ Share garee post-kan πŸ“’
⏰ Xusuusin:
Saadaashu waxay ku egtahay waqtiga bilaabashada ciyaarta – kadib waa la xidhayaa β›”

Maalinta Kansarka Adduunka oo ku beegan 04 Febraayo sannad kasta, waa maalin caalami ah oo lagu xoojiyo wacyiga bulshada...
04/02/2026

Maalinta Kansarka Adduunka oo ku beegan 04 Febraayo sannad kasta, waa maalin caalami ah oo lagu xoojiyo wacyiga bulshada, laguna dhiirrigeliyo ka hortagga, ogaanshaha h**e iyo daaweynta cudurka kansarka.

Arrimaha ugu waaweyn ee kordhiya kansarka waxaa ka mid ah Cabida sigaarka, cunto aan caafimaad ahayn, jimicsi la’aan, wasakhowga deegaanka iyo cudurro fayras ah sida Hepatitis iyo HPV.

Bulshada Somaliland waxyaabaha u baahan in kor loo qaado waxa ka mida:-
βœ…Wacyigelinta caafimaad oo hooseysa

βœ… Iyadoo wakhti dambe la ogaado(late diagnosis)

βœ…Xarumo xaddidan oo lagu ogaado laguna daweeyo kansarka

Noocyada ugu badan ee laga arko Soomaalida waxaa ka mid ah kansarka naasaha iyo ka hunguriga ku dhaca.
Sida Looga Hortagi Karo Kansarka

Kansarka waa cudur inta badan laga hortagi karo haddii la qaato tallaabooyin sax ah, kuwaas oo ay ka mid yihiin:

βœ…Ka fogaanshaha sigaar cabista

βœ…Cunista cunto caafimaad leh

βœ…Sameynta jimicsi joogto ah

βœ…Qaadashada tallaallada sida Hepatitis B iyo HPV

βœ…Baadhitaan xili h**e ah (screening), gaar ahaan haweenka

βœ…Wacyigelin joogto ah iyo la-talin caafimaad

Location:- Wadada Togdheer ka soo horjeedka Fooqa Cali Gobanimo

63 8555559

HEALTHY RAMADAN🌟 Baadhitaan RAMADANTA oo dhamaystiran🌟hubi caafimaadkaaga  iyo ka qoyskaaga adigoo  ka faa’iideysanaya q...
04/02/2026

HEALTHY RAMADAN
🌟 Baadhitaan RAMADANTA oo dhamaystiran🌟
hubi caafimaadkaaga iyo ka qoyskaaga adigoo ka faa’iideysanaya qiimo dhimista weyn!
πŸ”¬ Waxyaabaha lagaa baadhayo waxaa ka mid ah:
🧬 CBC
πŸ«€ Beerka & Kelyaha
🩸 Subaga (Cholesterol)
🍬 Macaanka (Diabetes)
🧠 Tayroodhka
β˜€οΈ Vitamin D
🦠 Gaastriga (H. pylori)
πŸ§ͺ ESR
πŸ“ Goobta: Wadada Togdheer, ka soo horjeedka Fooqa Cali Gobanimo
πŸ“ž Lambarka: 0638555559 / 0638712000












Address

Wadada Togdheer Ka Soo Horjeedka Fooqa Cali Gobanimo
Hargeisa
0000

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:30
16:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 12:30
16:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 12:30
16:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 12:30
16:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 12:30
16:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 12:30
16:00 - 20:00

Telephone

+252638555559

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when RAAD Pathology & Laboratories posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to RAAD Pathology & Laboratories:

Shortcuts

Share