18/08/2025
๐๏ธ ๐๐๐ฅ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐๐๐๐ฌ๐๐ง ๐๐๐ซ๐ฒ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐๐ง๐๐ก๐๐ก๐:
โข Iska ilaali inaad si toos ah u eegto iftiinka xooggan sida qorraxda ama
shaashadaha muddo dheer.
โข Isticmaal muraayada indhaha haddii dhakhtarku kuu qoray, hana iska
dayacin.
โข Nasi indhahaaga markasta oo aad shaashad daawato mudo dheer.
โข Cun cuntooyin hodan ku ah fitamiin A sida karootada, beedka, iyo
kalluunka si loo xoojiyo aragga.
โข Haddii aad dareento in indhahagu casaadeen ama gaduuteen, xanuun ama
aragti daciif ah, la xidhiidh dhakhtarka indhaha si degdeg ah.
โข Ha isticmaalin daawooyinka indhaha adigoon talo caafimaad helin.
โข Iska ilaali taabashada indhaha adigoon gacmaha nadiifin โ waxay keeni
kartaa caabuq.