Haboon Nuura Shopping Center - HNG

Haboon Nuura Shopping Center - HNG Haboon Nuura Shopping Center is one of Haboon Nuura Group, Specializing both men, Women and Baby styles, it one of the leading Shopping centers.

Shirkadda Haboon Nuura Group waxay ogaysiinaysaa cidii danaynaysa inay ka banaan tahay 1 boos oo ah Opertion Manager ah ...
27/11/2017

Shirkadda Haboon Nuura Group waxay ogaysiinaysaa cidii danaynaysa inay ka banaan tahay 1 boos oo ah Opertion Manager ah Shuruudaha ugu muhiimsan waa inuu leyahay aqoon heer jaamacadeed ah oo uu ku soo qaatay Ganacsiga, inuu muddo kusoo shaqeeyay oo uu khibrad badan u leeyahay dhanka xisaabadka iyo Maamulka ugu yaraan 2-3 sano. Inuu si fiican ugu hadli karo una qori karo luuqada ingiriisiga.

Cidii danaynaysa waxay Cv-ga iyo warqadda codsiga kusoo hagaajin doontaa xafiiska Maamulka ee Shirkdda. ama email: [email protected] Ama kala soo xidhiidh 063-4245630
Qabashada codsigu wuxu ku xidhmayaa ugu dambayn 02/12/2017.

Fiiro gaar ah: waxaa la tixgalinayaa dhanka wiilasha aqoonta leh oo heer jamacadeed ah.

Dhamaan waxaan ugu busharaynaynaa macaamisha qaliga ah ee Haboon-Nuura group qaybaheeda kala duwan sidan Haboon-Nuura 1 ...
02/01/2017

Dhamaan waxaan ugu busharaynaynaa macaamisha qaliga ah ee Haboon-Nuura group qaybaheeda kala duwan sidan Haboon-Nuura 1 jig jiga yar, Haboon-Nuura 2 borama iyo Haboon-Nuura indha birta ama agaagarka bar hargeisa. Waxaa idinku diyaara cabayadihii sanadka 2017 ee h**e ugu soo dhawada idinka oo aad u mahadsan waxaana idinku diyaara shaqale aad ugu xeel dheer soo dhawaynta iyo qabilada macmiisha sharafta leh ee HABOON NUURA GROUP.

Wixii faahfahina kala xidhiidha: 4484835.4838400 iyo 4451613

Mahadsanidina dhamaan macmiil.

16/07/2016

Welcome to Haboon Nuura Shopping Center,
Bogga Cusub ee Haboon Nuura Shopping Center, waxa aad ka heli kartaan dhamaan alaabaha ay u diyaarisey Haboon Nuura Macaamisheda, iyo warbixinadooda. hamooganin in aad soo booqato bogga Haboon Nuura Shopping Center - HNG.
Tukaanadda Haboon Nuura waxa ay ku kala yaaliin

Hargeisa - Xaafadda Jigjigayar ka so horteedka Shaybe Hotel, iyo Dhismaha Indho-birta ka so horteed Baar Hargeisa ama Dhinaca Kondured ee Cimaratul Khayr.

Borama - Dhabarka danbe ee Jaamacadda Eelo University, wajhadda Waqooyi.

Address

Jigjiga Yar & Madaxtooyada Street
Hargeysa
252

Opening Hours

Monday 08:00 - 12:30
16:00 - 21:30
Tuesday 08:00 - 12:30
16:00 - 21:30
Wednesday 08:00 - 12:30
16:00 - 21:30
Thursday 08:00 - 12:30
16:00 - 21:30
Saturday 08:00 - 12:30
16:00 - 21:30
Sunday 08:00 - 12:30
16:00 - 21:30

Telephone

063-4188739

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haboon Nuura Shopping Center - HNG posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share