Via-Afmadow Hospital

Via-Afmadow Hospital Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Via-Afmadow Hospital, Medical and health, Kismayo.

29/05/2026
Assalaam c dhammaan bulshaweynta reer Kismaayo iyo Jubaland, waxaa la ogeysinayaa in Isbitaalka Via-Afmadow ee magaalada...
16/05/2026

Assalaam c dhammaan bulshaweynta reer Kismaayo iyo Jubaland, waxaa la ogeysinayaa in Isbitaalka Via-Afmadow ee magaalada Kismaayo uu booqasho ku yimid Dr Cismaan Xidig, oo ku takhasusay daawada iyo qalliinka lafaha, kala-gosyada, seedaha iyo murqaha.

Is-diiwaangelinta waa ay socotaa. Ka soo gaar oo isku diiwaangeli.

Ramadaan kariim... all muslim
17/02/2026

Ramadaan kariim... all muslim

Via-afmadow hospital oo idin leh juma wanaagzan
23/01/2026

Via-afmadow hospital oo idin leh juma wanaagzan

Mar walbo isla sax jadwalkaaga cunto 🥗........
23/01/2026

Mar walbo isla sax jadwalkaaga cunto 🥗........

21/12/2025

Dr. Fatima Bashir Elnow

Ku takhasustay dhalmada iyo cudurrada haweenka (Obstetrics & Gynecology).

Ku takhasustay kumbuyuutarka uurleeyda.

Leh khibrad ka badan 18 sano

Kasoo shaqeesay wadamada kala ah:

Sacuudi carabi iyo suudan.

13/12/2025

📣 Fursad Qaali Ah!

​Fursaddan gaarka ah waxa ka faa'iidaysan karta dhammaan bulsho

weynta ku dhaqan Dowlad Goboleedka Jubbaland.

​Waa fursad aad u qaali ah oo qiimo badan..

Address

Kismayo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Via-Afmadow Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share