09/05/2026
Jawiga wanaagsan wuxuu qeyb ka yahay daryeelka caafimaadka.
Marka bukaan ama booqde uu soo galo isbitaal ama xarun caafimaad, waxa ugu horreeya ee uu dareemo waa nadaafadda, udgoonka iyo degganaanshaha goobta.
Ahla Jaw Somalia waxay kaa caawinaysaa inaad abuurto jawi soo dhoweyn leh oo bukaanadu ku dareemaan kalsooni, raaxo iyo xasillooni.
Waxaan diyaar idiinla nahay:
✔️Udgoon waara
✔️Jawi deggan
✔️Khibrad lagu raaxaysto
Haddii aad Adiguna doonayso in xaruntaada caafimaad ama goobtaada ganacsi ay noqoto mid nadiif ah oo soo jiidasho leh maantaba lasoo xariir Ahla Jaw Somalia:
📞 0612599697
📍Hodan distirct Near Java Coffee and Garden