10/08/2026
π¬ Goorma Ayaad U Baahan Tahay Baadhitaan Caafimaad (Health CheckUp)?
Inaad h**e u ogaataa xaaladdaada caafimaad waa habka ugu wanaagsan ee aad ku yarayn karto khatarta cudurrada iyo xanuunada kugu dhici kara!
Xaruunteena Vision Medical & Pathology Centre waxay kuu diyaarisay baadhitaanno casri ah si aad u ogaato xaaladda caafimaad kaaga.
Isbaadh adiga oo abdqaba
π Tel: 063-8740850 / 65-8740850
π§ Email: [email protected]
π Location: 101 Barsame Business Center, Ka Soo Horjeedka Sagaljet, Wadada Tima Cade, Hargeisa