Smart International College Sool Region

Smart International College Sool Region Smart College waa goob lagu barto luuqada Englisha ka iyo culuumta caafimaad, kuso dhawoow

Monthly exam of English language. Morning classes
09/12/2025

Monthly exam of English language.

Morning classes

Qeybta 2aad: ciyaarta
29/11/2025

Qeybta 2aad: ciyaarta

Xidhitaanka koobka kubada cagta college ka smart 28/11/2025Koobka sanadlaha ah ee college ka waxa kasoo qayb galay 6 koo...
29/11/2025

Xidhitaanka koobka kubada cagta college ka smart

28/11/2025

Koobka sanadlaha ah ee college ka waxa kasoo qayb galay 6 kooxood ugu danbayn waxa iskugu yimid

A3 shift6 vs B3 shift5

Guushuna waxa ay 0:2 ku raacday B3 shift 5 oo ku guulaystay koobkii sanad laha ahaa ee college ka smart.

Hamblyo hamblyo dhaman ardayda gaar ahaan guulaystayaasha ๐Ÿฅ‡๐Ÿ†๐ŸŽ–๏ธ

21/11/2025
21 Nov, 2025. Malinta macalimiinta soomaaliyeed Hamblyo macalin.
21/11/2025

21 Nov, 2025.

Malinta macalimiinta soomaaliyeed Hamblyo macalin.

๐ŸŽ“ Smart College - English Department ๐ŸŽ“Today, our English language students proudly sat for their monthly college examina...
15/10/2025

๐ŸŽ“ Smart College - English Department ๐ŸŽ“
Today, our English language students proudly sat for their monthly college examination. ๐Ÿ“

We are so proud of their hard work, commitment, and continuous effort to improve their English skills. ๐ŸŒŸ

Examinations are not just tests of memory, but steps toward mastery, confidence, and success. ๐Ÿ’ชโœจ

Congratulations to all our students for their dedication! Keep striving โ€” your progress is our pride! ๐Ÿ™Œ

Waxa malmahan inagu so aadan la qaban donaa koobka kubada agta ee ardayda college ka smart.
07/10/2025

Waxa malmahan inagu so aadan la qaban donaa koobka kubada agta ee ardayda college ka smart.

๐ŸŽ“โœจ Hambalyo weyn ayan u diraynaa arday ka qalin-jebiyey Smart College, Xudun qaybta Nursing. Dadaalkiinna iyo goโ€™aankiin...
18/09/2025

๐ŸŽ“โœจ Hambalyo weyn ayan u diraynaa arday ka qalin-jebiyey Smart College, Xudun qaybta Nursing.

Dadaalkiinna iyo goโ€™aankiinna ayaa idin keenay guushan. Waxaan idin rajaynayaa mustaqbal ifaya iyo inaad bulshada u noqotaan iftiin caafimaad iyo naxariis. ๐ŸŒธ๐Ÿ‘

๐Ÿ“ข WARGELIN MUHIIM AH ๐Ÿ“ขWaxaa la ogeysiinayaa dhamaan ardayda waxbarashada jecel ee ku nool magaalada Laascaanood in Smart...
01/09/2025

๐Ÿ“ข WARGELIN MUHIIM AH ๐Ÿ“ข

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan ardayda waxbarashada jecel ee ku nool magaalada Laascaanood in Smart College โ€“ Kulliyadda Luuqadaha iyo Caafimaadka uu bilaabayo qorista ardayda cusub bisha September.

โœ… Fursad gaar ah oo aad ku heli karto xirfado iyo aqoon tayo leh.
โœ… Koorsooyin casri ah oo ku habboon suuqa shaqada.

๐Ÿ“ž Wixii faahfaahin iyo isdiiwaangelin ah kala xidhiidh:
โ€ข 0634499865
โ€ข 0907108797

Ha ka harin fursadan qaali ah!

๐Ÿ“ŒCollage ka Smart International College Sool Region faraciisa degmada Xuddun waxaan idinku wargelinaynaa in sanad dugsiy...
31/08/2025

๐Ÿ“ŒCollage ka Smart International College Sool Region faraciisa degmada Xuddun waxaan idinku wargelinaynaa in sanad dugsiyeedka 2025/2026 uu bilaabayo koorsooyin cusub oo ku saabsan luuqadaha, Caafimaadka iyo Farbarashada.

Waxaan qaadanaynaa Diplomooyinka kala ah:
๐ŸฉบDiploma In Nursing skills
๐Ÿ“šDiploma In English Language
๐Ÿ“ iyo Farbarashada.

๐Ÿ“ข Fadlan halkana iskadiiwaangeli Hadda!

๐Ÿ“ama booqo xarunteena oo kutaala dugsiga Imaamu-shaafici qaybta soke.

๐Ÿ“ž Telefoon: +252 63 4298081 / +252 90 6582919

๐ŸŽ“ Training Completed!A group of dedicated trainees have successfully completed a 7-day training in Human Resource Manage...
28/07/2025

๐ŸŽ“ Training Completed!

A group of dedicated trainees have successfully completed a 7-day training in Human Resource Management (HRM).

Throughout the week, they explored essential topics such as recruitment, leadership, employee motivation, and performance management.

๐Ÿ‘ We are proud of their commitment and enthusiasm. Congratulations to all!

Address

General Hospital Street, Near Central MCH
Laascaanood

Opening Hours

Monday 06:00 - 11:00
16:00 - 20:30
Tuesday 06:00 - 11:00
16:00 - 20:30
Wednesday 06:00 - 11:00
16:00 - 20:30
Thursday 08:00 - 11:00
16:00 - 18:00
Friday 08:00 - 11:00
16:00 - 18:00
Saturday 06:00 - 11:00
16:00 - 20:30
Sunday 06:00 - 11:00
16:00 - 20:30

Telephone

+252634499865

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Smart International College Sool Region posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Smart International College Sool Region:

Share