Somali Higher Hospital

Somali Higher Hospital Somali Higher Hospital(SHH) waa xarun caafimaad oo ku taal magaalada Laascaanood ee Caasimadda Waqooyibari.

Xaruntu waxa ay bixisaa adeegyo caafimaad oo tayo sare leh, haddaba si aad noola soo xidhiidho fadlan guji botonka farriinta.

Jimce wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
10/07/2026

Jimce wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed.


Ciid wanaagsan dhammaan ummadda Muslimiinta ah. Ilaahay acmaasheenna wanwanaagsan ha ina ga aqbalo.
26/05/2026

Ciid wanaagsan dhammaan ummadda Muslimiinta ah. Ilaahay acmaasheenna wanwanaagsan ha ina ga aqbalo.



Maalinta caalamiga ah ee Kalkaaliyayaasha.Maamulka cusbitaalku waxa uu bogaadinayaa dhammaan kalkaaliyayaasha, gaar ahaa...
13/05/2026

Maalinta caalamiga ah ee Kalkaaliyayaasha.

Maamulka cusbitaalku waxa uu bogaadinayaa dhammaan kalkaaliyayaasha, gaar ahaan kuwa ka hawlgala cusbitaalka Somali Higher Hospital ee sida naxariista leh ugu adeega bukaannada.




Maamulka cusbitaalka Somali Higher Hospital waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaale weynaha adduunka g...
02/05/2026

Maamulka cusbitaalka Somali Higher Hospital waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan shaqaale weynaha adduunka gaar ahaan hawlwadeennada xirfadda leh ee ka hawl gala cusbitaalka. waxa aan si gaar ah idiinku bogaadinaynaa daryeelka joogtada ah ee aad bukaannada siisaan iyo sida hagar li'ida ah ee aad ugu heellan tihiin badqabkooda.



Jimce wanaagsan.Ilaahay acmaasheenna saalixa ah ha inaga aqbalo idil ahaanteen.
01/05/2026

Jimce wanaagsan.

Ilaahay acmaasheenna saalixa ah ha inaga aqbalo idil ahaanteen.

7-da Abriil waa Maalinta Caafimaadka Adduunka. Waa maalin ina xusuusinaysa in caafimaadku uu yahay hantida ugu qaalisan ...
07/04/2026

7-da Abriil waa Maalinta Caafimaadka Adduunka. Waa maalin ina xusuusinaysa in caafimaadku uu yahay hantida ugu qaalisan ee uu qof leeyahay.

Si aad u ilaaliso caafimaadkaaga, ku dedaal:

1: In aad ka taxaddarto nooca cunto ee aad quudanayso.

2: In aad jimicsi Joogto ah samayso: Socodka iyo dhaqdhaqaaquba waa daawo.

3: Nadaafadda: Dhaqidda gacmaha iyo faya-dhowrka deegaanka.

4: In aad baadhitaanno h**e oo joogta ah samayso: Ha sugin cudurrada ee marwalba la tasho dhakhtar.

Cusbitaalka waxaa kuugu diyaar ah qaybtii gargaarka degdeggaa ama Emergency.  Xilli walba qaybta gargaarku waa u furanta...
04/04/2026

Cusbitaalka waxaa kuugu diyaar ah qaybtii gargaarka degdeggaa ama Emergency. Xilli walba qaybta gargaarku waa u furantahay shacabka.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
πŸ“ž 63 7470160
βœ‰οΈ [email protected]
πŸ“ GOL-KHAATUMO, LAASCAANOOD



Jimce wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed.
03/04/2026

Jimce wanaagsan dhammaan ummadda Soomaaliyeed.

Nagu soo booqo cusbitaalka si aad u hesho daryeel dhammaystiran iyo la talin caafimaad.πŸ“ž 63 7470160 βœ‰οΈ SOHHO2021@gmail.c...
01/04/2026

Nagu soo booqo cusbitaalka si aad u hesho daryeel dhammaystiran iyo la talin caafimaad.

πŸ“ž 63 7470160
βœ‰οΈ [email protected]
πŸ“ GOL-KHAATUMO, LAASCAANOOD




Cusbitaalka waxaa kuugu diyaara Computer ka hooyada uurka leh.Qabso ballan oo la soco caafimaadkaaga iyo ka ilmaha, xill...
29/03/2026

Cusbitaalka waxaa kuugu diyaara Computer ka hooyada uurka leh.

Qabso ballan oo la soco caafimaadkaaga iyo ka ilmaha, xilli h**e ogow khataraha jiri kara, lana soco koritaanka ilmaha.

Wixii faahfaahin ah nagala soo xidhiidh:
πŸ“ž 63 7470160
βœ‰οΈ [email protected]
πŸ“ GOL-KHAATUMO, LAASCAANOOD




Address

Main Highway Street Laascaanood
Laascaanood

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Higher Hospital posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somali Higher Hospital:

Shortcuts

Share