Alla Aamin

Alla Aamin Alla amin pharmacy waxay ku soo kordhisay creams iyo soaps.Kuwas oo waxa badan ka qabanaya wajiga mad madowga sida haraha iyo finanka. waana high quality.

30/04/2026

𝐇𝐮𝐫𝐝𝐨 𝐥𝐚'𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐥𝐤𝐮 𝐦𝐚 𝐛𝐞𝐝𝐝𝐞𝐥𝐞𝐞𝐧 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱𝐝𝐢𝐢 𝐢𝐧𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐚?
𝐌𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐝𝐨𝐨𝐰 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐚𝐫 𝐢𝐧𝐝𝐡𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐡𝐨𝐨𝐬𝐭𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐚𝐡? 𝐌𝐢𝐬𝐞 𝐥𝐚𝐚𝐥𝐚𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚 𝐤𝐮 𝐰𝐚𝐥𝐰𝐚𝐥 𝐠𝐞𝐥𝐢𝐲𝐚𝐲?

30/04/2026

𝐖𝐚𝐚𝐥𝐢𝐝, 𝐦𝐚 𝐤𝐮𝐠𝐮 𝐚𝐝𝐚𝐠 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐢𝐥𝐦𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐮 𝐬𝐢 𝐟𝐢𝐢𝐜𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱 𝐮 𝐜𝐮𝐧𝐨?
𝐌𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐚𝐲 𝐢𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐦𝐚𝐫 𝐰𝐚𝐥𝐛𝐚 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐥𝐰𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐤𝐨𝐫𝐫𝐢𝐢𝐦𝐚𝐝𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐜𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐦𝐚𝐫𝐤𝐮𝐮 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐢𝐢𝐝𝐨 𝐚𝐦𝐚 𝐮𝐮 𝐤𝐚 𝐝𝐨𝐨𝐫𝐭𝐨 𝐧𝐚𝐜𝐧𝐚𝐜𝐚?

26/04/2026

𝐁𝐚𝐝𝐛𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐓𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐚!
𝐌𝐚 𝐢𝐬𝐤𝐮 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐚𝐲 𝐭𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐬𝐢 𝐱𝐚𝐝 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟 𝐚𝐡 𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚 𝐝𝐚𝐚𝐝𝐚𝐧𝐚𝐲𝐚?
𝐌𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐞𝐞𝐦𝐚𝐲𝐬𝐚𝐚 𝐢𝐧 𝐦𝐚𝐝𝐚𝐱𝐚𝐚𝐠𝐮 𝐮𝐮 𝐤𝐡𝐚𝐟𝐢𝐢𝐟 𝐧𝐨𝐪𝐨𝐧𝐚𝐲𝐨, 𝐚𝐦𝐚 𝐱𝐢𝐝𝐢𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐭𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐮 𝐝𝐚𝐜𝐢𝐢𝐟𝐞𝐞𝐧?

25/04/2026

Saaxiibka Hooyada Iyo Dhallaanka Mermaid Princess Breast Pump!

𝐅𝐚𝐚'𝐢𝐢𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐨𝐫𝐫𝐚𝐱𝐝𝐚 & 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚! ☀️𝐈𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐭𝐨 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡 🤔Su'aal: Jidhkeenu wuxuu u baahan yahay...
12/04/2026

𝐅𝐚𝐚'𝐢𝐢𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐨𝐫𝐫𝐚𝐱𝐝𝐚 & 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚𝐚𝐠𝐚! ☀️
𝐈𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐭𝐨 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡 🤔

Su'aal: Jidhkeenu wuxuu u baahan yahay Vitamins si uu u dhiso difaac adag. Vitamin-kee ayuu jidhku si toos ah uga helaa falaadhaha qorraxda (gaar ahaan subaxdii h**e)?

𝐀) 𝐕𝐢𝐭𝐚𝐦𝐢𝐧 𝐀
𝐁) 𝐕𝐢𝐭𝐚𝐦𝐢𝐧 𝐂
𝐂) 𝐕𝐢𝐭𝐚𝐦𝐢𝐧 𝐃

👇 Qaybta Comments ka noogu reeb jawaabtaada. Ma helaysaa Vitamin kan muhiimka ah?

𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐗𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐚 & 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝𝐚! 🧬Isku day in aad garato Jawaabta Saxda ah 🤔Su'aal: Kelyuhu waa sifeeyaha jidhka, laakiin d...
11/04/2026

𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐗𝐮𝐛𝐧𝐚𝐡𝐚𝐚𝐠𝐚 & 𝐒𝐡𝐚𝐪𝐚𝐝𝐨𝐨𝐝𝐚! 🧬

Isku day in aad garato Jawaabta Saxda ah 🤔

Su'aal: Kelyuhu waa sifeeyaha jidhka, laakiin dad badan ma oga shaqada dhabta ah ee ay qabtaan. Maxay tahay shaqada ugu weyn ee ay kelyuhu u qabtaan bini aadamka?

𝐀) 𝐈𝐧𝐚𝐲 𝐜𝐮𝐧𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐬𝐡𝐢𝐢𝐝𝐚𝐚𝐧
𝐁) 𝐈𝐧𝐚𝐲 𝐝𝐡𝐢𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐤𝐚 𝐬𝐢𝐟𝐞𝐞𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐬𝐮𝐧𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐛𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐬𝐚𝐚'𝐢𝐝𝐤𝐚 𝐚𝐡
𝐂) 𝐈𝐧𝐚𝐲 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐎𝐱𝐲𝐠𝐞𝐧-𝐤𝐚 𝐣𝐢𝐝𝐡𝐤𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐲𝐚𝐡𝐚𝐲

👇 Ku qor xarafka saxda ah qaybta hoose (Comment ka).
📢 Wadaagista xogtani waxay badbaadin kartaa qof kale!

11/04/2026

OGEYSIIS MUHIIM AH: ADEEG CAAFIMAAD OO DHAMMAYSTIRAN

𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 & 𝐈𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧! 🩺🩸 𝐈𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐭𝐨 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡Su'aal: Cadaadiska dhiigga ee la iska indho ...
05/04/2026

𝐖𝐚𝐜𝐲𝐢𝐠𝐞𝐥𝐢𝐧 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝 & 𝐈𝐦𝐭𝐢𝐱𝐚𝐚𝐧! 🩺🩸 𝐈𝐬𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐚𝐝 𝐠𝐚𝐫𝐚𝐭𝐨 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛𝐭𝐚 𝐒𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡
Su'aal: Cadaadiska dhiigga ee la iska indho tiro wuxuu horseedi karaa dhibaatooyin caafimaad oo halis ah. Ma ogtahay inta uu yahay cadaadiska dhiigga ee caadiga ah (Normal Blood Pressure) ee qofka weyn?
𝐀) 𝟏𝟒𝟎/𝟗𝟎 𝐦𝐦𝐇𝐠
𝐁) 𝟏𝟐𝟎/𝟖𝟎 𝐦𝐦𝐇𝐠
𝐂) 𝟏𝟎𝟎/𝟔𝟎 𝐦𝐦𝐇𝐠
👇 Gali xarafka saxda ah qaybta Comments ka! Aan aragno inta qof ee xogtan caafimaad haysa, si aan dadkeena ugu wacyigelinno.
Doorashadaada ka hor ha eegin Comments ka ee tijaabi aqoontaada

19/03/2026
16/03/2026

Dermaline Anti-Acne Cream
Maxaa uu qabtaa?
1️⃣ Joojiya bakteeriyada sababta finan
2️⃣ Ka saara wajiga saliidda xad-dhaafka ah
3️⃣ Yareeya finan muuqda
4️⃣ Nadiifiya maqaarka, ka dhigaya mid dhalaalaya
Waxyaabaha ku jira:
🌱 Tea Tree Oil – ka caawiya bakteeriyada iyo finan
🌿 Aloe Vera Gel – dejisa oo qoyaan siiya maqaarka
💛 Vitamin E – caawiya bogsashada iyo daryeelka maqaarka
Maqaarkaaga nadiif, dhalaal leh

08/03/2026

Soonka Iyo Xanuunka Macaanka Qaybtii 5aad Dr.Dahir Aden Nour

Address

Abaye Bustion
Hargeisa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Alla Aamin posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Alla Aamin:

Share